37
views
views
Raysalwasaare Saacid Oo Ku Dhawaaqey Wasiiru dawlayaal iyo Wasiiro kuxigeeno
R/wasaaraha Soomaaliya oo soo dhammeystiray Golihiisa Wasiirrada soona magacaabay 5 wasiiru dowle iyo 20 Wasiir ku xigeen.
Magacyada Wasiiru dowleyaasha
- Wasiiru dowlaha madaxtooyada faarax Sh C/qaadir
- Maxamuud Nuur Gacal wasiiru dowlaha arrimaha dibadda
- Mahdi Maxamuud Cali W Dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka
- Maxamed Rashiid Sh daahir w Dowlaha Maaliyadda iyo qorsheynta
- Maxamuud Ismaaciil barqadle W Dowlaha Horumarinta adeegga bulshada
Magacyada wasiir ku xigeennada :-
- Inj Maxamed Aaden Axmed W/kx arrimaha dibadda
- Jamal Maxamed Barrow W/kx arr dibadda
- Xassan Ibraahim maxamed w/kx arr gudaha iyo amniga
- Jamac Axmed Maxamed w/kx arr gudaha iyo amniga
- Maxamed Xasan Aaden w/kx maaliyadda iyo qorsheynta
- Abuukar Xasan Cali w/kx maaliyadda iyo qorsheynta
- Bashiir Maxamed Jaamac Bashiir Goobbe W/kx horumarinta adeegga bulshada
- Maxamuud macallim yaxye W/kx horumarinta Adeegga Bulshada
- Fahmo axmed Nuur W/kx cadaaladda iyo garsoorka
- Xassan maxamed Jimcaale W/kuxigeenka cadaaladda iyo Garsoorka
- Nadiifo Maxamed Cusmaan W/kx Howlaha Guud iyo gaadiidka
- Cali Sh. Maxamed Nuur w/kx Howlaha Guud
- Saciido Xassan Cusmaan w/kx Kheyraadka dalka
- C/raxmaan Maxamed Geeddi W/k/x Kheyraadka dalka
- Axmed Maxamed Maxamuud W/k/x Gaashaandhigga
- C/raxmaan Kulmiye Xersi C/raxmaan Dheere w/kx gaashaandhigga
- C/qaadir Sheekh Ismaaciil w/kx/Ganacsiga iyo Warshadaha
- Maxamed Cali Xagaa W/kx/ Warshadaha iyo Ganacsiga
Raysalwasaare Saacid Oo Ku Dhawaaqey Wasiiru dawlayaal iyo Wasiiro kuxigeeno
Up coming
11
views
views
Raxanreeb ─ Wasiirkii hore ee arimaha gudaha iyo amniga qaranka dowladii kumeelgaarka Soomaaliya C/samad Macalin Maxamuud ayaa sheegay in khilaafka soo kala dhexgalay hogaamiyaasha alshabaab uu fursad muhim ah u yahay dowladda Soomaaliy,wuxuuna ka codsaday madaxda dalka iney ka faa’iideystaan fursadaasi qaaliga ah sida uu tilmaamay. C/samad Macalin Maxamuud ayaa sheegay in khilaafka ka dhexjira uu yahay fursadii ugu wanaagsaneed ee suurta galka ka dhigeysa in alshabaab laga cirib tiro gayiga ...
3
views
views
Qurbe Joog ─ Jowhar May 20 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa waxa ay ku waramayaan in Tuulo u dhaw Jowhar ay xalay gubatay. Tuulada gubatay oo lagu Magacaabo Mayuungaale ayaa duleedka Bari ka xigta Magaalada Jowrhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe, waxaana dabkii xalay ka kacay Tulaadaasi uu qasaaro xoog leh u geystay hanti badan. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in dabka laqabad siiyay Tuulada uu ku ...
2
views
views
Qurbe Joog ─ Muqdisho May 20 2013 (SDN)— Xalay ayaa dhismaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho waxaa lagu weeraray tiro madaafiic kuwaasi oo dhawaqooda laga maqlyay qeybo kamid ah degmooyinka gobolkan Banaadir. Madaafiicda lagu garaacay dhismaha Madaxtooyada iyo nawaaxigeeda ayaa ahaa hoobiyayaal aan la garaneyn halka sida rasmiga ah looga soo tuuray laakiin waxaa tiradooda lagu sheegay in ay gaarayeen ilaa iyo 7-madfac. Dad ku sugan degmad Wardhiigley oo ay Madaxtoyada Villa ...
2
views
views
Qurbe Joog ─ Midiguri May 20 2013 (SDN)— Ciidamada dowladda Nigeria ayaa waxa ay hareereeyeen saldhigyo ay kooxda Boko Xaram ku leedahay Magaalada ay ku badan yihiin ee Midiguri oo ku taalla Waqooyi-Bari dalka Nigeria. Afhayeenka Ciidamada howlgaladda kawada Waqooyi-Bari Nigeria ayaa sheegay in dagaalyahanada Booko Xaram ay kala firxanayaan islamarkaana ay gacanta ku dhigeen qeybo badan oo ka tirsan saldhigyadii ay ku lahaayeen Magaalada Midiguri. Gobolka Borno ee waqooyi bari dalka Nigeria ...
1
views
views
Qurbe Joog ─ Johannesburg May 20,2013(SDN)-Meherado ku yaal dalka Konfur Afrika oo Soomaali leedahay ayaa dad Burcad ahi ay dhac u geysteen,ma cada khasaaraha dhabta ah ee uu falkaasi sababay. Sidoo kale waxaan cadeyn tirade meheradaha la dhacay iyo in ay jiraan khasaare soo gaaray milkiileyaasha.
3
views
views
Qurbe Joog ─ Kismaayo May 20, 2013(SDN)-Sarkaalka dhanka gobolada Jubooyinka ugu qaabilsan Xarakada Al-shabaab Cabdi Raxmaan Xudeyfa ayaa sheegay waqti uu la hadlaayay warbaahinta afka Shabaabka ku hadashay in haatan Kismaayo ay dagaal fooda u saran tahay. Waxa uu sarkaalkaasi uu muujiyay sida haatan kismaayo ay u yeelatay 5-ta madaxweyne ay suurta gal ay tahay in dagaal uu ka dhaco magaaladasi. Magaalada Kismaayo oo ah maagala xebeed ayaa waxa kuwada sugan 5-madaxweyne oo ...
1
views
views
Qurbe Joog ─ Muqdosho May 20, 2013(SDN)-Agaasimaha hay,ada nabad sugida Bashir Maxamed Salad ayaa sheegay in shacabka Somalia looga bahan yahay in ay taageeraan nabad kusoo dabaalida wadanka Somalia. Waqti uu la hadlaayay warbaahinta ayaa waxa uu ka dhawaajiyay in hay,ada aan laga been abuurin kadib wixii ka daneyay wararkii lagu sheegay in nabad sugida ay is hor istaag ku sameeysay xilibaano ku kulan sanaa mid kamid ah hoteelada magaalada Muqdisho. Waxa uu ...
1
views
views
Qurbe Joog ─ Nairobi May 20, 2013(SDN)-Saraakisha booliska wadanka Kenya ayaa sheegay in toogasho ay ku dileen labo qof oo mid ay aheyd ruux haweynee ah oo la sheegay in ay ka danbeyen weeraro qaraxyo bambaano ah oo ka dhacay wadankaasi Kenya. Booliska ayaa shegay in weerarka labadasi qof lagu doon donayay ay soo bilaabmatay maalinti sabtiada ayna suurta gashay maalinti axada in toogasho lagu dilo iyagoo isku dayay in ay dagalaman. Ogastin ...
8
views
views
Marka Cadey Net ─ Arin cajiib ah ayaa la sheegay inay ka dhacday magaalada Seatle ee dalka Mareeykanka ee ay ku noolyihiin Soomaali Fara badan. Dadka Soomaalida ah ee degan magaaladaasi lama mid ah magaalooyinka kale kale oo inta badan lagu mashquulo heesaha iyo barnaamijyo la qabto gebagabada todabaadyada iyo sanadyada cusub oo lagu casuumo fannaanin. Lakiin waxaa dhacday [...]
7
views
views
Marka Cadey Net ─ Daawo muuqaalka Dagaalu dhexeeya Daanyeer iyo Mas muuqaalka oo ah mid aan caadi ahayn Related News: Daawo Muuqaalka ninka Caalamka ugu carabka dheer ugu balaaran carabka iyo qaab mucjiso ah Nin shumis raganimadii kaga biday oo naafo noqdayDaawo Muuqaalka layabka leh Daawo Gabadh guursatay nin Walaasheed dilay kuna qanacsan Tartanka ugu layaabka badanaa caalamka ayaan [...]