17
views
views
komishankay ceebtuba raacday iyo xibigii dumiye oo caruurtii dubaanay iyo daran doori rasaasa duqaydiina
KULAAYEY.waxan leeyahay duur iyo fadal dhiiga hadii diinta oo inuu aad malcaamad gasheen
caruurta aad layseen amarkeeda idinkaa iska leh yaan webiga laydinkaga taalabin sababtoo ninkaad
dilaysaa waa nin aad taqaanid cadow maaha soo duuley waxaan ururada waad ku xad gubtay
liiskaaga waxaa loo diri doon UN, ,criminalcourt….. SIILANYO WILLGO A HEAD ONE DAY……
LA.SOCO TAXANAHA,,,,,,,
A BAROO
WAABILAAHI TOWFIIQ.
ali arraale
raage_61@hotmail.com
—————————————–
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.
Up coming
1
views
views
Somali Memo ─ Askarta Dowladda Federaalka ah ee jooga Magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in ragga ay qabtaan ee Sunadu ka Muuqato ay Baasiin korka uga shubaan kadibna ay dab ku qabtaan si holac daran oo aad u xanuunjiyaa u qabsado. sidoo kale waxa ay ragga qaarka tumaan xaniinyaha taasoo awoodda xagga taranka ah waxyeeleyneysa ka sokow xanuunka markaas lagala kulmayo. Sidaas waxaa lagu sameeyay laba wiil oo ka mid ah dadka degan Deegaanka ...
3
views
views
Puntland News 24 ─ Waxaa lagu qabanayaa Magaalada London Kulan Muhiim oo laga hadlaayo looguna soo bandhigaayo maalgeleyaasha Caalamka [...]
5
views
views
Puntland News 24 ─ Wafdigiii ka socday urur-goboleedka IGAD oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa barqadii maanta gaaray magaalada [...]
6
views
views
Oodweyne News ─ Hargeysa (OWN)-Dadweynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa oo saaka sameeyey isku soo bax ballaadhan oo ay kaga qayb-qaadanayeen xuska 22 guurada gooni usutaaga Somalliland ayaa waxay idhahaagu qabanayrrn muuqaalo aad u xiiso badna oo ay indhahaagu soo jiidanayeen . hadda wiil dhallinyaro ah ayaa ka mid noqday sawirkii ugu cajiibsanaa ee sannadkan kaasi oo ahaa mid ku labistay guud ahaan calanka oo jidhkiisa mariyey guud ahaantiisba saddexa midad ee kala ...
5
views
views
Oodweyne News ─ Telefishanka AL-jazeera oo ka mid ahaa boqolaalkii warbaahineed ee saaka magaalada Hargeysa wararka kala duwan ka baahinayey xuska 18 may ee sannadka ayaa waxa uu warbixino toos ah ka baahinayey wararkii dabaal degyadii ka dhacay magaalada Hargeysa. halkan hoose guji si aad u daawato muuqaalkaasi. http://www.aljazeera.com/video/ Oodweynenews.com,Hargeysa Office
4
views
views
Oodweyne News ─ Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa khudbaddii uu Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Silaanyo uu maanta ka jeediyey xuskii 18 May: —————————————————————————————————————————————————————————————- بسم الله الرحمن الرحيم السلامعليكمورحمةاللةوبركاته Dhamaan Bulshada reer Somaliland waxaan ugu Hambalyeynayaa farxada maalinta Qaranimada JSL ee 18-ka May. Guud ahaan waxaan dadkayga ku bogaadinayaa gudo iyo dibedba dabaal degga sannad guurada 22aad ee aasaaskii Jamhuuriyadda Somaliland. Waxaan Ilaahay uga mahad celinayaa Nabad-gelyada iyo Nimcada uu ...
1
views
views
Marka Cadey Net ─ Ciidamada Dowladda Kenya ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa waxay dagaalo culus kala kulmeyn Ciidamada Ururka Al Shabaab, oo iyagu so weyn uga soo horjeeda Ciidamada Dowladda Kenya. Ciidamada Al Shabaab ayaa waxay weeraro ballaaran ay xalay ku soo qaadeen Ciidamada Kenya, ee fariisimaha ku leh Deegaanka Buusaaro oo 40km u jira Degmada Ceelwaaq ee [...]
1
views
views
Laacib Net ─ Tababaraha kooxda Napoli Walter Mazzarri ayaa shaaciyay in maanta uu qabanayo kulan wareed iyadoo la filayo in uu ku shaaciyo in kooxda uu la sii joogayo iyo in kale sida webka Sports Mall laga soo xiganayo . Hishiiska 51-sano jirkaan ee Napoli ayaa dhamaanaya xagaagaan waxaana wararka inta badan ay la xariirinayaan in uu qabanayo [...]
1
views
views
Laacib Net ─ Wargeyska Mirror ayaa qoraya mar kale wararka ku aadan in gool hayaha Liverpool Pepe Reina uu aadayo kooxda Barcelona xilli ciyaareedka dambe iyadoo markaan ay shaaciyeen qiimaha lacagta . Barcelona ayaa baadi goobeysa gool haye cusub ka dib markii midkooda haatan Victor Valdes shaaciyay in kooxda hishiis cusub u saxiixeyn , xilli sidoo sidoo kale [...]
1
views
views
Horufadhi ─ dhiiga culimada oola banaysto 4