22
views

United ama City ayaa iska leh EPL

Views 6

Macalinka Manchester United  Alex Ferguson ayaa aaminsan in horyaalka Premier League ay ku guuleysan doonaan oo kaliyaha kooxdiisa iyo tan ay walaalaha yihiin ee  Manchester City.

Warkaasi ninka reer Scotish wuxuu ka soo yeeray maantay xilli ay maalinta Axada ah labadaan kooxod ku kulmi doonaan garoonka Etihad Stadium. United 3 dhibcood ayeey ka sareysaa City oo horyaalka difaacaneysa.

“Lbada Manchester dhibco fiican ayeey ka sareyaan Chelsea, Arsenal iyo Tottenham. sidaa dartee wey adagtahay in labadeena aan weyno horyaalka. waxeyna u badantahay in mid ka mid ah labadeena uu horyaalka ku guuleysan doono,” Ferguson ayaa sidaa u sheegay wariyayaasha.

 

Google+Share/Bookmark

Read full story >>

1
views
Laacib Net ─ Hugo Campagnaro ayaa salaan macsalaameyn ah u diray taageerayaasha Napoli ka hor kulankiisa ugu dambeeya kooxda ee ay maanta uga hor tagayaan kooxda Roma , waxa uuna hishiis xor ah ugu wareegay Inter Milan iyadoo hishiikiisa Napoli uu ku siman yahay dhamaadka bisha dambe. Daafacaan reer Argentina ayaa hishiis hore la gaaray Inter Milan ka [...]
2 hours, 57 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Weeraryahanka kooxda Real Sociedad ee Antoine Griezmann ayaa xaqiijiyay in uu doonayo in uu baaqi ku sii ahaado kooxda isaga oo xusay in farxad uu ku dareemayo horyaalka Spain . Magaca laacibkaan ee Antoine Griezmann ayaa lala xariirinayay kooxo dhowr ah oo ay ugu horeyso kooxda Milan . Antoine Griezmann ayaa heer ciyaareed wanaagsan la [...]
2 hours, 57 minutes ago
4
views
BBC Somali
2 hours, 57 minutes ago
5
views
Awdal Press ─ Awdalpress – Kismaanyo – 19/05/13 – Dagaal culus ayaa xalay waxa uu ka dhacay deegaanka Hosingoow ee gobalka J/hoose kaa oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalkaasi ayaa qarxay ka dib markii ciidamada Al-shababa ay weerar ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda Soomaaliya. Laba qof ayaa halkaasi ku dhimatay tiro kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray, wuxuuna dagaalkaasio ahaa mid socday ku dhawaad 3-daqiiqo. Xaaladda saaka ...
2 hours, 58 minutes ago
16
views
WidhWidh ─ Waxaa Shalay magaalada Ceerigaabo Ee Maamulka Khaatumo Laga xusay maalinta Nadaafada Gobolada SSC Ee 18ka May,Waxaana fashil wayn kala Kulmay Meeshiyaadka SNM Ee kusugan magaalada Ceerigaabo. Waxaana Gudaha Magaalada Ceerigaabo shalay laga dareemayay Jawi kacsan kadib Markii Maleeshiyaadka SNM Ay isku Dayeen Inay ka hotgaraan dadkan shacabka Ee maalinta nadaafada Xusayay magalaada ceerigaabo,Waxaana Jidadka Magaalada Lagu arkayay Gawaadhida dagaalka Oo ay Soodhoobeen Maleeshiyaadkaas. Ugu dambayntii maamulka Siilaanyo ayaa u fashilmay ...
3 hours, 58 minutes ago
19
views
WidhWidh ─ Wadamada Kenya iyo Itoobiya oo ayagu gacanta ugu weyn ka gaystay dhismaha Maamulka Jubbaland State, ayaa waxa ay markii ugu horaysay isku khilaafeen cida uu dhankeeda ka imaanayo Wasaarada ugu muhiimsan ee fulinaysa Ujeedada dhidibada loogu taagay Maamul Goboleedka Jubbaland. Haddii aan in yar horudhac idinka siiyo Sababaha Maamul Goboleedka Jubbaland lo sameeyay, ayaa waxaay tahay Dowladaha IGAD oo ayagu khasaaroyin badan ay ka so gartay Argagixisada Somalia saldhiga ka ...
3 hours, 58 minutes ago
10
views
WidhWidh ─ Waxaa gaaray Kismaayo Wafti ka socda IGAD oo dhawaanahaan safaro ku marayay Magaalada Muqdisho iyo Kismaayo, waxaana ay kulamo la qaateen Maamulka Jubbaland garabka Axmed Madoobe, iyo odyaashii dhaqanka ee soo doortay Axmed Madoobe. Halkan ka Dhagayso Waxaa lagu wadaa saaka inay la kulmi doonaan Coll Barre Hiiraale iyo Taageerayaashii, si loo dhagaysato fikradaha ay qabaan. Suldaan Maxamed Bashiir Madoobe Yaroow oo kamid ah Salaadiintii doortay Coll Barre ayaa sheegay ...
3 hours, 58 minutes ago
18
views
WidhWidh ─ Horgal Xaabsade:”Reer Laas Caanoodow, SNM waa diideen, Madaxweynihii Somalia waa adin diiday. Halkee aadasaan??? Shacabkii LaasCaanood oo Ku Jawaabay, Waxaanu aadanaa ”Khaatumo State of Somalia”. Halkan Ka Daawo Video
3 hours, 58 minutes ago
2
views
WidhWidh ─ Waxaa xalay gudaha magaalad Wajeer ee waqooyi bari ee dalka kenya lagu toogtey sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada dowladda Kenya gaar ahaan kuwa mileteriga,waxaana la sheegey inay kooxo hubeysan ku toogteen gudaha magaalada Wajeer. Dilkan ayaa la sheegey inay fuliyeen koox ku hubeysneyd bistoolado,waxaana la sheegey inay markiiba ay ka baxsadeen meesha dilku ka dhacay,waxaana goobtaasi soo gaarey ciidamo ka tirsan ciidamada booliska magaalada wajeer, goob jooge ku ...
3 hours, 58 minutes ago
13
views
WidhWidh ─ Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada hoose wararka ay shabakadda aarannews.com ka helayso ayaa waxay sheegayaan in magaalada Kismaayo laga dareemayo xaalad colaadeed iyo isku hub uruursi, sidoo kalena magaalada ay ka bilowdeen barakac xoogan oo ay sameynayaan dadka rayidka ah oo ka cabsi qaba in dushooda lagu dagaalamo, kuwaas oo si kmg ah u degaya banaanka magaalada Kismaayo oo ay is leeyihiin waad ku badbaadi kartaan. Xalay ayaa waxaa gudaha ...
3 hours, 58 minutes ago