42
views

Daawo Sawirada Munaasabadii Furitanka Qasriga Galmudug ee 12.Y.12.D.12.H.12.Min.12.Sec

Waxaa Halkaa ka Daawan Kartaan dhamaan Aqristayaasha sharafta leh ku xiran Hobyonet.com  Qaabka ay Xaflada furitaanku u dhacday iyo Sida Jawigu ahaa adoo ka Tusaale qaadanaya Sawirada  iyo Madasha qaabka ay u habaysnayd .waxaana Intii Munaasabadu Socotay Si Toosa uga qayb qaadanayay Qurbajoogta Galmudug ee Wadamadda UK,NORWEY,USA iyo dhamaan Jaaliyada Galmudug ee Dalka Dibadiisa ku dhaqan  oo si toosa ula Socday hadba meesha ay Marayso  Xafladu waxayna qarkood oo Fikirkooda u soo gudbiyay Hobyonet.com  ku aadan sida ay u arkaan Hirgalin Xarun Madaxtooyo Cusub  aya sheegen in ay tahay guul u soo hoyatay Galmudug iyo Shacabkeeda waxayna Daqiiqad daqiiqad u soo dirayeen Hambalyo iyo soo dhawayn waxaa kaloo Xusid Mudan in Gabdhaha jaalidda Galmudug ee UK ay si toosa ugu xirnayen intii Munasabadu Socotay

Gabdhaha Galmudug ee UK ee Fikirkoda soo gudbiyay waxaa ka mid ahaa

Fartuun Siciid

Ubax iyo gabdho kale oo aad u farbadnaa Balse aysan noo suura galin in aan magacyadooda soo gudbino dhanka kale

jaaliyadda USA ee Galmudug waxay qayb ka ahyen Munaasabada.

RAALI GALIN AQRISTA YAASHENA EE KU AADAN DAAHITANKA SAWIRADA SABAB DHANKA NETKA AH

DAAWO SAWIRADA

SHABAKADDA WARBAAHINTA HOBYONET.COM  MADAXDEEDA IYO WARIYAAYASHEDA WAXAY U MAHADCELINAYAN  CELINAYAAN  DHAMAAN DADKII FIKIRADA WANAAGSAN SOO GUDBIYAY

KALA SOO XIRIIR HOBYONET.COM HADII WAX FIKIR AMA SU,AAL AD HAYSO

FIFATIRAHA GUUD EE Www.hobyonet.com  CALI MAALIN TELL:25290647333 ama 252678647333

 

 

Read full story >>

9
views
Qurbe Joog ─ Dhul gariir xoogle ayaa ruxay meel ka baxsan jasiirad lamoodka Ruushku leeyahaay ee Kamchatka, taasi oo ku tala dhinaca bariga fog ee dalweynaha Ruushka. Saraakiisha ku sugan gobolka xaga bari ee Ruushka ee Sakhalin ayaa bixiyey digniin ah in ay soo socoto Sunaami, hase ahaate haatan digniintaasi waa laga noqday Xafiiska Mareykanka u qaabilsan la socodka dhulgariirada ayaa sheegay qiyaastiisu aheyd 8,2 . hase haate, masuuliyiinta Ruushku waxay sheegeen dhulgariirku ...
4 hours, 21 minutes ago
8
views
Qurbe Joog ─ Beijing May 25,20139SDN)- Shiinaha ayaa ku yaboohay ciidamo cusub oo nabad ilaalin ah ooqaramada midoowday u dirayso wadanka Maali Tiro kabadan 500 oo iskugu jira askar nabad ilaalin ah iyo injineero ah ayuu Shiinahu u dirayaa hawlgalka nabad ilaalinta eek a socda wadanka Maali. Ciidamo gaadhaya ilaa 6’000 askari oo ka socda midawga Afrika ayaa haatan ka hawlgala wadanka Maali , si ay gacan ugu siiyaan ciidamada wadankaasi dagaalka ay ...
4 hours, 21 minutes ago
9
views
Qurbe Joog ─ Kabul May 25,2013(SDN)- Qaraxyo waaweyn ayaa ruxay badhtamaha magaalada Kabuul ee xarunta wadankaasi Afgaanistaan, kuwaasi oo ay daba socdeen tacshiirdo culus oo rasaas ah oo la isweydaarsanaayo . Janalka koowaad ee Telefiishanka Afgaanistaan ayaa, kusoo waramay koox hubaysani in ay weerar kusoo qaadeen xarun ay lahaayeen ciidamada mukhaabaraadku , warku waxaa uu intaasi ku daray in kooxda weerarka soo qaaday ay qabsadeen meelo ka mid ah dhismahaasi. ciidamada amaanka ayaa ...
4 hours, 21 minutes ago
7
views
Aaran News ─ Wararka naga soo kala gaaraya magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo ee gobolada Bari iyo Mudug ayaa waxau sheegayaan in magaalooyinkaasi ay siyaabo kala duwan uga dhaceen dilal loo kala geystay nin nabadoo ah iyo mid ka mid ah askarta maamulka Puntland, kuwaas oo ay dilalkooda fuliyeen sida ay dadka deegaanku sheegeen kooxo ku hubeysnaa bastoolado. Dilka hora ayaa ka dhacay magaalada Gaalkacyo halkaas oo lagu dilay mid ka mid ah nabadoonada ...
4 hours, 23 minutes ago
6
views
Aaran News ─ Ugu yaraan 3-askari ayaa ku dhimatay tiro intaasi ka bandanna way ku dhaawacmeen qarax miino oo lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya ee ku sugan magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo qaraxa ka dib ay ciidamadu fureen rasaas aad u xoogan oo sababtay dhimasho iyo dhaawac la sheegay. Qaraxa miino ee lagu weeraray ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada B/weyne ayaa ka dhacay isgoyska Irid-Aamin oo kala bara ...
4 hours, 23 minutes ago
11
views
Aaran News ─ Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khubad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay xafladdii lagu maamuusayey sanad guuradii 50-aad ee ka soo wareegatay markii la aasaasay ururuka Midowga Afirka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu rajeynayo in dhawaan shirka ururka Midowga Afrika lagu qaban doono magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Soomaliya ay kaalin weyn ku laheyd dhismaha ...
4 hours, 23 minutes ago
9
views
Aaran News ─ Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan {Jawaari} oo markii ugu horeysay ka hadlay arrinka gobolada Jubbooyinka iyo xiisadda ka taagan magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya la horgeyn doono dhawaan barnaamijka maamul u sameynta gobolada dalka, kaas oo horay Xukuumadda u ansixisay. Guddoomiye Jawaari oo la hadlay idaacadda ku hadasha afka dowladda Soomaaliya ee Radio Muqdisho ayaa sheegay in dhawaan Baarlamaanka la horgeyn doono barnaamijka maamul u sameynta ...
4 hours, 23 minutes ago
12
views
Aaran News ─ Kulankii wasiiro arrimo dibadeedka IGAD ee ku soo gabagaboobay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa bayaan laga soo saaray waxaa lagu sheegay in IGAD aysan marnaba aqoonsaneyn maamulada is magacaabay ee ka jira Kismaayo ee sheeganaya Madaxweynayaasha Jubbaland, sidoo kalena shaaciyey in dowladda Soomaaliya ay iyadu xaq u leedahay maamul u sameynta Kismaayo iyo gobolada kale. Qodobadii ka soo baxay kulankii IGAD ay ku yeesheen Addis Ababa ayaa ...
4 hours, 23 minutes ago
16
views
Aaran News ─ Wararka ka imaanaya magaagalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in shalay uu kulan albaabada u xirnaa uu halkaasi ku dhexmaray afar ka mid ah Madaxweynayaasha is magacaabay ee Jubbaland, kuwaas oo kulankooda ka dib baryaan ay soo saareen ku sheegay inay midoobeen, isla markaasna ay si wada jir ah u wada shaqeyn doonaan sida ay yiraahdeen. Sida warku sheegayo kulanka ayaa waxa uu dhexmaray Col. ...
4 hours, 23 minutes ago
13
views
Aaran News ─ Generaal C/laahi Sheekh Ismaaciil {Fartaag} oo ah Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland garabka Axmed Madoobe ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya ee ahaa inaysan aqoonsaneyn doorashooyinkii Kismaayo iyo maamulada ka jira halkaasi ee shaaganaya Madaxtinimada Jubbaland, wuxuuna sheegay Mr. Fartaag in Xasan Sheekh uu jeclaan lahaa sida uu yiri inay Kismaayo ka dhacaan dagaalo lagu riiqma, dadka wada dhashayna ay isku baabi’iyaan. Jenaraal Fartaag Madaxweyne ...
4 hours, 23 minutes ago