46
views

Gudoomiya Maxkamada Gobolka Awdal Oo Maanta Dhaariyey Xildhibaanada Cusub Ee Dhawaan Doorshada Degmada Ku Gulaystay

courtBoorama(Lughaya) Gudoomiyaha maxkamada ee gobolka Awdal Garyaqaan C/raxmaan ayaa maanta dhaariyey xildhibaanada cusub ee dhawaan ku gulaystay doorashada golaha deegaanka ee magaalada boorama, xidhibanada ayaa saaka Aroortii hore waxay hortageen gudoomiyaha maxkamada ee gobolka Awdal si loogu dhaariyo xilka ay bulshada u qaban donaan.

Dhaarinta xildhiibanada waxaa goobjoog ka ahaa gudoomiyaha maxkamada gobolka Awdal ka sokow iyo gudoomiyaha gobolka Awdal MD: Sidci  iyo dhamaan masuuliyiin kale oo kala socda degmooyinka gobolka, iyo laamaha Amaanka dhaarinta kadib waxaa saxafaada la hadlay gudoomiyaha maxkamada oo sheegay inay dhawaan filayaan inay degmooyinka kale ee gobolkana ay dhaariyaan.

Xildhibaanada cusub  ee maanta la dhaariyey ayaa la filayaa in ay dhawaan yeeshaan kulankoodi ugu horeyey si ay ugu Ariminsadaan cida aya u dooran doonaan duqa magalada Boorama.

Tan ayaa imanaysa kadib markii dhawaan la doortay xildhibanada cusub ee degmada kuwaas oo u badan dhalinyaro la filaayo inay wax ka badalaan Arimaha bulshada ee degmada Boorama Sida Nadaafada magalada iyo Adeega kale ee u baahan tahay degmadu.

 

Lughayanews:Boorama.

Read full story >>

3
views
Raxanreeb ─   Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa soo dhaweeyey go’aankii ay mudanayaasha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uga laabteen Mooshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda,kulanka Todobaadlaha ee golaha wasiirada oo uu shir gudoominayey R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayey kusoo dhaweeyeen tallaabadii ay baarlamaanku ku joojiyeen Mooshinkii xukuumadda ay ka keeneen. R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon oo warbaahinta la hadlay markii uu kulanku soo gabagabeeyey ayaa xildhibaanada ku ammaanay go’aankii ay kaga laabteen Mooshinkii Xukuumadda ...
4 hours, 51 minutes ago
4
views
Qurbe Joog ─ London 23May13(SDN) Halkan ka daawao Xafladii 18May ee Jaaliyada Somaliland ee Turkiga ku dhaqan ku soo bandhigeen wacadaraha.Daawasho Wacan
4 hours, 51 minutes ago
4
views
Qurbe Joog ─ London 23May13Halkan ka Daawo SAWIRO xafladii 18-MAY ee SYDNEY-AUSTRALIA iyo sida sharafta badan ee ay uga soo qayb galeen madaxda xisbiga UCID oo kala ah Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng:Faysal Cali Xusen,iyo Xoog hayaha guud ee xisbiga Axmed Aadan Ismaaciil waa “Kayse Guray” iyo Marwo NUURA CIISE OOMAAR oo ah madaxda UCID-UK.
4 hours, 51 minutes ago
1
views
Qurbe Joog ─ Hargaysa 23.May (SDN) Drs, Edna Aadan Ismaaciil oo ah Maamulaha Cisbitaalka Edna Maternity Hospital ee magaalada Hargeysa oo ayaa si Xeel dheer uga Warantay Dhibaatada uu haweenka ku hayo xanuunka isu furanku Gaar ahaan Xiliyada ay Hooyadu ku Jirto Foosha ,iyadoo Cadaysay in Cisbitaal ahaan ay Kharash la’aan wax ugu qabanayaan Haweenka Xaaladahaasi la soo Dersan . Marwo Edna Aadan Waxay Hadalkan ka Jeedisay Xuska Caalamiga ah ee Cidhib tirka ...
4 hours, 51 minutes ago
1
views
Puntlandi ─ Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa soo dhaweeyay go’aanka baarlamaanku uga noqday mooshinkii ka dhanka ahaa dawladda. Waxaa kaloo goluhu ka wada hadleen arrimaha federaalaynta dalka ee la xiriira Jubaland iyo wada xaajoodka Somaliland. Ra’iisal Wasaaraha ayaa saxaafada si toos ah ugala hadlay shacabka Soomaaliyeed kadib markuu dhamaaday shirkii golaha wasiirada. Kadib markuu soo dhaweeyay go,aankii ...
4 hours, 51 minutes ago
1
views
Oodweyne News ─   Waxa la ogaysiinayaa jaaliyadda reer somaliland ee degan Magaaladda Manchester (UK) iyo Nawaaxi-geedda, in maalinta Axadda ah ee bishan May tahay 26ka ay inoo iman doonaan haddii alle yidhaaho, Weftiggi uu hogaaminaayey Madax-Weyne-Ku-Xigeenkii Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Saylici, oo ay weheliyaan:- (1) Wasiirk Difaaca ee Somaliland, (2) Wasiirka Ganacsiga ee Somaliland, (3) Wasiirka Maaliyadda ee somaliland, (4) Mujaahid Mohamed Kaahin, (5) Safiirka Somaliland u fadhiya dalkan Uk. * Waxa laga ...
4 hours, 52 minutes ago
1
views
Oodweyne News ─ Dhamaan waxaan salaamayaa halwadeenada oodweynenews iyo akhristayaasha sharafta leh ee ku xidhan, Hadaba hadii aad u baahantahay guri kiro ah, Wadanka Sweden magalada Göteborg fadlan ku soodir codsigaaga emailkan: amustafe@hotmail.com Mahadsanidin A. Ali
4 hours, 52 minutes ago
1
views
Oodweyne News ─   Garoowe(OWN)- Jaamacada Bariga Afrika ayaa ah Jaamacada ugu da’da weyn uguna balaaran deeganaada Puntland. Sidoo kale JBA waa jaamacada kaliya eel eh kukliyada Caafimaaadka iyo Cisbitaal u gaar ah (teaching hospital). Dhawaan ayaa magaalada Garoowe ee caasumada Puntland waxaa heshiis is afgarad ku kala saxiixday Wasaarada Caafimaadka ee Puntland iyo Jaamacaddda Bariga AfriKa. Heshiiskaas oo labada dhinac ay isku raaceen qodobo dhawr ahaa oo ay ka mid ahaayeeen 1) ...
4 hours, 52 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─     WAXAA HAMABLYO DHALASHO FARXADLEH DIRAYA Aabo Iid Sallan Kariye, Mama Casha Xaaji Cabdilaahi Cismaan Habo Nimco Xaaji Cabdilaahi Cismaan Cabdiqadir Eid Sallan & Xaaskii Raxma Xuseen Cabdiraxmaan Iid Salaan & Xaaska Ifraax Xassan Axmed Iid Sallan & Xaaskiisa Fadxiya Nimco Iid Salaan & Odaygeega C/laahi Ismaciil Fadxiya Iid Sallan & Odageega Xasan Axmed Ayaan Iid Sallan & Odaygeega Xabiib Axmed Barwaaqo Iid Sallan & Odaygeega Abshir Jirde Maxamuud ...
4 hours, 52 minutes ago
4
views
Oodweyne News ─   Waxa jira arimo isa soo taraya oo dhamaantood si wayn u dhiiri gelinaya tahriibka waxaana ka mid ah: 1) Kooxo qawlaysato ah oo ka shaqeysta tahriibinta dadka, kuna bixiya lacag iyo wakhti badan siday da’yarta u duufsan lahaayeen, waa shabakado isku xidhan oo xafiisyo ku leh Somaliland, Ethiopia, Erateria, Sudan iyo Libya, warar xogogaal ah ayaa tibaaxaya in kooxanahi ay dhalinyarada ku qaadaan bilaasha ilaa laga gaadhayo dalka Suudaan ...
4 hours, 52 minutes ago