views
Xildhibaan Axmed Siyaad Muxumed Giire OO kamid Xubnihii Xisbiga Kulmiye uga soo baxay Golaha Deegaanka Caasimada oo Bulshaweynta Somaliland Hambalyo udiray

Hargeysa(Golisnews) Xildhibaan Axmed Siyaad Muxumed Giire OO kamid Xubnihii Xisbiga Kulmiye uga soo baxay Golaha Deegaanka Caasimada ayaa kulan uu saaka Magaalada Hargeysa Kula yeeshay Bahda Saxaafada ayaa waxa uu Hambalyo udiray Guud ahaan Shacbiga Somaliland isagoo sigaara Hambalyo ugu diray Taageerayaashiisii Gaarka u ahaa ee Codkooda siiyey
Xildhibaan Siyaad Ayaa sidoo kale waxa uu Hambalyo udiray Dhamaan Xubnihii usharaxnaa Caasimada isagoo Sigaarana Hambalyada ugu Diray Xubnaha iyagu kusoobaxay Doorashada
Xildhibaan Siyaad ayaa waxa uu si aada uga hadlay arimaha dhanka amaanka isagoo sidoo kale dadweynaha ku adkeeyey inay Nabadgalyada ilaaliyaan isagoo sigaara udardaaray Dhalinyarada oo uu Tilmaamay inay yihiin Cududii Dooratay ee soosaartay
Xildhibaan Siyaad Ayaa Gabagabadii Waxa uu Baaq dhiirigalina udiray Xubnihii ku guuldaraystay inay kusoobaxaan Doorashada oo uu uso jeediyey inaanay niyadjabin ee ay doorka danbe lasugaan Jaaniskooda
Miyir ALI hUSEIN
Up coming
views
views
views
views
views
views
views
views
views
views