6
views

Dhageyso:Gudoomiyeyaasha Baarlamaanada Somalia iyo Jabuuti oo maanta kormeeray Dekada Magaalada Muqdisho

19

Kadib kormeer maanta ay ku tageen Labada gudoomiye Baarlamaan ee Somaliya iyo Jabuuti Dekada Weyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxay kusoo wareegeen waaxaha kala duwan ee Dekada ay ka kooban tahay ee dhageyso.

HALKAAN KADHAGEYSO

 

Read full story >>

43
views
Somali Swiss ─ Yusuf Garabey
9 hours, 9 minutes ago
29
views
Somali Midnimo ─ Saacid Shirdoon Doqon Doqomo Kale Shirinaya!. MUQDISHO:- Doqonkii Daarood Saacid Shirdoon oo Carrabkii Bararay siduu Qaad u cunayey ayaa Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa, malaha wuxuu u maleeyey Dad Dhagoolayaala in uu la hadlayo, waxay kamid tahay Dhibaatada haysata Dadka Madaxda sheegta ee Soomaalidaa, wuxuu leeyahay Mucaaradka Mooshinka keenay wax yar ayuu ahaa 10 Illaa 15 Qof, dhinaca kale wuxuu leeyahay Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa 55 Xildhibaan oo ka laabtay Mooshinka ...
9 hours, 10 minutes ago
4
views
Qurbe Joog ─ MOGADISHU May 23 2013 (SDN) — Weeraro isxigxigay oo ay kooxaha Islaamiyiinta Soomaaliya ka geysanayeen caasimada Muqdisho ayaa ku qasbeysa maalgaliyayaal, Ganacsato iyo shaqaalaha gargaarka in ay la yimaad fikir kale oo ku aadan balaarinta howlaha ay Muqdisho ka wadaan. Ciidamada AU iyo kuwa Soomaaliya ayaa Al Shabaab ka saaray caasimada bishii August 2011, markaasi oo Muqdisho loo arkay goob ka nabdoon sidii ay sanado hore soo ahaan jirtay. Soomaalida ...
9 hours, 10 minutes ago
15
views
Puntlandi ─ Farshaxanka caanka ah ee Amin Arts oo farshaxankiisa ku muujiyay in Dowladda Somalia ee uu hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh ay ku waddo umadda soomaliyeed ee 23-sano colaadda iyo abaarta dilootay wadadii colaada, kala qaybinta, dagaalada sokeeye iyo burbur hor leh oo dib uga bilaabma dalka Soomaliya. Farshaxanka ayaa ku muujiyay sawirkiisa sida umadda soomliyeed ay uga murugsan yihiin, islamarkaana ay uga niyad jabsan yihiin siyaasadda Dowladda Soomaliyeed. Halkaan hoose ka ...
9 hours, 10 minutes ago
4
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
9 hours, 10 minutes ago
3
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
9 hours, 10 minutes ago
11
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
9 hours, 10 minutes ago
9
views
Horufadhi ─ Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ah raysal wasare ku tiirsan awooda kooxda daamu jadiid ee beesha Hawiye ayaa ka markii lacago badan oola bixiyey looga badbaadshey in laga tuuro kursiga markale weeraray shacabka Jubaland iyo rabitaankooda.   HALKAN KA DHAGAYSO. hORUFAHDI.COM@GMAIL.COM
9 hours, 11 minutes ago
21
views
Horufadhi ─ Hogaamiyaha daamu jadiid Xasan Maxamuud Culusow ayaa maanta lacag qaybin u sameeyey xidlhibaanada fadhiidka ah ee Muqdisho, kuwaasoo lacagihii hore ee horumariska ahaa baaqigii ka hadhay maanta la siiyey. Xasan Culusow oo halkaas ka hadlay ayaa ku jees jeesay xubnahan uu horkacayey Jawaari oo noqday Tuul lacag lagu shubto. HALKAN KADHAGAYSO.    
9 hours, 11 minutes ago
8
views
Harowo
9 hours, 11 minutes ago