61
views

HANBALYO MEHER WACAN: Eng: Mohamed Abdirahman Aden ….Eng.Germany Iyo Muna Hassan Abdi…. Kalgacal

BARAKA ALLAHU LAKA WA BARAKA CALEYHI WA JAMACA BA.INA KUMAA BIKHEYR

SALAAN QAALIYA DHAMAAN BAHWEYNTA WEB.KA OODWEYNENEWS.COM

Hooyo Ruun xaaji Ibrahim Aw madar..Iyo caruurteeda oo kala ah.

1-Amina Aden Omar Iyo Caruurteeda.
2-Safiya Aden Omar Iyo caruurteeda
3-Shugri Aden omar iyo Caruurteeda..
4-Ifraax Aden Omar..
5-Ahmed Aden Omar Xaaskiisa iyo Caruurtiisa 
6-Abdirahman Aden Omar Xaskiisa iyo Caruurtiisa
7-Cabdi Casiis Aden Omar Xaaskisa iyo caruurtiisa.


Dhamaan Dadkan oo kala Jooga Canada England  Finland Somaliland.
Waxey hanbalyo iyo Bogaadin aan la soo koobikarin U dirayaan..Mrherka farxada leh ee



                               BOQORKA IYO BOQORADA

Eng: Mohamed Abdirahman Aden ….Eng.Germany
                               Iyo
         Muna Hassan Abdi…. Kalgacal

Oo Meherkoodu ka dhacey Crown Hotel Ee Caasimada Hargeisa tarikhdu markey aheyd

Arbaca 12/12/12 .. Waxaananu leehahey Allah Swt Ha idinka Dhigo Reerkii lagu nastee lagu nagaado 
Wada Jiroo Nabad Gala Eebow Naga Yeel…Ameen Ameen Yaa Allah..

Read full story >>

20
views
Nuxur ─ Madaxweynayaasha kismaayo laga dhisay gaar ahaan midka ugu tunka wayn axmed islaam axmed madoobe ayaa waqtigii loo balansanaa madasha in lagu dhawaaqo Xukuumad ay yeelato Jubbalnd, waxaa la sheegay ka hor in uu ku dhawaaqay. Ilo Xog ogaal ah oo la hadlay bogan Nuxur.com ayaa u sheegay in ay maamulka axmed madoobe gadaal ka Riixayeen, saraakiil caan ah oo ay ka midyihiin Jeneraal gabra iyo Wasiirkii hore ee Difaaca Xukuumadii ...
2 hours, 2 minutes ago
9
views
Nuxur ─ Wararka ka imaanaya magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in Taageerayaasha Xisbiga UCID ay u Diyaar garoobayaan soo dhawaynta Gudoomiyaha Xisbigaasi Feysal Cali Waraabe. Taageerayaasha ayaa isku diyaarinaya maalmaha soo socda in ay soo dhaweeyaan Feysal oo lagu wado in uu ka soo dago Madaarka Haragysa. Feysal ayaa maalmo ka hor waxa uu la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheikh, waxaana arintaas caro Xoogan ka qaaday maamulka Somaliland, waxa uuna ...
2 hours, 2 minutes ago
5
views
Nuxur ─ Magaalada Muqdisho waxaa saacad ka hor ka bilaawday baaritaan ay wadaan Ciidamada Dowlada Soomaaliya, oo caro ka qaaday madaafiic Xalay Lagu garaacay Xarunta Madaxtooyada. Ciidamadan ayaa ku faafay saakay xaafadaha Muqdisho kuwaas oo ka bilaabay baaritaan u eg mid daalay, kadib markii xalay ay qaban waayeen madaafiicdii lagu garaacay Muqdisho. Tiro dhalinyaro ah ayaa la sheegay in saakaya Howlgalka lagu qab qabtay, waxaana wali socda Howlgalka mana jiraan hadal ka ...
2 hours, 2 minutes ago
4
views
Mareeg ─ 20/05/2013
2 hours, 2 minutes ago
2
views
Mareeg ─ Mogadishu, May 20, 2013:
2 hours, 2 minutes ago
5
views
Laacib Net ─ Afhayeenka kooxda Real Madrid ayaa shaaca ka qaaday in golaha maamulka kooxda ay maanta yeelanayaan kulan muhiim ah. Waxa uu afhayeenkaan u sheegay wakaalada wararka AFP in uu jiro kulankaas balse uusan la mid ah aheyn kulamadii todobaadlaha ahaa ee caadiyan maamulka kooxda ay yeelan jireen . Ilo wareed ayaa sheegaya in qabashada kulankaan uu [...]
2 hours, 2 minutes ago
2
views
Laacib Net ─ David Moyes ayaa u safray xarunta tababaraha Manchester United ee Carrington maanta ka hor inta uusan si rasmi ah u la wareegin shaqada tababarenimo ee kooxda. 50 jirkaan oo kulankiisii ugu danbeeyay Everton qabtay shalayto ayaa si rasmi ah u bedeli doona tababaraha fariistay Sir Alex Ferguson 1da July. Mid ka mid ah waxyaabaha ugu [...]
2 hours, 2 minutes ago
3
views
Horufadhi ─ Shir ay habeenkii sabtida oo taariikhdu aheyd 18 May 2013 ay isugu yimaadeen maamulka Jaaliyadda Kaatumo ee Imaaradka Carabta iyo shacab weynaha kasoo jeeda goboladda Khaatumo. Shirkan oo ay kaga arin sanaayeen shirkii mudada dheer ka socday magaalo xeebeedka Kismaayo kaas oo ay ka soo qayb galeen ergo kor u dhaafeysa 1500 oo isugu jira [...]
2 hours, 2 minutes ago
4
views
Horseed Media ─ Batalyoon ka tirsan ciidanka Uganda ee AMISOM ee ka hawlgala Koonfurta Soomaaliya ayaa dalkood dib ugu noqdey kadib 13 bilood oo ay ku sugnaayeen Soomaaliya. Batalyoonkan oo lagu magacaabo Group 9+ ayaa xaflad sagootin ah logu sameeyey Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho, halkaas oo ay goob joog ka ahaayeen saraakiisha u saraysa ciidanka Uganda ee Soomaaliya. Ciidamada dalkoodi dib ugu laabtey [...]
2 hours, 2 minutes ago
2
views
Bar Kulan ─ Somali National Intelligence and Security Agency (SNISA) has on Sunday dismissed allegations of blocking some 110 members of the Somali Federal government from meet in one of Mogadishu’s hotels. Director of the Somali National Intelligence and Security Agency Gen. Bashir Mohamed Jama (Bashir Gobe) distanced these allegations from the country’s intelligence security agency, saying that the [...]
2 hours, 3 minutes ago