24
views
views
Qowlaysto ka dilaacday Buuhoodle Iyo Faroole oo qorshayal kawada.
Horufadhi News Online- Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn ayaa waxaa ka dilaacay Qowlaysato calooshood ushaqaystayaal ah kuwaas oo sida aanu Xogta ku helay laga soo abaabulay Madaxtooya ku sheega mr Faroole. Shaqsiyaadkan Calooshood ushaqaystayaasha ayaa si tar tiib tar tiib ah uga soo dhex muuqday Shacabwaynaha Xalaasha ah ee ku dhaqan magaalaada Buuhoodle. Shacabwaynaha [...]
Up coming
2
views
views
Oodweyne News ─ Washington- USA(OWN)- , Wasiiru dawlaha maaliyadda ee jamhuuriyadda Somaliland Md Cismaan Cabdillahi Saxrdiid (Caddaanni) oo baryahanba ku guda jiray booqashooyin iyo socdaalo u ku gaalaa bixinayay waqooyiga maraykan ayaa maalintii shalay waxaa ku soo dhaweeyay xafiiskiisa ku xigeenka kaaliyaha wasaaradda khasnadda dalka Maraykanka u qaabilsan arimaha argagixisada iyo dambiyada lacagta. Wasiru dawlaha Maaliyadda ee jamhuuriyadda Somaliland Md cismaan Cabdillahi Saxardiid iyo ku xigeenka kaaliyaha wasaaradda khasnaddu waxay ka wada hadleen ...
2
views
views
Oodweyne News ─ Belguim(OWN)- Magaalada Brussels ee Wadanka Belguim isla markaasna ah xarunta looga aramiyo urur waynaha Midowga Europe, (European Union) ayaa lagu qabtay 17-05-2013 shir caalamiya oo lagu milicsanaayay guulahii ay gaadhay jamhuuriyada Somalialnd mudadii ay dib ula soo noqotay madax banaanideeda 1991. shirkan oo ka dhacay xarunta Barlamaanka ee Wadanka Belguim ayna kasoo qayb galeen xubno muhiim ah oo ka tirsan aqalka Barlamaanka ee wadanka Belguim iyo wafti balaadhan oo ka ...
2
views
views
Oodweyne News ─ Hargaysa (OWN)- Guddoomiyaha xafiiska xog isgaadhsiinta iyo tignoolajiyada qaranka ee Somaliland (ICT Commission) Eng. Cali C/laahi Daahir ayaa sheegay in caqabada ugu wayn ee hor-taagan in xafiisku uu hawlaha u fuliyo sidii loogu talo galay ay tahay dhaqaale yari haysata xafiiskaasi. Eng. Cali C/laahi Daahir Guddoomiyaha xafiiska xog isgaadhsiinta iyo tignoolajiyada qaranka oo shalay xafiiskiisa ugu waramay wargeyska DAWAN, waxa kale oo uu tilmaamay in arrinta labaad ee caqabada ...
5
views
views
Marka Cadey Net ─ Recent developments in and out of Somalia have raised serious questions and doubt about the future direction of Somalia. Mixed signs and messages raise the ugly prospect of Somalia continuing to maintain its “Failed State” status. This time however, external forces may be at play to ensure that Somalia continues along the path of implosion. [...]
2
views
views
Laacib Net ─ Inter ayaa si rasmi ah u ceyrisay tababare Andrea Stramaccioni, waxaana ay keeneen tababarihii hore ee Napoli Walter Mazzarri. Nerrazurri ayaa warkaan waxa ay caawa ku shaacisay website-keeda, iyagoo xaqiijiyay in Mazzarri uu saxiixay heshiis labo sanadood ah. “Waan ka xumahay in Stramaccioni uu waayo shaqadiisa” ayuu yiri madaxweynaha Inter Massimo Moratti. “Waxaan xushay Mazzarri, [...]
3
views
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Nayrobi) 24 May, 13–Kenya ayaa raadinaysa caawimaada wadamada midowga afrika iyo wadamada kale ee saaxiib ka leh kenya ,si ay wadamadaas uga codsadaan maxkamadda ICC joojinta kiisaska ay wajahayaan madaxweynaha dalkani kenya iyo ku xigeenkiisa. Warqadada Codsiga Kenya oo ay heshay wakaaladda wararka Reutires ,ayaa waxaa lagu sheegay in Maxkamadaynta Uhuru iyo ku ku xigeenkiisa ay halis ku yihiin daganaashiyaha dalka kenya ,islamarkaana ay carqaladeen karaan dadaalada dib u heshiisiintii ...
1
views
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Hargaysa) 24 May, 13–Safiirka Faransiiska u qaabilsan Somaliland iyo Somalia oo fadhigiisu yahay dalka Kenya Ambassador Etiennce De Poncins oo shalay Socdaal ku yimid Somaliland ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), kaas oo sheegay in dalkiisu uu meeqaam sare ku soo dhaweyn doono mar kasta oo Madaxweyne Siilaanyo Ajandihiisa ku darsado socdaal uu ku tago Paris. Waxaanu intaasi ku daray inay jiraan Dane Dhaqaale oo Shirkadaha ...
1
views
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Saylac) 24 May, 13–Xildhibaan Siciid Muuse Ibraahim oo ka mid ahaa 7-dii Mudane Degmadda Saylac uga soo baxay beesha Ciise ee iyagu hore iskaga casiley xubinada golahaas ayaa ku dhawaaqay inuu ka noqday go’aankiisaas hore, kaas oo xusay ka dib markii uu la tashaday bulshadii soo dooratey inuu go’aankaas qaatey, isla markaana uu la xidhiidhay Maamulka degmadaas oo iyaguna ka aqbalay dib u soo noqoshadiisa. Xildhibaan Siciid Muuse oo isagu ...
4
views
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Hargaysa) 24 May, 13–Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo ka mid ah salaadiinta Somaliland ayaa dawlada Jabuuti hambalyo iyo bogaadin uga diray waftigii ay usoo dirtay ka qaybgalka xuskii 22 guurada ka soo wareegtay ku dhawaaqistii gooni isku taaga Somaliland ee 18-May, tilmaamayna in talaabadaasi ay muujnayso xidhiidhka walaalnimo ee ka dhexeeya shacabka labada dal Somaliland iyo Jabuuti. Suldaan Ibraahim Jamac Samatar waxa kale oo uu ugu baaqay xukuumada Somaliland in ...
8
views
views
WidhWidh ─ Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxwaynaha Dalka Jabuti Mudane Ismaaciil Cumar Gelle ayaa maanta ka dhacay Qaybo kamid ah Xaafadaha Magaalada Jabuti ee Caasimada Jamhuuriyada Jabuti. Riix Halkaan Ee Dhageeyso Maqalka Dadwayne kasoo horjeeday Natiijadii kasoo baxday Doorashadii Baarlamaanka Jabuti ee dalkaasi ka dhacday 22/02/2013 ayaa maanta socod dheer kusoo maray Wadooyinka Muhiimka ah ee Magaalada jabuti. Afhayeenka Mucaaridka USN Axmed Reyale ayaa u sheegay Hiiraanka Banaanbaxani inuu yahay ...