38
views

Faahfaahinta Qarax Ka Dhacay Xaafada Islii iyo Xildhibaan Yuussuf Xassan oo Dhaawacmay

NAIROBI (GNA) Ugu Yaraan hal ruux ayaa ku geeriyooday halka 13 kalena ay ku dhaawacantay qarax caawa fiidkii ka dhacay xaafadda Islii ee ay Soomaalida ugu badani ka deggan tahay magaalada Nairobi ee caasimadda Dalka Kenya. HALKAAN KA AKHRI FAAHFAAHINTA

Read full story >>

4
views
Laacib Net ─ Agaasimaha kooxda PSG Leonardo ayaa xaqiijiyay wararkii xanta ahaa ee sheegayay in tababare Carlo Ancelotti uu doonayo inuu u dhaqaaqo Real Madrid, inkastoo uu sheegay in kooxda Paris ka dhisan ay dooneyso inuu sii joogo. Warar ka soo baxayay France ayaa sheegayay in tababaraha Talyaaniga uu la kulmay milkiilaha kooxda Nasser Al-Khelaifi, waxaana Leonardo uu [...]
4 hours, 8 minutes ago
7
views
Horufadhi ─ Tanyo halgankii hubaysnaa ee ka jiray Gobolada Khaatumo Waxaa jiray dad Badan oo lafdhabar u ahaa ama hormuud u ahaa horu Marinta Iyo dhiirigalinta shacabka Khaatumo Waxaana Laga Xusikaraa oo Kow ka ah warbaahinta Khaatumo,oo ay ka mid yihiin , idaacado,Wabsetyo Iyo waliba mida Maqal iyo muuqaalka ah, oo ay shakhsiyaad dhalinyaro ah oo fir [...]
4 hours, 8 minutes ago
7
views
Horufadhi ─ Hooyo dhashay Wariye Somalia lagu dilay oo cadaalad dalbatay+Dukuminti Fadeexo Hooyo dhashay Wariye Muqdisho lagu dilay sanadkii hore ayaa Dowladda Federalka Somalia ku eedeeysay Cadaalad daro iyo laaluush qaadasho. Hooyadaan oo lagu magacaabo Khadija Mohamed waxay tilmaamtay inay Laamaha amaanka Dowladda Somalia u gudbisay dacwad ka dhana shaqsiyaadkii dilay Wiilkeeda si cadaalada la horgeeyo hasse [...]
4 hours, 8 minutes ago
4
views
Ciyaaro ─ Carlo Ancelotti ayaa sheegay inuu ka tagayo shaqada Paris St-Germain isla markaana uu xilka kala wareego doono Jose Mourinho kaasoo boorsooyinkiisa ka qaadan doona Real Madrid, sidaasi waxaa ku soo waramay agaasimaha ciyaaraha PSG Leonardo. Mourinho wali isaga ayaa ka taliya Bernabeu laakiin waxaa lala xariirinayaa inuu ku laaban doono Chelsea. “Carlo wuxuu codsaday inuu ka tago PSG isla markaana uu aadayo Real Madrid laakiin waxaan rabnaa inuu joogo,” Leonardo ...
4 hours, 9 minutes ago
5
views
VOA Somali ─ Horyaalka Ingriiska ayaa maanta soo gabagaboobay, iyadoo Arseanal ay kaalinta afaraad xiratay kadib markii ay ka badisay naadiga Newcastale, halka Tottenham oo ka badisay Sunderlan ay ka hartay ciyaaraha Champions League-ga.
5 hours, 6 minutes ago
1
views
Somaliland Org ─ Arabsiyo, (Somaliland.Org)- Weftigii reer Jabuuti ee dalka u yimi ka qaybgalka xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18 May ayaa maanta casuumad loogu sameeyay beeraha Arabsiyo ee Gobolka Gabiley. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka, iyo Wacyigelinta Somaliland Abiib Diiriye Nuur, Agaasimaha Wasaaradda Kalluumaysiga Maxamed Cilmi Aadan ayaa weftiga Jabuuti ku casuumay magaalada Arabsiyo bewereheeda. Wefiga reer Jabuuti oo uu hogaaminayey Cali Cabdi Faarax ayaa, waxa ka mid ahaa Ugure Tifle Axmed, wasiirkii ...
5 hours, 7 minutes ago
1
views
Somali Midnimo ─ Aqoonyahan Abdiwahab Omar Khalif Ayaa Soomaalida Minneapolis Ugu Baaqaya Midnimo Iyo Racfaanka Gabdhaha Muslimaadkaa In Ay Ka Qayb Qaataan. Maxkamadda Horteeda, Federal Court House Minneapolis. Masawir Qaade Saxafi Liibaan Dirir MINNEAPOLIS:- Waxaan Idiin soo gudbinaynaa sidii aan balan qaadnay Waraysiyadii aan la yeelanay Waxgaradka Soomaaliyeed ee ku sugnaa Maxkamadda Maalmihii xukunka xaqdarada ah lagu ridayey Gabdhaha Muslimaadkaa iyo Wiilasha. Waxaa haddaba noo suurta gashay in aan Waraysi la yeelano Aqoonyahan ...
5 hours, 7 minutes ago
9
views
Raxanreeb ─   Muqdisho(RBC Radio) Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aankii uu maamulka Soomaaliland uga mamnuucay iney duullimaad ku sameeyaan garoomada ku yaalla deegaanada uu ka arimiyo maamulka Soomaaliland Diyaaradaha Qaramada Midoobe warsaxaaafadeed kasoo baxay wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C/laahi Ciil-mooge xirsi ayaa lagu sheegay in go’aankaasi uu ahaa mid aan habooneyn. Wasiirka yayaa sheegay in dowladda dhexe ee federaalka Soomaaliya ay ka xuntahay Xayiraada ay Soomaaliland kusoo rogtay duullimaadyada Qaramada Midoobe,wuxuuna ...
5 hours, 7 minutes ago
1
views
Raxanreeb ─ Boosaaso[RBC Radio] Maxkamada Darajada 1-aad ee gobolka Bari ayaa maanta Xukuno kala duwan ku riday Kalluumeysato u dhalatay wadanka Iiraan,kuwaas oo Xeebaha Puntland ka wadey Kalluumeysi sharci-daro. Xeer ilaaliyaha Maxkamada Darajada 1aad ee gobolka Bari Bashiir Hoobaley oo Maxkamada ka hor akhriyey eedeynta Kalluumeysatada Iiraan ayaa sheegay in muddo si sharci-daro ah uga Kalluumeysanayeen Xeebaha Puntland isla markaana uu ka Codsanayo Maxkamada in laga qaado tallaabo adag. Qaar kamid ah ...
5 hours, 7 minutes ago
3
views
Qurbe Joog ─   (KampalaSDN) Xaflad aad maqaamkeedu sareeyo oo lagu dabaal dagayey sanad guurada 22 aad dib ula dib ula soo noqoshada dowladnimada jamhuuriyadda Somaliland oo ka dhacday dalka ugandha caasimadiisa kampala gaar ahaan hotelka caalamiga ah freedom city , xaflada xuska 18 may oo ahyd mid ay ka soo qayb galeen madax sare oo ka kala socota shacabka jamhuriyadda Somaliland waxaana madaxda ugu tunbuurna oo hogaaminayey musharaxa xisbiga cadaalada iyodaryeelka ee ...
5 hours, 7 minutes ago