8
views
views
RW Saacid oo Dhameystiray Golihiisii Wasiirrada
Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magacaabay shan wasiiru dowle iyo labaatan wasiir ku-xigeen.
Up coming
3
views
views
Golis News ─ Hargeysa(Golisnews)- Daawo Af-hayeenka Xisbiga Wadani Ee Wadanka Germany Oo Maanta Ummadda Somaliland Hambalyo udiray Miyir Cali Xuseen Hargeysa Golisnews Office info@golisnews.com Tel : 00252 634046313
3
views
views
Golis News ─ Hargeysa(Golisnews)- Daawo Maanso Qiiro Leh Oo ay Hal-abuurtay Abwaanada Da’a yar Ee Hoodo Maxamuud Nuur Miyir Cali Xuseen Hargeysa Golisnews Office info@golisnews.com Tel : 00252 634046313
6
views
views
BBC Somali ─
5
views
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Hargaysa) 18 May –13Munaasbado lugu maamuusayo 18-ka May oo ku beegan markii ay Somaliland ku dhawaaqay inay ka go’ay Soomaliya inteeda kale, ayaa maanta lugu qabtay magaalooyinka ku hoos taga maamulkaas. Wariyeyaasha Bar-kulan ee magaalooyinka maamulka Somaliland ayaa sheegeen in fagaareyaasha magaalooyin Hargaysa, Boorama, Burco iyo kuwo kale ay isugu yimaadeen dadweyne farabadan oo debbaal-degga ka qeybqaadanayay. Siyaasiyiin, ciidamada kala duwan ee maamulka ayaa sidoo kale ka qeybgalayay dabbaal-degyada. Madaxweynaha ...
3
views
views
Awdal Press ─ Daawo: Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee G/Awdal oo ka hadlay 18 May, kuna tilmaamay munaasabad u gaara Kulmiye
5
views
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Dimishiq) 18 May, 13–Sarkaal sare oo ka tirsan Milatariga Mareykanka ayaa ku tilmaamay shixnad gantaala ah oo Rusia ay u dirtay Syria mid ku soo beegmay waqti xun nasiib darana ah. Gudoomiyaha Taliyeyaasha Ciidamada Mareykanka, General, General Martin Dempsey, ayaa sheegay shalay in gantaalahan ay geesinimo gelin doonaan Madaxweyne Asad isla markaana ay sii daba dheereyn karaan rafaadka ka taagan Suuriya. Waxa uu sheegay in Mr. Assad laga yaabo inuu ...
11
views
views
Awdal Press ─ Daawo: Sheeko Qosol leh oo Oday Caaqil ahi kala kulmay Fagaarihii maanta ee 18 May ee Borama iyo Makarafoonka sida looga qaaday..
28
views
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 18 May 2013: Ilaa 158 kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxaa maanta laga horjoogsaday kulan ay ku lahaayeen Hotel City Palace ee Magaalada Muqdisho. Xildhibaanadaan ayaa waxay kulan iyo qadaba ay ku lahaayeen Hotel City Palace, iyadoo kulankaan uu qeyb ka yahay kulamo, ay maalmihii ugu dambeysay ku qaadanayeen Hoteelada ku yaala Magaalada Muqdisho. Ciidamada Nabad Suggida ayaa waxay u taggeen Maamulka Hotel City Palace, waxayna kaga ...
18
views
views
VOA Somali ─ Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkan marti ku ah Dr. Cali Cabdi Ciise, oo ah madaxa Xarunta Daraasaadka Dhaqaalaha iyo Siyaasadda ee Geeska Afrika (HESPI) oo saldhigeedu yahay magaalada Addis Abba ee Dalka Ethiopia.
27
views
views
VOA Somali ─ Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo ka hadlayey furitaanka goob waxbarasho oo ku taalla Muqdisho, ayaa si gaar ah u taabtey xaaladaha ka taagan Somaliland, gobollada Jubbooyinka iyo arrimo kale.