views
Waxaa yaab ah Dadweynow Protocolka xukuumada Siilaanyo sida ay Daciif u tahay ma ila aragteen !
waxaan qoraalkeyga maanta isoo rogaal celiyey waxaa weeye in aan dhaliil huwiyo kooxda ceebeysan ee xukuumada maanta talada dalka heysaaa geedaha waxay isugu xoqdaaa waxaan qabanay waxa iyo waxaa iyo waxaa.
waxaan layaabay haba faanteee madaxweyneheena deee midowga yurub waxbarasho gayiga somaliyeed loogu talagalay in uu loo soo fariisiyo ma aheyn iyadoo lagu amaanayo xukuumada maanta jirta waayo madaxweynaha jamhuuriyada haddii ay ceeb ku dhacdo inagoo dhan way inaga dhacday aduunka inooma kala yaqaan reero waxuu u yaqaan madaxweynihii Somaliland waxaase ceeb ah in recordka gabadh reer yurub oo lacag dawarsi yurub laga soo guray ilaa kaniisadaha in aan madaxweyneheena jamhuuriyada la horkeeno aan ku faano aan nidhaahno dalkeenii waxaas oo waxbarasho ah ayaa kulmiye soo kordhiyey deeqahan waa is dabayaalaan waxay ku socdaan mudnaan iyo sharciyad midowga yurub.
waxaan dooneynaa xukuumada maanta jirta in ay noo keenaan qorsho cusub dowladaha carabta lagula macaamilaayo dhaqaale kobcinta dalka qeyraadka dalka kaas ayaan u aqan wax qabad lagu faano mashaariic dawarsi ah in lagu faano ma ahan iyo shacabka wax qabadkoodu isbadalkuu kaa ma ahan iyo lacagtii Airporka wasiirka duulista lunsanayo.
Haba ahaa teee dulucda ujeedada qoraalka Mudane Madaxweyne wasiiradaada iyo adigaba badala kooxda protocolka idin qaabilsan waxaaba shaki gali kara madaxweyne in aad xukuumado hore aad la soo shaqeysay yaa protocolka dowlada maamula yacni state protocol ayaa jira kaasna waad ka warqabtaa in aduunka wadan walba uu leeyahay protol managment. aad taagan tahay qaran dhan adigoo hawsheeda hayo in laguu soo fariisiyo inan yar qaaraan sido in laguu soo fariisiyo madaxweyne waan ka xishooday waa bahdil maamul goboleedka puntland wasiir ayey u direen arinta noocaas ah waa shaqada Dj waxbarashada.
shaqadii Dj ayaa waxaad arkeysaa ilaa madaxweyne in ladaadihinaayo goormee Somaliland Madaxweyne heeda sidan u bahdilmay maxaa inagu dhacay habaarkaan halkuu ka yimid.
maamul goboleed ayaan ka hooseynaaa waa cajiib faankii waxqabadka ma in sumacadii madaxweynaha la dilo miyey mareysaaa.
Maalin dhaweyn waxaa jirtay in wasiirka caafimaadka Dj uu fasaxay talaalka intii lays hortaagay nin cadaan ayaa somaliland loo diray barnaamijkaas Nairobi aad ayey ugu adkaatay in ay somaliland hor istaagto markii ninkii cadaanka Nairobi ka tagaayey waxuu codsaday hayada u qabilsan in wax alaale iyo waxii lagu furdaamin karo lasoo siiyo si arintaa loo sii wado marka sidaa awgeed waxaa dhacday isagoo filaayey laaluush in ay kubixiyaan ugu yaraan kontun oo dollar in laga codsaday sadex kun bal ilaah baan idin ku dhaarshee ceebta dalka ka soo burqaneysa arka in masuul dhan uu weydiisto 3000 $ dollar in lasiiyo haddii kale mashruucaas aan la sii wadi kareyn.
Mudanne Madaxweyne Xukuumadii hore waxay kugu dhaanto waa Protocol fadlan isxaqiraada ma wanaagsanee kaga dayda.
u yeera Daahir Riyaale Ambassader Awil, wasiirkii hore arimaha dibada ducaale, Ali waran cade
u yeera madaxii hore oo latashta waa muwaadiniin qaabka loo adeegsado protocolka ileyn xukumadii waa dhaawacdeen sharaftii qaranka wabilaahi towfiiq.
Sawirkaa bal eega Protocal ahaan Madaxweynaha iska daayo wasiirada ayaan xaq u laheyn in ay soo dhaweyso waxaa xaq u leh in uu hawshaa qabto Dj sawirkaa kor ku jira bal dib u milicsada .
waa xukuumada aan waxba xeerineyn.
AHMED BASHIIR MOHAMED (AHMED SAFARI)
somalilandfirst@hotmail.com
+254722819048
Up coming
views
views
views
views
views
views
views
views
views
views