38
views
views
Faqidaada:Qalalaasaha Siyaasadda Puntland
Barnaamijka Faaqidaadda todobaadka waxa uu ku saabsan yahay kQalalaasaha Siyaasadda ee Maamul-goboleedka Puntland
Up coming
15
views
views
VOA Somali ─ Koox Xildhibaanno ah oo ka tirsan Baarlamaanka Federalka Soomaaliya, ayaa maanta ku cawdey in ciidamada nabadsugiddu ay ka hor istaageen kulan ay doonayeen inay ku qabtaan mid ka mid ah hoteelada magaalada Muqdisho.
8
views
views
Somaliland Org ─ Boorame (Somaliland.Org)-Dadwaynaha ku nool magaalada Boorama si wayn ayay maanta u xuseen munaasabada 18 May ee sanad guuradii 22aad ee qaranimada Somaliland, Dareen ay ku ladhan tahay qiiro, qaranimo iyo qadarin ayaa ka muuqday dadwaynahaas aadka u tira badanaa ee isugu jiray ardayda dugsiyada, shaqaalaha dawlada, Ciidamada qalabka sida ururka haweenka qaranka ee NOW iyo shariikadaha gaarka ah eek u yaala Boorama. Dadwaynahaas tirada badan oo socod ku maray wadooyinka ...
2
views
views
Somali Memo ─ Xoogag hubeysan ayaa markale wadanka Yemen ku khaarijiyay sarkaal sare oo katirsan ciidanka Ammaanka Yemen xilli beegsi joogta ah lagu hayo saraakiisha ciidanka Argagaxisa ladirirka isku magacaabay. Wararka ka imaanaya gobolka Xadralmowt ayaa sheegaya in ladilay Col.Cabdalla Al Rubaaki xilli uu ku sugnaa meel suuq ah deegaanka Baajicmaan oo hoos yimaad magaalada Almukallah. “Rag Wajiyada soo xirtay oo ku hubeysnaa Bastooladaha aan dhawaqa laheyn ayaa iyagoo saran mooto dhugdhugley ah ...
10
views
views
Lughaya ─ Lughaya.com Borama/Office.
2
views
views
Lughaya ─ Maansadan waxa tiriyey Gudoomiye xigeen kii hore ee degmada Borama Muumin Gadiid Cumar waana maanso gaaban oo ka waramaysa 18ka May taasi oo xambaarsan dareen wadaniyadeed 18 ka May waa maalintii xoriyadii la miidhay mawluhu noosoo ceshee xaqayagii la moosaymarkale aan hananayee midigta noosoogashee mugdiga aan kaga baxnee18ka May waa maalintii maqaamkii dawladnimo muftaaxeegii helnee magaca Somaliland aduunyada wada maree maqsuud lagawadanoqdee inay muqadastahay iyada moran kumajiree Masuulkaandooraniyo waxaan madaxwaynaheen ...
13
views
views
Lughaya ─ Muqdisho(LUGHAYA.COM) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha Jubbooyinka, Soomaaliland iyo habka dalka looga hirgalinayo nidaamka Federaalka kadib markii uu maanta booqday xarun waxbarasho oo ku taala Wadajir. Xaruntan waxbarashada ee doowlada Turkiga maanta ka hirgalisay degmada Wada jir ayaa aha mid loogu talagay in lagu xanaaneeyo Agoon gaaraysa ilaa Sadex boqol waxaanaa furitaanka xaruntan ka hadlay mas’uuliyiin ka socotay Maamulka degmada, kan gobolka iyo madaxda hey’aadaha Ihh iyo ...
1
views
views
Laacib Net ─ Kooxda hanatay xilli ciyaareedkan horyaalka Bundesliga ee Bayern Munich ayaa guul ay u dagaalantay ku soo xirtay horyaalka Jarmalka, iyadoo kooxda Schalke guul ay gaartay kulankii ugu danbeeyay ee horyaalka ku xaqiijisatay booska afaraad ee loogu soo baxayo Champions League. Bayern Munich oo marti u aheyd kulankii ugu danbeeyay horyaalka Bundesliga ee xilli ciyaareedkan Borussia [...]
5
views
views
Horufadhi ─ Waxaa guud ahaanba maanta ka qabsoomay deegaanada kala duwan ee maamul goboleedka Khaatumo munaasibada 18 May oo ku beegaan maalinta nadaafada deegaanada Khaatumo waxaana munaasibadani maanta kasoo qayb galay madaxda maamul gobolka Khaatumo, waxgarad, aqoon yahano, culumo awdiin, ururada bulshada, dhalinyaro, haween iyo bulshada qaybaheeda kala duwan. Munaasibadan oo ahayd mid balaadhan isla markaasna dad [...]
11
views
views
Horufadhi ─ Jaaliyadaha ka soo jeeda maamulka khaatumo adwal iyo maakhir ayaa si wayn u xusay maalinta nadaafada ee ay samaysteen walaalahooda reer khaatumo waxaan saaka aroortii ay soo qaateen mafiiqyada dhulka lagu xaaqo.   kadib waxaa ay bilaabeen xaaqitaan ay xaaqayaan qaybo ka mid ah xaafadaha islii oo iyagu horay ay u nadaafin jireen dawlada hoose [...]
1
views
views
Golis News ─ Burco(Golisnews) Magaalada Burco oo si weyn loogu xusay xuska 18ka May halkan hoose Video ka daawo iyo masuuliyiinta xukuumada iyo shacabkaba isugu jirta ee madasha laga jeediyey