66
views

Dhageyso:Liiska Magacyada Wasiiru dawlayaasha iyo Wasiir kuxigeenada Xukuumada Somaliya oo lagu Dhawaaqay

161

Waxaa maanta Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka 1aad ee Xukuumada Somaliya Dr Saacid Faarax Shirdoon waxa lagu magacaabay wasiiru dawlayaasha iyo wasiir ku xigeenada Xukuumada Somaliya ee Akhriso:

HALKAN KADHAGEYSO

Read full story >>

4
views
Raxanreeb ─ Gaalkacyo[RBC Radio]Tartankan ayaa socdey muddo kasoo ardeyda ay ku tartamayen maadadda caafimadka,ardadaasi oo ah kuwa wax ka barta machadka waxbarashada iyo caafimaadka ee RPS oo ku yaal magaalada Gaalkacyo.   Munaasabad lugu maamusey kama danbaysta tartanka ayaa lagu qabtay xarunta machadka ee Gaalkacyo taasoo ay ka soo qayb galeen maamulka macadka,ardayda wax ka dhigata macadka iyo marti sharaf lagu casumay. Kama danbeysta tartanka ayaa waxaa isku arkay fasalada Hormuud iyo ...
3 hours, 52 minutes ago
16
views
Raxanreeb ─ Addis ababa(RBC ) Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka urur goboleedka IGAD ayaa walaac ka muujiyey xaaladaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose waxayna ku booriyeen dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in ay hormuud u noqoto shir dib u heshiisiin oo la isugu keenayo kooxaha isaga soo horjeeda gobolada Jubbooyinka kaasoo lagu qaban doono magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya , iyadoo la dajinayo qorshe nabadeed oo ku aaddan dhismaha maamul ...
3 hours, 52 minutes ago
4
views
Oodweyne News
3 hours, 52 minutes ago
8
views
Murtimaal ─ Fanaanada Aad ka loo jecelyahay Ikraan Maxamed Carraale Ay soo saartay Hees ay ugu Magac Dartay Xamar way nabdoon tahay oo erayadeeda la sameeyey dhawaan aya waxa ka mid erayada Heesta sidan xamareey xidigtii wadankaa xariirtiyo dheemaankaay Xuduntii Dalkeygaay tii aan xumaan iyo xaasidnimada lahaynee lagu wada xaroobaay!!!! ♥♥ Heestan oo ah hees aad u cod macaan ayey fananadi ku amaanaysa magaalada ay ka soo jeedo oo ay jeceshay inay ...
3 hours, 52 minutes ago
3
views
Mareeg ─  24/05/2013
3 hours, 52 minutes ago
4
views
Lughaya ─ Borama LUGHAYA.COM – Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa casumaad qado sharafeed ah ku martiqaaday odayaasha dhaqanka ee gobolada Awdal iyo Salal oo uu wehelinayo ugaaska Beelaha Gadabuursi ugaas Cabdirashiid Ugaas Nuur Ugaas Doodi, Ahmiyada madashan ayaa ahayd mid kusalaysan adkaynta amaanka iyo nabadgalyada sidaasi darteeed na waxa ay Wasiirka iyo odayaashu isdhaafsadeen hadalo duur xul u badnaa oo tabashooyinka beelaha gobolada Awdal iyo Salel . Maamulka ...
3 hours, 52 minutes ago
3
views
Laacib Net ─ Sky Sport Italia ayaa sheeganeysa in Andrea Stramaccioni xalayto loo sheegay in laga ceyriyay Inter Milan ka dib xilli ciyaareed dhibaato leh. Agaasimaha farsamada Nerazzurri Marco Branca ayaa la fahamsan yahay inuu taleefan kula hadlay tababaraha xalayto isagoo u sheegay go’aanka kooxda. Stramaccioni, oo la shaqaaleysiiyay March 2012 ayaa qandaraaskiisa Stadio Giuseppe Meazza waxa uu [...]
3 hours, 52 minutes ago
5
views
Galgala News ─ Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland State General C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalada Kismaayo iyo Dowladda Federaalka diidmada ay ka muujisay Maamulka Jubbaland. Wuxuu sheegay Jen Fartaag Madaxwaynaha Jubbaland inuu yahay Sheekh Axmed Madoobe, isagoona xusay cid kale inaysan iska sheegan Karin, dhinaca kalana wuxu hoosta ka xariiqay raga kale ee sheegtay Madaxwaynaha Jubbaland inaysan ahayn kuwa wax badan ...
3 hours, 52 minutes ago
3
views
Galgala News ─ Baarlamaanka federaalka ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay mudane Xasan Shiiq Maxamuud madaxweynaha dalka, Maxamed Shiiq Cusmaan “Jawaari” afhayeenka Baarlamanka dalka, Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” R/wasaaraha Xukuumada iyo mudaneyaasha Baarlamaanka ee iyaga loo sameeyay qadada. U jeedada uu madaxweynuhu uu qadada ugu sameeyay xildhibaanadu waxa ay aheyd inuu uga mahad celiyo sida dareenka wadaniyadeed leh oo ay uga noqdeen mooshin ay markii hore xukuumada ka keeneen iyo in la ...
3 hours, 52 minutes ago
3
views
Bar Kulan
3 hours, 53 minutes ago