37
views
views
Soomaaliya waxay u baahantahay miisaaniyad xambaarsan isbeddel siyaasaddeed.
Soomaaliya waxay u baahantahay miisaaniyad xambaarsan isbeddel siyaasad dhaqaalle, si Dalka loo gaarsiiyo dib u dhis dhab ah Soomaaliya waxay kusoo jirtay kuna jirtaa dhaqaalle xumo qoto dheer. Waxaana taasi usii dheerreed wax is daba marin. Hoos u dhaca ku imaan jirayna miisaaniyadda wuxu ahaa mid aad iyo aad u weyn, taasoo sidoo kale sii [...]
Up coming
1
views
views
Qurbe Joog ─ Lafaweyn May 24,2013(SDN)-Kulamo ay isugu yimaadeen waxgaradka gobolka Sool oo looga arinsanayay sidii loo soo afmeeri lahaa colaado mudo ka jiray degaanka Lafaweyn ayaa laga gaaray natiijooyin wax ku oola. Sida ay ku soo waramayaan waxgaradka Gobolka Sool waxa Heshiis laga gaaray muran dhuleed colaad isu bedelay oo ka dhashay Berkad laga qoday dhul daaqsimeedka Lafaweyn. Waan waanta dhinacyadii ku dagaalamay Lafaweyn oo mudo socotay ayaa haatan ku soo dhamaatay ...
4
views
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
3
views
views
Lughaya ─ Borama- LUGHAYA.COM- Waxa maanta haddhimo sharafeed iskugu yimid hogaanka dhaqanka Awdal iyo wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Mudane Duur – taasi oo dhinacba dhinac uu ku riixayey in uu hadalka furo iyada oo ay jirtay in odayaashu ay ku tuhunsanaayeen wasiirka in uu u socdo sidii xabsiga looga siidayn lahaa odayaasha beesha Ciise ee u xidhxidhnaa dilkii xariirad sidaasi darteedna waxa uu wasiirku u sheegay odayada in uu rabo in uu ...
2
views
views
Harowo ─ Badhasaabka G/Awdal Oo Ku Talaxtagay Hab-Dhaqankii Gaani & Morgan Dhallinyarada, waxgaradka iyo dadweynaha kale ee reer Boorama waxa si lama filaan ah u dhaawacay quluubtooda, isla markaana weli dhagahooda ka sii qaylinaya qaar ka mid ah hadalladii argagaxa lahaa ee badhasaabka cusub ee G/Awdal Md. Cabdoo Axmed Aayar oo ka soo jeeda beesha Madaxweyne Siilaanyo ee G/Togdheer uu ka dhawaajiyey shirkii magaalada Boorama ee xarunta G/Awdal uu ugu qabtay 16/5/213-ka ...
8
views
views
Harowo ─
2
views
views
Harowo ─
2
views
views
Ciyaaro ─ Madaxweynaha UEFA Michel Platini ayaa digniin cad ku u diray kooxda Juventus taasoo uu ku eedeeyay in ay ka been sheegtay tirada horyaaladda ay qaaday , markii Juve ay si aan ganbasho laheyn u sheegtay in ay ku guuleysatay 31 horyaal laakiin sida UEFA iyo FIFA ay ku andacoonayaa tiradaasi wax ka jira ma jiraan . Juve ayaa 2 horyaal oo Serie A ah oo laga xayuubiyay markii ay ku ...
6
views
views
Bar Kulan ─ 2013-05-24-xulka-wararka-fiidnimo
2
views
views
Badweyn ─ Number of View :129Tartan nuuciisa oo kale aan horey loo arag ayaa ka dhacay dalka Brazil, kaasoo ay kasoo qeyb galeen in ka badan 200 oo haween ah kuwaasoo da’doodu ka dhaafayso lixdan iyo shanjir
5
views
views
Badweyn ─ Number of View :122Ciidamada Booliiska dalka Talyaaniga ayaa weerar qorsheeysan ku qaaday guri uu ku dhuumanayay hoogaamihii Maafiyada dalkaas ninka lagu magacaabo Giuseppe Pesce oo mudo dheer la baadi goobayay . HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA