11
views

Natiijadii Ay Maxakamaddu Dib Ugu Celisay Komishanka Oo Khilaaf Ka Dhex Abuurtay Komishanka

Hargeysa (OWN)- Natiijadii ay maxakamadda degmada Hargeysa ay dib ugu  celisay komishanka doorashooyinka ee ay ku  ku gacan-saydhay in ay  iyadu dib u eegid ku samayso natiijadii ay komishanku hore uga soo saareen codbixintii doorashada ee degmada Hargeysa  ee ay maxakadda u soo gudbiyeen ayaa waxa ay khilaaf ka dhex abuurtay xubnaha   komishanka .

 Sida ay ilo xog-ogaal ahi u sheegeen Oodweynenews   waxa  uu arrinkani khilaaf ka dhex dhaliyey  guddoomiyaha guddida doorashooyinka Ciise Yuusuf Xamari iyo ku-xigeenkiisa Cali Khadar Xasan Cismaan ( Cali-kubad) khilaaf kaas oo salka ku haya guddoomiye Ciise Xamari oo doonaya  in ay iyagu  guddi ahaan ay dib u tiriyaan  iyo ku-xigeenkiisa oo soo jeediyey in ay sidii hore ugu dhawaaqaan natiijadna  sideedii  hore, taas oo khilaaf xoogan ka dhex aloostay labadan masuul.

Markii uu soo ifbaxay  khilaafkan  u dhexeeya   guddoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa  oo markii hore la sheegay in uu gudoomiye Xamari Uu xilka iska calisay ayaa haddana waxa la sheegay in uu yahay uun khilaafkaa u dhexeeya   isaga iyo ku-xigeenkiisa Cali-kubad ee aanay jirin cid xilka iska casishay .

Arrinkan ayaa waxa uu dhallin karaa muran xoogan oo sii xididaysta  oo u dhexeeya komishanka iyo ururada  iyagu hore uga cabanayaayey natiijada  doorashada.

Oodweynenews.com,Hargeysa Office

Read full story >>

2
views
Oodweyne News ─ Ugu horreyn waxaa mahadoo dhan iska leh Ilaahay (SWT). Marka xigtana waxaan u mahad-celinayaa bulshadayada qiimaha badan ee dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ku kala sugan, ee ka damqatay dhibaatada nagu dhacday ee haatanna lanoogu biiriyey dibin-daabyooyin lagu rabo sidii loo fakadsiin lahaa Gacan-ku-dhiiglihii Aabahayo dilay. Wax la ogaa iyadoo marar dhawr ah aanu warbaahinta marinay isla markaana xafiisyadii ay khusaysay u gudbinay, digniino iyo cabashooyin xooggan oo aanu kaga dardaar-werinay, ...
7 hours, 8 minutes ago
2
views
Oodweyne News ─ BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM ASSALLAAMU CALEYKUM WA RAXMA TULLAAH AFAR BAAQ OO IS BARKAN Ka dib sallaantaa islaamka ee kor ku xusan waxa aan doonayaa in aan manta usoo jeediyo ummadda reer SL dawlad iyo shiba Qurbo jog iyo inta dalka gudihiisa aamintay eek u noolba guud ahaan warqadan oo ah (AFAR BAAQ OO IS BARKAN) kuwaas oo ah arrimahan hoos ku suntan AKHRISTOOW   Hadaba waxa aynu aragnaa had iyo ...
7 hours, 8 minutes ago
2
views
Oodweyne News ─ akhristayaal sideedaba musuq maasuqu wuxuu galaa meelo faro badan sida xoolaha umada oo si gaar ah loogu takri-falo iyo habka loo qaato shaqaalaha dawlada iyo eexda lagu naas nuujiyo dadka qaar,hadaba maqaalkan waxaynu ku lafa guri doona siyaabaha kala duwan ee xukuumada siilaanyo ugu dhaqanto musuq-maasuqa. 1: tan iyo markii ay xukuumada siilaanyo talada dalka la wareegtay waxaa hantidii umada ka faa’iidaysta waa qabiil qudha oo ah qabiilka uu ka ...
7 hours, 8 minutes ago
2
views
Oodweyne News ─ Burco(OWN)- Ibraahim Axmed Rooble oo loo yaqaan Neershiya Wuxuu ka mid ahaa macalimiintii waaweynad ee gobolka togdheer, in ka badan 35-sanadood ah waxa ka dhigayay dugsiyadda sare ee burco eek ala ah, sh. Bashiir, Farsamada gacanta , Daaqa qaranka , 15-May iyo kuwo kale oo badan Balse hadda waxa uu u jiifaa xanuun culus oo asiibay, dhakhaatiirta caafimaadkuna ku taliyeen in wax lagaga qaban karo dhakhtaro dibadeed oo la geeyo. ...
7 hours, 8 minutes ago
5
views
Awdal Press ─ Awdalpress.com
7 hours, 9 minutes ago
3
views
Somali Midnimo ─ Abdinasir Abdi Community Activist Oo La Hadlaya Muslimiinta Yimid Maxkamadda Federal Court House Minneapolis. MINNEAPOLIS:- Waxaa Idaacadda VOA ee Codka Maraykanka qaybteeda Soomaaliga laga siidaayey Waraysiyo laga qaaday Qaraabada Gabdhaha Muslimaadkaa iyo Wiilasha Maxkamadda Federal Court House ee Minneapolis ay ku ridday xukun dulmiya, sidoo kale waxaa VOA waraysatay Abdirizaq Bihi oo kamida qaraabada Wiilashoodu ay Aadeen Soomaaliya iyo Haweenay la yiri waa Afhayeenka Dacwad oogidda Maxkamadda. Waxaa kamida Dadka ...
8 hours, 6 minutes ago
2
views
Somali Midnimo ─ On Saturday 1st Rajab 1434 (11/05/13) Hizb ut Tahrir Wilayah of Egypt convened an economic seminar in the premises of the ‘Lawyers Association’ under the title: ‘The economic crisis of Egypt, the roots, causes and the solution’. The seminar began with the recitation of verses of the Quraan Al-Kareem which was followed by the showing of a video prepared by the Hizb for the seminar which highlighted the roots of ...
8 hours, 6 minutes ago
6
views
Puntland News 24 ─ Waxaa magaalada London ee cariga Ingrisska shalay lagu qabtay shir ay ka soo qeyn galeen, [...]
8 hours, 6 minutes ago
2
views
Oodweyne News ─ TOG WAJAALE(OWN)- Wax anta socdaal kadis ah ku yimi kastamka degmada tog wajaale Hantidhawraha guud ee qaranka jamhuuriyada Somaliland mudan maxamuud aw cabdi ibraahin oo ay waheliyaan agaasimaha guud ee ilaalinta iyo dagalka cali sheikh maxamed axmed oo socdaal shaqo ku yimid kastamka kalabaydh iyo kastamka tog wajaale iyaga oo daba socda juwano foojari ah oo baryahandanbe kastamka kalabaydh iyo ka wajaale loo ga shakiyey iyada oo ay galalafeen baadhisna ...
8 hours, 6 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ Bahda saxaafada Iyo shacbiga Soomaalilandba waxaan leeyahay Hambalyo,farxad wanaagsan ilaahayna sandakaa sanadkiisa Iyo Soomaaliland oo hesha Ictiraaf caalami ah. Cadawga Soomaaliland waxaan leeyahay aragteye maxaad odhan ma indhahaad wax kaga guri.Wali waxa socda dabaaldagii shacabka Soomaaliland u dabaaldegayeen 22 guuraadii ka soo wareegtay la soo noqoshadii Jamhuuriyada Soomaaliland,dabaalegaas oo aan si la soo koobi Karin uga dhacay dhamaan Gobalada Jamhuuriyada Soomaaliland Laasqoray ilaa Lawyacado taas oo ay ka soo qayb ...
8 hours, 6 minutes ago