views
Tacsi Ku socota Qoyska Reer Maxamuud Yuusuf
Innaa Lilaahi wa Innaaa Ilayhi Raajicuun: Dhamaanba Qoyska reer Sh Cumar Good, Reer Cumar Sh Ibraahim iyo dadka kale ee hoos ku xusan iyaga oo ka tiiraanyay geerdii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Yuusuf Maxamuud Yuusuf (Yusuf-Carab) waxay tacsi u dirayaan Qoyski, Walaalihii iyo Eheladii kale ee uu ka baxay Marxuumkaasi oo shalay lagu Aasay Magaalada Boorama, si gaarana waxay tacsi ugu dirayaan Caruurtiisii iyo walaalihii oo uu ka mid yahay Bashir Maxamuud Yuusuf inta dalka joogta iyo dibadiisa. Ilaahay samir iyo Iimaan ha inaga wada siiyo Marxuumka, isagana Janadii Fardawsa haka waraabiyo… Aaaaaaaaaaammmmiin
Amb.Mxamed Sh Xasan
C/raxmaan Aw Cali
Maxamuud Sh C/laahi
Maxamed Aw Siciid
Sacad C/raxman Qadi
Dr,C/rashiid Cumar Sh Ibraahim
Bashiir Sh Xasan Taani
Khadar Daahir Fadan
Cabdikariim Xasan Ducaale Tarantoote
Xamse Sh Cumar Good
iyo Dhaamn Qoysaska Reer Sh Cumar Good iyo Cumar Sh Ibraahim oo ku kala sugan dalka gudihiisa iyo dibadiisa
Up coming
views
views
views
views
views
views
views
views
views
views