views
Urur Siyaasadeedka Midnimo Oo Baaq kasoo saaray xaalada Puntland
Ururka siyaasadeedka Midnimo ayaa soosaray Baaq ku adan khilaafka siyaasadeed ee xiligani kajira Maamulka Puntland kaasi oo u dhexeeya Maamulka Uu hogaamiyo Madaxweyne C/raxmaan faroole iyo siyaasiyiin kasoo horjeeda mudda dheeriga ah ee loogu kordhiyay xukuumada hada jirta ,
Ururka Midnimo ayaa Dowlada Puntland ugu baaqay inay furto wadahadal ay isuguyimaadaan siyasiyiinta mucaradka ah, waxgaradka puntland, iyo aqoonyahanada Puntland si xal looga gaaro guuxa siyaasadeed ee kusalaysan isfahan waaga mudada jiritaanka xukuumada hadajirta ee hada lagadareemayo puntland.
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Midnimo DR: Saadiq Enow oo warbaahinta u akhriyay Baaqani ayaa sheegay in ujeedka ay baaqani usoo sareen ay kadamaysay kadib markii ay arkeen xiisada mucaradeed ee hada jirta, waxana uu sheegay in markasta uu urukoodu kutalindoono wax kasta oo ku adan kaladamaynta iyo hormarka Puntland.
Up coming
views
views
views
views
views
views
views
views
views
views