22
views

BAAQ TAAGEERO OO KU SOCDA SALAADIINTA GADABUURSI. Bye M.SANCA

Anagoo kala ah qurba-jooga Samaroon ee ku dhaqan wadakana nederlads ( Holland) waxaanu halkani kasoo gudbinaynaaa baaq taageero iyo tacsi isugu jira oo u dhigan sida tan:
Marka hore waxaan tacsi u diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo dhamaan dadwaynaha Beesha Gadabuursi ee uu ka geeriyooday Marxuun Jimcaale (Halgamaa, muwaadin iyo shahiid naftiisa u huray xoraynta dhulkiisa (Saylac) ee duulaanka lagu hayo). Allaha u naxariisto Jimcaale oo janatu fardawsa Illaahay ha ka waraabiyo.
Marka xiga waxaanu taageeraynaa go’aankii geesinimada lahaa ee ay qaateen Salaadiinta Beesha Gadabuursi kaasi oo ay gaashaanka ku dhufteen taladii xaaraanta ahayd ee ay soo jeediyeen ergaydii Beesha Dhexe.
Marka xiga waxaan halkan ugu tacsiyaynaynaa dhamaanba dadwaynaha reer Somaliland burburka ku yimi hanaankii dumiqraadiyeed ee ka soo hirgalay wadanka ee xukuumada talada haysi masuulka ka tahay. Taasi oo ay tusaale u tahay faragalinta qaawan ee xukuumada Ahmed Siilaanyo ku hayo doorashadii xalaasha ahayd ee ka dhacday degmada Saylac. Faragalintan oo shuruucda iyo qawaaniinta dalka u taalo ka soo horjeeda, khaasatan xeerka doorashoyinka.

 

Wa bilaahi towfiiq

Maxamed cumar cali ( sanca )

Read full story >>

2
views
Laacib Net ─ Kooxda Monaco ee faransiiska ayaa dhameystirtay hishiiska ay la gaareen labada xiddig ee kooxda Fc Porto Joao Moutinho iyo James Rodriguez, iyadoo labada hishiis yihiin kuwii ugu horeeyay ee kooxdaas ee xilli ciyaareedka dambe ugu diyaar garoobayaan sida mulkiilaha kooxdaas uu sheegay . Boggooda Internet-ka ayay kooxdaan Monaco ku sheegeen in ay ku guuleysteen saxiixa [...]
3 hours, 23 minutes ago
4
views
Horufadhi ─ Mujaahid Maxamed Xirsi Maxamed Cirman oo ah Abwaan si weyn looga yaqaano deegaanadda khaatumo kana mid ahaa ciidamada Khaatumo ayaa xiligan xaalad adagi la soo daristay kadib markii dhaawac dhawaan soo gaadhay sababtay dayacnaan Isaga Iyo Reerkiisa Mujaahid Maxamed Xirsi Maxamed Cirman wuxuu ka codsaday bulshadda deegaanadda khaatumo inay kala qeyb qaataan sidii loogu heli lahaa [...]
3 hours, 23 minutes ago
5
views
Harowo ─ Amnesty International – Annual Report 2013 (Khaatumo Regional State & Somalia) In January 212, the state of Khatumo Regional State was created, claiming to consist of Sool, Sanag and Ayn regions, and claiming affiliation with the Mogadishu-based government. These regions are subject to disputes over control between Somaliland and Puntland. Clashes between Somaliland armed forces and militias allied to Khatumo state displaced thousands of people. Thousands of people were displaced ...
3 hours, 24 minutes ago
3
views
Harowo
3 hours, 24 minutes ago
6
views
Harowo ─ Xukuumada Soomaaliya ayaa ka dalbatay Xukuumada Dalka Itoobiya in ay tageerada ka joojiso ay siiso Maamulka Soomaaliland kadib markii sida la sheegay dowlada Soomaaliya waraaq qoraal ah u dirtay Xukuumada itoobiya . Warqad Qoraal ahayd oo looga dalbanayo Itoobiya in ay joojiso taageerada kala dhaxaysa Soomaaliland ayaa ka soo baxday Xafiiska Wasaaradda Arimha Dibadda Soomaaliya waxana la sheegay in itoobiya Soomaaliland ula dhaqanto sida Dal soomaaliya ka madax banaan. Waxa ...
3 hours, 24 minutes ago
2
views
Bar Kulan ─ Odayaasha dhaqanka ee ku sugan gobolka Galgaduud ayaa maanta taageeray xukuumadda Soomaaliya, waxayna soo dhaweeyay ka laabashadii mooshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda federaal-ka ee Soomaaliya ee ay xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka u gudbiyeen guddoonka baarlamaanka. Nabadoon Cilmi Xirsi Carab oo ka mid ah waxgaradka Galgaduud ayaa guul u soo hooyatay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ku [...]
3 hours, 24 minutes ago
4
views
Bar Kulan ─ Haweenka ayaa lagu dhiirragelinayaa inay ka qeybgalaan doorashooyinka golaha deegaanka ee Puntland oo dhowaan qabsoomi doona, waxaana kulan arrintaas ku saaban lagu qabtay magaalada Garoowe. Kulanka oo ay qaban-qaabisay hay’adda Puntland u qaabilsan Cilmi-baarista ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka kala socday had’adda P.D.R.C ee cilmi-baarista, dalladda haweenka ee Puntland, guddiga doorashada goleyaasha deegaanka iyo [...]
3 hours, 24 minutes ago
5
views
Bar Kulan ─ Wax-garadka deegaanka Lafaweyn oo ka tirsan gobolka Sool ayaa ku guulaystay soo afjaridda khilaaf ka dhexeeyay laba beelood oo wada-daga deegaankaasi. Qaar ka mid ah odayaasha deegaanka Lafaweyn ayaa sheegay in khilaafka oo indhowaalaba ka taagnaa deegaankaas, kana billowday barkad-biyood laga qodayey dhul daaqsin ah oo ka tirsan deegaanka laga gaaray xal kama dambays ah, [...]
3 hours, 24 minutes ago
5
views
Somaliland Org ─ Washington- USA, Wasiiru dawlaha maaliyadda ee jamhuuriyadda Somaliland Md Cismaan Cabdillahi Saxrdiid (Caddaanni) oo baryahanba ku guda jiray booqashooyin iyo socdaalo u ku gaalaa bixinayay waqooyiga maraykan ayaa maalintii shalay waxaa ku soo dhaweeyay xafiiskiisa ku xigeenka kaaliyaha wasaaradda khasnadda dalka Maraykanka u qaabilsan arimaha argagixisada iyo dambiyada lacagta. Wasiru dawlaha Maaliyadda ee jamhuuriyadda Somaliland Md cismaan Cabdillahi Saxardiid iyo ku xigeenka kaaliyaha wasaaradda khasnaddu waxay ka wada hadleen arimo ...
4 hours, 23 minutes ago
7
views
Somali Memo ─ Mid kamida madaxweynayaasha is magacaaban ee maamulka Jubbaland ayaa sheegay in uu aqoonsanyahay DF-ka islamarkaana uu taageero ka heysto baarlamanka iyo hoggaamiyaasha DF-ka. Iftin Xassan Baasto oo horraantii bishan sheegtay in uu yahay madaxweynaha Jubbaland ayaa ka qeyb galay dood ay idaacad islaami ah u qabatay isaga iyo Nabadoon Max’med Axmed Guuleed "Fartaag" Afhayeenka golaha dhaqanka Islaamiga Beelaha Hawiye. Labada dhinac ayaa doodda isku weydaarsanahay Afkaaro kulul Iftin Xassan Baasto ...
4 hours, 24 minutes ago