22
views

Musharax Gablax oo qado sharaf u sameeyay Qaar kamid ah Issimada Puntland [Sawiro]

Musharaxa Madaxtinimada Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Xasan Gablax ayaa shalay qado-sharaf balaaran u sameeyay dhamaan Issimida gobolka Mudug iyo wafdigii issimadii Puntland ee ka yimid magaalada Muqdisho. 

Kulankan qado sharfta ahaa ayaa intii ay socotay mas’uuliyiinta iyo Issimada ka qeyb galay ay si hoose uga wadahadleen xaalada siyaasadeed ee xiligan ka jirta deegaanada Puntland.

IMG_0016IMG_0015IMG_0014IMG_0013IMG_0012IMG_0011IMG_0010IMG_0009IMG_0008IMG_0007IMG_0006IMG_0005IMG_0003IMG_0002IMG_0001

Intii uu socday kulankan waxaa ka hadlay issimada iyo cuqaashii kasoo qayb gashey waxayna isku raaceen dhamaantood in ay muqadas tahay jiritaanka iyo badbaadinta Puntland.

Dhamaan siyaasiyiintii ka soo qayb-gashey kulankan ayaa ugu baaqay dhamaan issimada Puntland in loo soo jeesto isla markaana la soo faragaliyo xaalada murugsan ee ay haatan ku sugan tahay Dowlada Puntland.

Magacyada Issimada qado-sharafta ka soo qayb galay:

Kusimaha Boqorka Daarood Boqor Burhaan Boqor muuse

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle

Beeldaaje Jaamac Beeldaaje Cabdulaahi

Suldaan Cabdiqani Cali Balle

Suldaan Cabdulqadir Yusuf Keenadiid

Suldaan Maxamed Burtinle

Suldaan Cabdi Bille

Suldaan Maxamed Jamac  Juunlle

Suldaan Maxamed Maxamuud Cilmi Calas

Caaqil Cabdulwahab Maxamuud Gurey

Caaqil Xuseen Cilmi Dhagow

Caaqil Yasin Cabdisamed

Caaqil Siciid Xirsi Nuur Dirir

Siyaasiyiintii ka soo qayb gashey:

Caasho Geelle Diiriye

Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab

Xildhiban Dhuujiye

Xildhibaan Dhaqaajiye

Maxamed Cilmi Dheere

Dr.Cabdirisaq Burgal

Colaad Maxamed Diciid

Siciid Cabdi Firin

Xaawo Xasan Dheel

Sureer Cabdi Firin

Ugu danbayn waxaa aad loogu booriyey dhamaan Issimada Puntland in ay soo dhexgaal xaalada hada jirta, isla markaana  soo afjaraan xaalada murugsan ee ka taagan wakhti kororsiga Dowlada Puntland qorsheenayso si loo badbaadiyo midnimada iyo amniga Puntland.

Axmed M. Cali
Gaalkacyo, Puntland Somaliya
Horseed Media

 

 

 

Musharax Gablax oo qado sharaf u sameeyay Qaar kamid ah Issimada Puntland [Sawiro]

Read full story >>

2
views
Bartamaha ─ Wide-ranging sentences handed down in the yearslong federal investigation into recruiting and financing for the terrorist group al-Shabaab have kindled a mix of outrage, confusion and relief among members of Minnesota’s large Somali community. Some say the 10- and 20-year prison sentences for two Minnesota women who sent money to the group were too harsh, [...]
5 hours, 51 minutes ago
1
views
Bartamaha ─ I am writing to address Somali bias in Minnesota. Many of us believe that the Somali people who moved here as refugees drain the U.S. economy. From my point of view, these refugees do not hurt the economy. Yes, it is true that their path to citizenship is paid by the government, but they are [...]
5 hours, 51 minutes ago
5
views
Oodweyne News ─ Hoobiyeyaal ka badan 10 ayaa xalay ku dhacay xaafado ku dhow xarunta madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo aan la sheegin wax khasaare ah oo ay dhaliyeen duqeymahaas. Weerarkan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay oo lagu qaado madaxtooyada Soomaaliya tan iyo markii uu dhashay sannadkan, iyadoo aysan jirin wax war ah oo kasoo madaxtooyada iyo laamaha ammaanka dowladda. “Duqeymuhu waxay dhaceen gellinkii dambe ee xalay, waxaana dhowr hoobiye ay kusoo dhaceen xaafado ku ...
7 hours, 50 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ waxa aan salaamayaa dhammaan bulshada soomaalilaan meel kastooy adduunka ka joogaan waxa aan idiin rajeynayaa bishaa bisheeda iyo idinkoo barwaaqa ah waxa aan halkan ku duubayaa maanso la yidhaa haka nixin oo qofka ay ku socotaa isagu dalbaday . aan bilaabo waa hadalo suugaana hoo hebel war gaadhsiine uhubsoo bayaan iigamaqal waa huubaal dhabahe hortiisaa xafiis kaagan weyn ayay kugu horjoogaane qaraxuna habeen iyo dharaar wada hadheeyaaye . markan aad ...
7 hours, 50 minutes ago
7
views
Oodweyne News ─ madaxweynaha somaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu khudbad ka jeediyey magaalada mugdisho 18 may 2013-ka oo ahayd maalintii loo dabaal degayay laba iyo labaatan guuradii gooni isu taaga iyo la soo nqoshada madax banaanida somaliland,waxaanu hadlakaasi madaxweynaha somaliya ahaa mid dhaawac ku ahaa qaranimada iyo gooni isu taaga somaliland,isagoo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud cadeeyey in somaliya aysan sinaba u kala go’i karin loona baahan yahay oo ay xukuumadiisuna ay ka ...
7 hours, 50 minutes ago
2
views
Oodweyne News ─ WAXA DHAMAAN LA OGEYSIINAYAA DADWEYNAHA REER SOMALILAND EE DEGEN WADANKA UK GAAR AHAAN BRISTOL IYO NAWAAXIGEEGA, IN LA QABAN DOONO DABALDAGII SANAD GUURADII 22aad EE KA SOO WAREEGTAY GOONI ISUTAAGA SOMALILAND. DABALDAGAA OO UU MARTI INOOGU YIHIIN WAFTI UU HOGAAMINYO MADAXWAYNE KU XIGEENKA JAMHURIYADA SOMALILAND MUDANE CABDIRAHMAN CABDILAHI ISMACIIL (SAYLICI). WAXA KA MIDA WAFTIGA: 1. MADAXWAYNE KU XIGEENKA JAMHURIYADA SOMALILAND MUDANE CABDIRAHMAN CABDILAHI SAYLICI IYO MARWADIISA MARWO RAXMA XAAJI MUXUMED ...
7 hours, 50 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ Taariikhdu waynoo musbaax maanka caawimo’e Adoo male gudaayaad yaqiin marar ku gaadhaaye Makaankaaga waa inaad taqaan melba waxa yaal! (Xaaji Aaadan Axmed Xasan (Afqallooc)   “Ummad aan taariikh sugan lahayni waa ummad aan jiritaan sugan lahayn”! 18-ka May waxay ku suntan tahay ka guurka himiladii is-raac ee Hargeysa iyo Muqdisho, ka-hadhka raad-goobkii midnimada Soomaaliweyn iyo gooni-isu-taagga Jamhuuriyadda Somaliland. 22 guuradeedii ayuun baa hadda loo soo dabbaaldegay. 18-ka May cir-ka-soo-dhac suke ...
7 hours, 50 minutes ago
5
views
Oodweyne News
7 hours, 50 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ · “Wasarada Dh. & Ciyaruhu waxay u baahantahay inay hesho dadkii ehelka u ahaa hormarinta dhalinyarada iyo Ciyaraha si tahriibka loo yareeyo” Maxamed Dhabeeye Hargeysa – Xidhiidhka Kubbadda Kollayga (SOLPAF) ayaa shalay soo gababeeyey tartan socday mudo 4 casho ah oo lagu xusayay halyaygii kubada kolayga Somaliland Marxuum Maxamed Cali Obsiiye (Calo) kasoo ka socday garoonka wayn ee Tima-Cade Hargeisa Basketball Staduim. Tartankani oo ahaa mid aad loo soo agaasimay ...
7 hours, 50 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ Ururka xaqsoor oo ah ururada ugu tunka weyn leh Somaliland waxaana lagaga dhawaaqay hotel hadhwanaag ee magaalada hargaysa, markay taariikhdu ahayd December 27th, 2011, Xafladii daah furka ururkan waxa ka soo qeyb galay marti-sharaf aad u tiro badan oo ay ka mid ahaayeen, Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Masuuliyiin ka socday xisbiga UDUB iyo ururadda siyaasadda ee UDHIS, RAYS, salaadiin, Xildhibaano iyo taageereyaal tiro badan. Waxaana xiligaas gudoomiye ku ...
7 hours, 50 minutes ago