views
Qarax u ku dhawacmay Xildhibaan Yusuf Xasan oo ka dhacay Nairobi
Wararka naga soo garaya Magaalada Nairobi ayaa waxaay tibaxayaan in caawa Xaafada ay somalidu ku badan tahay ee Isli uu ka dhacay qarax weyn.
Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay midka mid ah Misaajidada waaweyn ee Xafadaasi waxaana ku dhawacmay dad aad u badan oo somalia.
Dadka qaraxaasi ku waxyeelobay waxaa ka mid ah Xildhibaanka laga soo dorto Dagmada Kamakunji ee ay ka tirsan tahay Xaafada Isli.
Xilibaan Yusuf Xasan oo dadka Somalida ah ee Ku nool kenya ay aad uu jecelyihiin ayaa waxaa uu saladi maqribki ka jeediyay khudbad isla misaajidka la qarxiyay .
Dhawaca Xildhibaanka ayaa ah mid fudud waxaana la soo shegaya in dhawacaasi uu ka soo garay dhanka lugaha wixi warar ah ee ku soo kordha issha ku hay k24.
Up coming
views
views
views
views
views
views
views
views
views
views