views
Euro 2020 oo wadamo badan lagu ciyaari doono
Tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020 waxaa lagu ciyaari doono dhowr magaalo oo wadamada yurub ah, sidaasi waxaa shaaca ka qaaday UEFA.
3 ka mid ah 4tii koob ee Yurub waxaa lagu qabtay 2 wadan walow sida dhaqanka ahaan jirtay markii hore hal wadan oo kaliyaha tartankaan uu martigalin jiray.
“Adigoo ku dabaaldagi kara wadamo badan maxaa u dooranee hal wadan,” sidaasi waxaa yiri xoghayaha guud ee UEFA Gianni Infantino kadib markii uu soo idlaaday kulankii guddiga fulinta.

The UEFA Executive Committee meeting in Lausanne today
©UEFA.com
UEFA waxey sheegtay in 52 xiriir ay si weyn ugu codeeyaan go’aankaan marka laga reebo Turkey oo ah wadanka 53 kaasoo si cad u diiday go’aanka.
Ciyaaraha yurub oo ay hadda ka qeybgalaan 16 xul oo kaliyaha waxaa laga dhigi doonaa 24 xul sanadka 2016.
Up coming
views
views
views
views
views
views
views
views
views
views