14
views
views
Dhageyso:Golaha wasiirada oo shir xasaasi yeeshay Oga hadlay Visooyinka lagu soo Galo Soomaaliya laguna raadiyo shaqooyinka..
146
Kadib kulan ballaaran oo maanta golaha Wasiirada ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxa looga hadlay arimo kala duwan.
Kulanka oo saxaafada banaan joog ka ahayd ayaa markii kulanka uu soo dhamaaday ayaa waxa wariyeyaasha shir jaraa’id uqabtay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta C/llaahi Ciil mooge isagoona sheegay in looga dooday arimo ay ka mid tahay soo celinta gaadiid ay dawladu leedahay.
HALKAAN KADHAGEYSO
Up coming
3
views
views
Laacib Net ─ Ilo wareedyo laga xiganayo kooxda Borussia Dortmund ayaa sheegaya in xiddigooda garabka midig ka ciyaara ee Lukasz Piszczek uu galayo qaliin looga sameynayo bowdada. Waxaa lagu wadaa in qaliinkaas uu dhaco ka dib kulanka Finalka Champions League ee ay lala eeyihiin kooxda Bayern Munich . Waxaa lagu waramayaa in haddii ay dhacdo in qaliinkaas lagu [...]
2
views
views
Idhanka ─ Xildhibaannada baarlamaanka ayaa dib uga laabtay maanta Mooshin ay ka keeneen xukuumadda Soomaaliya sida uu ka sheegay fadhigii maanta ee baarlamaanka guddoomiyaha baarlamaanka Somaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari). Kulankii maanta oo ay soo xaadireen 200 xildhibaan ajadahiisaa uu ahaa in laga doodo mooshinkii ay xukuumadda ka keentay ayaa la joojiyay, kaddib markii uu guddoomiyaha baarlamaanka ku dhawaaqay in mooshinkaas laga laabtay. “Mudanayaal badan ayaa warqado ii keenay, kuwaasoo ay ...
1
views
views
Horufadhi ─ Diyaad Cabdi Kaliil oo kamid ah Saraakiisha dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan gobolka Gedo ayaa soo dhaweeyay Maamulka Jubbaland ee dhawaan loo doortay inuu Madaxwayne ka noqdo Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). RIIX HALKAN SI AAD U DHAGAYSATO Waxaa uu sheegay inuu soo dhawaynayo Maamulka Axmed Madoobe isla markaana uu yahay nin in [...]
1
views
views
Horufadhi ─ Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka tirsan Baarlamankana ayaa dib uga laabteen mowshin ay hore uga keeneen xukuumada. Shirka maanta ee Baarlamaanka waxaa soo xaadiray 200 oo xildhibaan waxaana gudoominayay Afahayeenka Baarlamaanka Maxamed Sh. Cismaan Jawaari iyadoo ajandaha fadhiga maanta uu ahaa in laga doodo moowshin ay xukuumada ka keeneen xildhibaanno gaarayay Boqol [...]
1
views
views
Bar Kulan ─ Hay’ad samafal oo maxalli ah ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiisay qaar ka mid ah naafada ku dhaqanka magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Hay’adda haweenka ee XAMDI ayaa deeq isugu jirta bariis iyo saliid waxay u qeybisay 20 qof oo ka mid ah dadka naafada ah ee ku dhaqan magaalada, kuwaas oo laga soo [...]
1
views
views
Bar Kulan ─ Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon has today cordially received high delegation led by the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Mahamat Saleh Annadif in the Somali capital, Mogadishu. A press release issued from the office of the Prime Minister stated that the meeting between Somali Prime [...]
1
views
views
Badweyn ─ Number of View :122Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maxamed Saalax Anaadif iyo xubno ka tirsan saraakiisha sar sare ee Amisom. Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la yeeshay wakiilka ayaa waxaa diirada lagu saarayey arrimaha amniga iyo horumarada ay ka sameeyeen ciidanka Amisom iyo kuwa dowladda dagaalka ay kula jiraan kooxda xag-jirka ah ee ...
1
views
views
Badweyn ─ Number of View :13Wasiirka gaashaan-dhigga xukuumadda federaal-ka ah ee Soomaaliya, Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa maanta la kulmay madaxweynaha waddanka Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir Cabdi Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi iyo Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii dowlada Suudaan ay u kaalmeyn laheyd dowlada Xassan Sheekh Maxamuud gaar ahaan dhanka meleteriga. Wasiirka difaaca Soomaalda ayaa markii uu lakulmay madaxweynaha waqooyiga Suudan waxa uu ku wareejiyay dhanbaal uu ...
1
views
views
Badweyn ─ Number of View :17Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya, maxamad Ismaan Jawaari ayaa maanta si cajaa ib badan ugu dhawaaqay fashilaadii soo wajahday xildhibaanadii waji gabaxa kala kulmay mowshinkii xukuumada lagu maja xaabin lahaa. HALKAAN KU DHUFO SI AAD U DHAGEYSAYO
2
views
views
Awdal Press ─ Daawo: Filim qosol ah Koox sidata Meyd oo dadkii khalkhal gelisay daawo sida looga kala cararayo..