9
views

Chelsea oo u soo baxday Finaalaha Koobka kooxaha Aduunka

Yokohama Dec 12 2012 (SDN)— Kulankan oo ahaa Semi Final-ka koobka kooxaha aduunka CWC kana dhacay garoonka Nissan Stadium ee magaalada Yokohama ayaa ku bilowday jawi dardar lahaa ayadoo labada kooxood ay ku dadaalayeen in mid kastaaba tan kale gool kala hormarto.

kooxda ka socotay wadanka England ee heysata horyaalka reer Yurub ee Chelsea ayaana u muuqatay mid ka awood rooneyd guud ahaanba qeybihii ciyaartan dhigeeda ka socotay wadanka Mexico.

Qeybtii hore ee kulankan ayey kooxda Chelsea hogaanka ku heysay 1-0 goolkaas oo uu usaxiixay xidiga reer Spain ee Juan Mata kadib isku soo noqoshadii ciyaarta qeybteeda danbe ayey Chelsea isla daqiiqad gudaheed hogaanka u dheereysatay ciyaarta.

kadib markii Fernando Torres uu shabaqa dhex dhigay kubbada daqiiqadii 46aad isagoo waayahan danbe kusoo noqday masraxa gool dhalinta ee kooxdiisa Blues waxaana laba daqiiqo kadib gabi ahaanba ciyaarta jiifiyay Chaves kaasoo kooxdiisa ka dhaliyay gool daqiiqadii 48aad ee ciyaarta 3-0.

Wixi intaas ka danbeeyay ayeynu ciyaartu gashay jawi deggan maadaama Chelsea ay awooda ciyaarta maamuleysay isla markaana aysan xooga saareyn in ay sii dheereystaan hogaankooda daqiiqadii ugu danbeysay ee ciyaarta ayana kooxda reer Mexico waxaa goolka sharafta u dhaliyay xidigooda Nigris kooxda 3-1, Chelsea ayaana haatan iska xaadirisay Final-ka koobka kooxaha aduunka ayagoo la ciyaari doona kooxda Corinthians.

SDN

Read full story >>

7
views
WidhWidh ─ Jaaliyadaha ka soo jeeda maamulka khaatumo adwal iyo maakhir ayaa si wayn u xusay maalinta nadaafada ee ay samaysteen walaalahooda reer khaatumo waxaan saaka aroortii ay soo qaateen mafiiqyada dhulka lagu xaaqo. Riix Halkan Oo Daawo Muqaalka kadib waxaa ay bilaabeen xaaqitaan ay xaaqayaan qaybo ka mid ah xaafadaha islii oo iyagu horay ay u nadaafin jireen dawlada hoose ayaa saaka waxaa ka nasiyaya jaaliyada khaatumo iyo dadka kale ee ...
3 hours ago
7
views
Raxanreeb ─   Muqdisho(RBC Radio) Munaasabad xariga looga jarayey dayactir lagu sameeyey xarunta maamulka degmada X/jajab ee gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay degmadaas,waxaana ka qaybgalay munaasabada lagu daah furayey dayactirka lagu sameeeyey xarunta degmada X/jajab qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada,maamulka degmadaas iyo maamulka gobolka Banaadir. Gudoomiyaha degmada X/jajab Maxamed Cali Axmed ayaa sheegay iney ku faraxsan yihiin dib u dayactirka casriga ah ee lagu sameeyey xarunta maamulka degmada ...
3 hours, 1 minute ago
4
views
Qurbe Joog ─ Hargaysa 18.May (SDN)Wasiirada Wasaaradaha Diinta iyo Awqaafta iyo Cadaalada ayaa kala qayb galay Shacabka Ku Nool Magaalada Balli Gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd Xuska Munaasibada 18 May ee dib ula soo noqoshada Madax banaanida Jamhuuriyada Somaliland. Munaasibadan Waxaa kale oo ka qayb galay Xidhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada,iyo Golaha Deegaanka ee Balli Gubadle iyo Caasimada Hargaysa, Salaadiin iyo dadweyne Tiro badan. Gudoomiyaha Gobolka Hawd Ibraahin Xaaji Xasan iyo Maayarka Magaalada ...
3 hours, 1 minute ago
6
views
Qurbe Joog ─ Borama 18.May (SDN) Tenth of thousands gathered independence square center of Borama celebrate excitedly for independence day of 18 May, students of universities, secondary schools National army ,and community sectors , young all woman and children come to gather side by side for one purpose in order to celebrate the independence of 18 May of 2013 which concedes 22nd anniversary of Somaliland , The ministries of industry, animal husbandry, agriculture, ...
3 hours, 1 minute ago
8
views
Qurbe Joog ─ Muqdisho May 18 2013 (SDN)— Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka hadlay Munaasabad lagu furayay Mashaariic dowlada Turkigu ka fulineyso Soomaaliya aya soo hadal qaaday Somaliland oo maata u dabaal dageysa 22-sano guuradii ka soo wareegatay markii ay ka go’aday Soomaaliya inteeda kalae. Madaxweynha Soomaaliya ayaa sheegay in la gaaray xiliga la xajin lahaa midnimda umada ayna tahay in meel la iska dhigao waxyaabihii la soo dhaafay lagana ...
3 hours, 1 minute ago
3
views
Qurbe Joog ─ Burco 18.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland oo ka mid ahaa Xubnihii Golaha Wasiirada ee Shacabka Magaalada Burco kala qayb galay Xuska 22 Guurada ka soo Wareegtay Markii Magaalada Burco lagaga dhawaaqay Gooni isu taaga Madax banaanida Somaliland ayaa u soo Jeediyay Bulshada ku Nool Magaaladaas inay Adkeeyaan Qaranimada Somaliland . Wasiirka Arrimaha Guduhu Waxa uu u mahadnaqay Ciidamada Amaanka ee Sugida Amaanka Wadanka Ku hawlan,Waxaanu Xusay ...
3 hours, 1 minute ago
15
views
Puntlandi ─ Guddigii kalsooni dhisida IGAD ayaa maanta soo gaadhay magaalada Kismaayo. Guddiga markii ay yimaadeen magaalada Kismaayo waxay halkaas kula kulmeen madaxweynaha Jubbaland iyo kuxigeenkiisa, ka dibna waxaa loo gudbiyay goobtii shirweynaha ee Jaamacada Kismaayo iyagoo halkaa kulumo kala gooni gooni la yeeshay salaadiinta, saxiixayaasha qorshaha maamul usmaeynta Jubbaland iyo ergadii dooratay madaweynaha Jubbaland Sheekh Axmed Madoowe. Odayaashii dhaqanka ayaa waxaa la weydiidyay siday u arkaan maamulka Jubaland iyadoo gudidu qoranayeen ...
3 hours, 1 minute ago
5
views
Puntland News 24 ─ Waxaa magaalada Qardho laga furay Hoteel Embeeyey oo si weyn ugu duwan hoteelada ku yaalo Puntland.Xafladii [...]
3 hours, 1 minute ago
1
views
Lughaya ─               Stocholm(LUGHAYA.COM) Mujaahidka weyn Ee C/raxamaan Aw Cali Faarax ayaa Tahniyad Hambalyo Ah u diray shacabka somaliland iyo madaxda dalka kana waramay Taariikhda ay soo martay somaliland.
3 hours, 1 minute ago
1
views
Laacib Net ─ Ilo wareedyo wargeysyada Talyaaniga ay qorayaan dhaawanahaan ayaa sheegaya in kooxda Juventus ay xiiseyneyso in ay la soo hishiiyaan weeraryahanka Man City ee Carlos Tevez. Xiddigaan oo sidoo kale magaciisa lala xariirinayay kooxda Monaco oo dhawaan heerka koowaad ee faransiiska timid laba sano ka dib ayuu wargeyska La Gazeta del sport sheegayaa in laacibka uu [...]
3 hours, 1 minute ago