37
views
views
Raysulwasaare Saacid oo ku dhawaaqay Wasiiro Dowlayaal Iyo Wasiiro Kuxigeeno
Waxaan Idiin soo Gudbinaynaa wasiiradowlayaasha Iyo wasiiro ku xigeenada Maanta lagu dhawaaqay 5 Wasiiro Dowlo [...]
Up coming
2
views
views
WidhWidh ─ Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in aanay wadamada Reer galbeedku ku jirin dagaal ka dhan ah Islaamka, isla markaana aanu ogayn cadaawad ka dhan ah reer galbeedka oo Islaamku wadaan, sidaa awgeed waxaa jira dagaal lagula jiro ururka Al-Qaacida. Madaxweyne Obama oo ka hadlayay khudbadiisa todobaadlaha ah ee uu dadkiisa iyo dunidaba u jeediyo, ayaa tilmaamay in ay jiraan, aragtiyo rumaysan in dagaal midba midka kale ku hayaa u ...
7
views
views
WidhWidh ─ Cumar Burale Axmed oo isagu sheegta inuu yahay Maamulka Jubba State waxaa maanta Hoyga uu ka daganyahay Magaalada Kismaayo kulan ku yeeshay Coll Barre Hiiraale, Cabdi Baalle, iyo Cumar Buraale Axmed oo iyagu sheegta Maamulka Jubbaland State. Riix Halkaan Ee Dhageeyso Maqalka Kulanka ayaa waxaa looga hadlay arimo badan oo khuseeya xaalada Jubbooyinka iyo sidii looga gudbi lahaa Caqabadaha faraha badan ee ka taagan magaalada Kismaayo. Cumar Buraale ayaa sheegay ...
1
views
views
WidhWidh ─ Wasiirka ganacsiga, Xuduudaha iyo Kastamada ee dalka Turkiga Hayati Basidiji ayaa shaaca ka qaaday, in xukuumadiisu bilaabayso gidaar silig ka samaysan oo ay ka samayn doonto xuduuda dalkiisu la wadaago waddanka Suuriya. Wasiirka oo u waramayay telefishanka NTV, ayaa sheegay in sababta wakhtigan keentay in gidaarkaas la dhisaa ka dhalatay, xaalada amaanka ee dalka Suuriya oo ka sii daraysa iyo dadka sida sharci darada ah ku soo galaya dalka Turkiga ...
2
views
views
Somali Memo ─ Dagaallo culus ayaa dib uga qarxay gudaha dhulka Soomaalida Kenya gumeysato ee NFD loo yaqaan,khasaara isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ciidanka Kenya kasoo gaaray dagaalka. Wararka ka imaanaya wadada isku xirta Mandheera iyo Nairobi ayaa sheegaya in xoogag huhubeysan ay xalay weerareen kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidanka Milleteriga Kenya. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in wadada loo galay ciidan ka amba baxay Mandheera kunasii jeeday dhanka magaalada Nairobi,dad ...
3
views
views
Somali Memo ─ Xilli amaanka uu faraha kasii baxayo magaalooyinka dhaca gobolada waqooyi Bari Soomaaliya ee Puntland loo yaqaan ayay dib u bilaawdeen dilalka qorsheysan. Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay xalay gudaha magaaladaasi ku toogteen askari katirsanaa ciidanka Daraawiishta Faroole taabacsan. Goob Joogayaal ayaa sheegay in rag hubaysan ay toogteen askariga xilli uu kasoo baxayay saldhigga booliska magaalada wuxuuna kusii jeeday suuqa weyn ee magaalada,xoogagii weerarka geystay ...
15
views
views
Puntlandi ─ Warbaahinta Puntlandi waxaa gacanta usoo gashay warbixintii ay IGAD kadiyaariyeen booqashadii Muqdisho iyo Kismaayo ee lagu soo indhabindhaynayay khilaafka Dowlada federaalka iyo Dowlada Jubaland. Warbixintaan waxaa beri la hordhigayaa Shir gaaracoo ay yeelan doonaan IGAD. warbixintaa hoos ka akhriso, oyadoo Soomaaliyaysana waan idiinsoo gudbin doonaa. Linkiska hoose ka akhriso warbixinta REPORT ON THE IGAD MISSION TO MOGADISHU AND KISMAYO 16
3
views
views
Puntland News 24 ─ Gudiga nabadglyada magaalada Gaarisa iyo qaybaha bulshada ayaa kulan ka yeeshey dilal ka dhacay magaalada [...]
1
views
views
Puntland News 24 ─ Qarax ka dhacay magalaada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan duhurnimadii maanta ayaa sababay inay ku [...]
2
views
views
Oodweyne News ─ Darasalam (OWN)-Xukuumadda Tansaaniya ayaa u diraysa Ciidanka Difaaca Dadka magaalada Mtwara kadib markii uu mudaaharaad aad u wayn oo ay sameeyeen dadka ka soo horjeeda dhismaha dhuumo gaas ah oo isku xidhaya Mtwara ilaa Dar es Salaam isu baddalay shaqaaqo. Wasiirka Arimaha Gudaha Emmanuel Nchimbi ayaa go’aankaas ka hor sheegay baarlamaanka maalintii Khamiista (23-kii Maajo). Wuxuu sheegay in xukuumaddu ay go’aansatay in ay sugto “sharciga iyo kala danbaynta” Mtwara, aynana ...
1
views
views
Laacib Net ─ Manchester United ayaa ceyrisay tababare ku xigeenkii Ferguson Mike Phelan iyo tababaraha goolhayayaasha Eric Steele. Phelan ayaa bedelay Carlos Quieroz isagoo noqday tababare ku xigeenka Ferguson 2008dii, waxaana uu kooxda ka caawiyay inay qaado seddex Premier League, labo Capital One Cup iyo hal Club World Cup waqtigiisii uu ka mid ahaa shaqaalaha Old Trafford. 50 [...]