8
views

Xiisad ka dhalatay wiil reer Falastiin ah oo lagu dilay magaalada Hebron

 dhalinyarofalastiin1

Waxaa maanta oo Khamiis ah iska horimaad ku dhexmaray  magaalada Hebron ee Daanta Galbeed ee wabiga Urudun (Dhulka Falastiin) dhalinyaro mudaharaadayey iyo ciidamada Isra’iil, kadib markii magaalada shalay lagu dilay wiil 17 sano jir ah.

Wiilka shalay la dilay oo lagu magacaabi jiray Maxamed Saciid Cawad Salayman ayaa ahaa 17 sano jir, waxaana la sheegay inay toogatay askariyad kamid ah ciidamada Isra’iil oo ku sugan isbaaro ku taal gudaha magaalada Hebron.

Afhayeenka ciidamada Isra’il ayaa saxaafada u sheegay in wiilka la dilay lagu khaldamay, kadib markii askarta u moodeen inuu wato Bistoolad, hase yeeshee mar danbe la ogaaday inaysan ahayn bistoolad run ah oo ay ahayd mid been ah oo ay ciyaalka ku ciyaaraan.

wiilladilay1

Balse dadka Falastiiniyiinta ah ayaa sheegay in rasaasta wiilkan lagu furay kadib markii uu maqli waayey amarada askarta isra’iil oo u sheegayey inuu joogsado goob isbaaro tiilay, balse wiilkan ayaa la sheegay inuusan dhegaha si fiican wax uga maqal, sidaana ay ku toogatay askariyad kamid ahayd ciidamada Isra’iil.

Wararka qaar ayaa sheegaya in illaa 6 jeer la toogtay wiilkan dhalinyarada ah oo maanta lagu aasay magaalada Hebron.

Horseed Media
News Desk

Xiisad ka dhalatay wiil reer Falastiin ah oo lagu dilay magaalada Hebron

Read full story >>

6
views
Bar Kulan ─ Somali Federal government troops backed by the AU peacekeeping forces have last night cordoned off one and a half square kilometers in the Madina district of Mogadishu, the Somali capital. The joint troops were in an attempt to weed out members of the Al-Qaeda allied group of Al-Shabaab in order to ensure the peace and [...]
1 hour, 33 minutes ago
5
views
WidhWidh ─ Community patrols and a beefed-up police presence helped to calm violence around Stockholm overnight on Saturday but 20 to 30 cars were still torched in poor immigrant suburbs and serious incidents were reported outside the capital for the first time.The rioting in Stockholm abated after a week of masked youths vandalizing schools and police stations, setting cars alight and hurling stones at firefighters, police said.“It was much calmer – rocks ...
2 hours, 31 minutes ago
15
views
WidhWidh ─ Mr Faroole ayaa ka Hadlay Dhismaha Jubaland iyo dhowrista dastuurka DFS ayuu soo hadal qaaday madaxweynuhu oo ku baaqay in midnimada Somalia la dhowro islamarkaasina nidaamka Federaalka dalka laga dhaqangeliyo, isaga oo ka soo horjeeda maamulka Khatumo State laakiin aad u doonaya maaamulka Jubbland in La Aqoonsado.Dr Cabdiraxmaan Faroole Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Puntland ayaa sheegay in Puntland ay Mar walba Tageerayso arimaha Jubbooyinka isla markaasna Dowlada Soomaliya loga Bahaanyahay Inay ...
2 hours, 31 minutes ago
4
views
Wehel Media ─ (WMC) Wararka ka imaanaya Dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Biya la,aan xoogan ka taagan tahay Dalka Jabuuti waxana arintaa cabasho xoogan ka muujiyay dadka Dalkaa ku dhaqan . Boqolaal qays ayaa lugu soo waramayaa in biya la,aan xoogan soo wajahday waxana arintaa biya la,aanta ah ku tilmaameen mid dhibaata xoogaan ku haysa waxa ayna baaq u diray dadkaa Dowlada Dalka jabuuti in wax ka qabato . Hayeeshee Mucaaradka Dalka Jabuuti ...
2 hours, 31 minutes ago
7
views
Somali Memo ─ Idaacadda Islaamiga Al-Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa shaacisay in caawa ay bilaabi doonto warbixino taxane ah oo ku saabsan socdaal dhawaan wariye Jibriil Nuur Yuusuf uu ku tagay magaalada Muqdisho. Warbixinadan oo qaab Documentry ah u sameysan ayaa ka hadli doona xaaladaha magaalada iyo waxyaabihii uu ku soo arkay wariyaha Andalus, iyadoona warbixinta u horeysa ay caawa soo gali doonto waqtiga barnaamijka habeenlaha ee caanka ah ...
2 hours, 31 minutes ago
4
views
Raxanreeb ─ IGAD has saddled the Somali Federal Government (SFG) with obligations in spite of the limited capacity to govern. One question revolving in the minds of many people is: will the SFG be able to evenhandedly run the reconciliation conference aimed at solving the Jubaland crisis? IGAD fact-finding mission found fault with the Jubaland process because organisers are believed not to have taken the rights of minorities into account. This has ...
2 hours, 31 minutes ago
2
views
Raxanreeb ─ Addis Ababa[RBC Radio]Magaaladda Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya waxaa xiligaan si toos ah ugu socota munaasabad ballaaran oo lugu xusayo sanadguurada 50-aad ee aasaaskii Midowga Afrika oo maantey ku beegan. Waxana munaasabada ka soo qeyb galay madaxweynayaashada qarada Afrika,madax ka soo cota wadamada kale ee caalamka iyo marti sharaf kale oo caalami ah kuwaasi oo ka kala yimid dunida inteda kale.   Waxana lugu wada inay goor dhow bilabmaan ...
2 hours, 31 minutes ago
2
views
Raxanreeb ─ Garbahaarey(RBC) Ahlu sunnada koonfurta Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Soomaaliya ineysan dhaqan galin heshiskii ay dhawaan ku kala saxiixdeen magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo xiligii uu safarka magaaladaas ku joogay waftiga ballaaran ee uu horkacayey R/wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid. Afhayeenka ahlu sunnada koonfurta Soomaaliya Sheekh Maxamed Xuseen Isxaaq Al-qaado ayaa ku dhaliilay dowladda Federaalka Soomaaliya iney ka gaabisay fulinta heshiiskii ay ku gaareen magaalada Garbahaarey,wuxuuna tilmaamay ...
2 hours, 31 minutes ago
6
views
Raxanreeb ─   Muqdisho(RBC Radio) Israsaasayn maanta ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ku dhexmartay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa dhalisay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah,iska hor imaadka dhexmaray ciidanka ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa ka dhacay Isgoyska Banaadir ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Waxaana la sheegayaa in isku dhaca ciidanka kawada tirsan dowladdu uu ka danbeeyey kadib markii ay ku murmeen lacagta(Leejada) ee laga ...
2 hours, 31 minutes ago
8
views
Puntlandi ─ JUBBALAND STATE OF SOMALI PRESS RELEASE Statement from Jubbaland State of Somalia Despite the IGAD Summit communique of the 22nd Extra-ordinary session on the situation in Somalia, Mogadishu is still provoking the Jubbaland Administration to catalyze insecurity, hostility and animosity among the clans, which will eventually result in the Jubbaland community give up in shielding Al-Shabaab from Jubbaland regions. This gives the impression that Mogadishu is willingly departing out its ...
2 hours, 31 minutes ago