71
views

Halkan Ka Dhageyso, Malyuun Miicaad Alaale oo wareysi laxaad leh siisay Waagacusb

Read full story >>

8
views
Puntland News 24 ─ Rag hubaysan ayaa xalay magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ku dilay askari ka mid [...]
2 hours, 59 minutes ago
5
views
Lughaya ─ Addis Ababa(LUGHAYA.COM)Madaxweynayaasha dalalka Bariga Afrika ee ku bahoobay ururka IGAD ayaa maanta kulan ku yeelanaya magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, kaasoo ay kaga hadli doonaan arrinta ka taagan gobollada Jubbooyinka. Kulankan ayay madaxweynayaashu ku dhageysan doonaan warbixin ay soo saareen guddi farsamo oo ay IGAD horraantii bishan u saartay inay arrinta Kismaayo baaritaan ku sameeyaan, waxaana guddigan ay kulammo kala duwan la yeesheen hoggaamiyeayaasha isku haysta madaxweynenimada Jubbaland. ...
3 hours ago
4
views
Lughaya ─ Niarobi(LUGHAYA.COM) Dowlada dalka kenya ayaa laga codsaday inay dib u bilowdo diiwaan gelinta qoxootiga somaliyeed ee ka soo talaabaya xuduuda iyo degaanada kale ee ku dherersan si loo kaalmeeyo qoxootiga doonaya hoy ay ku noolaadaan. Dowlada dalka kenya ayaa gabi ahaanba xayirtay diiwan galinta qoxootiga somaliyeed bishii octobar ee 2011 ee ku teedsan dhinaca xuduuda iyo degaanada baadiyaha ah waxayna amar ku siisay in dadkaas qoxootiga ahi ay galaan xeryaha ...
3 hours ago
6
views
Lughaya ─ Nairobi (LUGHAYA.COM) Jahliyada ka soo jeeda jubaland ayaa tageeray bare Adan shire (hiiraale) oo ka mida madaxwayneyaasha jubaland. xafladani oo aad loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qaybgalay dhalinyaro aqoonyahano haween madaxdhaqameedyo iyo qaybo kale oo kala duwan isla markaana waxa aad loogu tageeraybare hiiraale hadaba halkan ka daawo sidii ay xafladu u dhacday.   halkan ka daawo xaflada     Lughaya.com Nairobo
3 hours ago
2
views
Lughaya ─ borama(LUGHAYA.COM) Wacdi diini oo uu inoo soo jeedinayo rabi ajar iyo xasanaad haka siiye sheekh maxamad saaweer inaga ilaahay ha inaga dhibo kuwii uu anfaco waxna ku qaata   Daawo wacyigii diiniga ahaa iyo sheekh saaweer   Lughaya.com Borama/Office
3 hours ago
3
views
Laacib Net ─ X iddiga qadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Bastian Schweinsteiger ayaa u arka in maqnaashaha Mario Gotze ee finaalka Champions League ee Borussia Dortmund in uu wiiqayo awoodda kooxda . Mario Gotze ayaa waqti sii horeeyay si rasmi ah loo xaqiijiyay in uu ka maqnaanayo kulankaas sababo la xariira dhaawac ka haya canqawga lugta. Iyadoo [...]
3 hours ago
2
views
Laacib Net ─ Goolhayaha kooxda Stoke City Asmir Begovic ayaa u muuqda inuu raacayo wadadii tababare Tony Pulis isagoo u saxiixay kooxda Liverpool. Goolhayahan lagu qiimeeyo 15 milyan ginni Begovic ayaa waxaa daawanayay xilli ciyaareedka oo dhan kooxo ay ka mid yihiin Arsenal iyo Manchester United kuwaasoo sidoo kale xiiseynayay. Laakiin waxa ay haatan u muuqataa inuu yahay [...]
3 hours ago
5
views
Bar Kulan ─ Wasiirada arrimaha dibedda ee urur goboleedka IGAD, ayaa kulan xasaasi ah oo looga doodayo qodobada la filayo in ay caawa ka doodaan madaxweynayaasha IGAD uga furmay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa. Afhayeenka Madaxweynaha Eng C/raxmaan Cismaan Cumar (Yarisow) ayaa Radio bar-kulan u sheegay in qodobada ay wasiirada ka doodayaan ay ka mid yihiin waxyaabihii [...]
3 hours ago
2
views
Bar Kulan ─ Maamulka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya u qaabilsan gobolka Shabeelaha dhexe, ayaa sheegay in ay ciidamo u direen deegaanka Delma oo uu dhowaan ka dhacay dil la xariiro aanno qabiil, oo deegankaas loogu geystay nin rayid ahaa. Afhayeenka maamulka gobolka Daa’uud Ciirre, oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in maamulka ay ka go’an tahay in [...]
3 hours ago
2
views
Badweyn ─ Number of View :18Shir looga hadlayay wax ka qabashada amaanka Magaalada Gaarisa ee Gobolka woqooyi-bari Kenya ayaa maanta Galinkii dambe ka dhacay halkaasi waxaana shirka isugu yimaaday Gudiyada amaanka Gaarisa Maamulka Magaaladaasi iyo Xildhibaanada laga soo doortay Halkaasi waxaana sidoo kale looga yeeray Saraakiisha Booliska Garisa hadaba Qodobo laga soo saray kulanka waxaa faah faahinaya Xasan Cusmaan Shuuriye oo ah Xoghayaha Guud ee Gudiyada Nabadgalyada Magaalada Gaarisa HALKAAN KA DHAGAYSO
3 hours ago