18
views

Ogeysiis Muhiima Oo Ku Socda Dhamaan Jaaliyada Gobolada Awdal,Gabiley, Salal Iyo Harowo Ee Ku Dhaqan Dalka Holand

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
Dhamaan Jaliyada Reer Awdal, Gabiley Iyo Salal ee Degan Nederland(Holand ) waxaa la ogaysiinayaa in malinta Sabtida oo Ku beegan 5-Jan-2013 La qabnan Doono shirkii mihiima Oo lagu Tageerayo Qadiyada SAYLAC iyo Dadki Ku Nafwayay qadiyadaa .
Waxaa Uu Ka dhici doonaa Mgaalda Denhaag , Adersska FRUITWEG 24-34 P , 2525 KH DEN HAAG waktiga 14.00-…..20.00
Wixii faafaahin ah kala Xidhiidh Telephonadan, 0685239082 Ahmed Turjumaan .0614408126 iyo -0686274875,
Hadii aad ku timaado public Trans port marka aad timaadid Station Denhaag HS lka soo raac Tram 9 u Jeeda (Richting Vrederust)kagana Dag Haltada #3 Tram halte Dynamostraat kadib waad joogta Goobta .

Read full story >>

1
views
Oodweyne News ─ Muqdisho (OWN)-Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo looga hadlaye mooshinka Xukuumadda laga gudbiyay ayaa goordhaw kusoo dhamaaday aqalka Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho. Fadhiga Baarlamanka oo ay soo xaadireen 200 Xildhibaan ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka furitaan kadib wuxuu halkaasi ka aqriyay qaabka mooshinka Xukuumadda looga soo gudbiyay. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay in xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka horay usoo gudbiyay ay ...
1 hour, 25 minutes ago
6
views
Oodweyne News ─ Uk (OWN)- 9 oo qof tahriibayaal Soomaali ah magaalada Kent ee dalka Ingiriiska, halkaasi oo ay qabteen ciidanka illaalada xuduudaha. Sida wararka sheegayaan, waxaa la arkay 9 nin oo asalkooda kasoo jeeda Soomaaliya, kuwaasi oo ka dagay gaari weyn oo istaagay meel samaafare ah wadada M.26 , cirib iyo tinta caaradeeda ayay marsadeen bur. Markii ciidanka qabteen, mid kood oo kaliya ayaa luuqadda English-ka ku hadli karay, waxaana la weeydiiyey ...
1 hour, 25 minutes ago
1
views
Marka Cadey Net ─ Sarkaal ka tirsan Hay’adda SDR ayaa waxaa maanta dil qorsheysan loogu geystay Gobolka Mudug, waxaana dishay ilaa afar nin oo aan la garaneyn cidda ay ka tirsan yihiin. Dilka ayaa wuxuu ka dhacay Deegaanka Ceelhuur ee Gobolka Mudug, isla-markaana dilka kadib ayay raggii dilkiisa geystay ay iskaga baxsadeen Deegaanka Ceelhuur. Sarkaalkaan oo lagu magacaabo C/Shakuur [...]
1 hour, 25 minutes ago
3
views
Marka Cadey Net ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maxamed Saalax Anaadif iyo xubno ka tirsan saraakiisha sar sare ee Amisom. Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la yeeshay wakiilka ayaa waxaa diirada lagu saarayey arrimaha amniga iyo horumarada ay ka sameeyeen ciidanka [...]
1 hour, 25 minutes ago
1
views
Lughaya ─ London(LUGHAYA.COM) Madaxwayne ku xigeenka somaliland mudane C/rahmaan C/laahi Ismaciil (saylici) iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen wasiirka maliyada iyo wasiirka gaashaandhiga iyo xubno kale, ayaa wuxuu booqday maanta xarunta barlamaanka ingiriiska ee loo yaqaan west ministers. isla markaasna si diiran loogu soo dhaweeyay madaxwayne ku xigeenka somaliland iyo waftigii la socday, dhanka kale madaxwayne ku xigeenka somaliland mudane saylici iyo wasiirada maaliyada ganacsiga, gudoomiye ku xigeenka kowaad ...
1 hour, 25 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Tababaraha kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa filanaya in xiddiga kooxda Luis Suarez inuu sii joogi doono Anfield xilli ciyaareedka soo socda. Markii uu Rodgers yimid Anfield xagaagii hore, mid ka mid ah howlihii ugu muhimsanaa ee u yiilay waxa ay ahaayeen inuu kooxda ku sii hayo xiddiga reer Uruguay. Waana uu ku guuleystay markaas, waxaana [...]
1 hour, 25 minutes ago
1
views
Galgala News ─ Xaflada ka dhacday shalay xarunta shirkada isgaarsiinta Golis ee magalaada Bosaaso, islamarkaana ay ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin ka kala socotay Tawakal Express iyo Golis, ayey kaga dhawaaqeen mataaneyn-ta adeegyadan labada shirkadood oo ay dad badan isticmaalaan. Ugu horeyn waxaa munaasabadda ka hadlay hormuudka Suuqgeynta shirkadda Golis C/raxmaan Cabdullaahi Jaamac(Dayax) waxa uu sheegay in la mataaneeyey xawaaldda Tawakal iyo Golis, islamarkaana bulshada Soomaaliyeed ay ku soo kordhiyeen barnaamij waxtar u leh. ...
1 hour, 28 minutes ago
5
views
Bar Kulan ─ Kulan looga doodayay mooshin ka dhan ah raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo ay soo xaadireen 200 oo xildhibaan ayaa maanta ka dhacay xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Kulanka waxaa diiradda lagu saarayay mooshin ka dhan ah raysul wasaare Shirdoon iyo xukuumaddiisa oo ay soo gudbiyeen 93 xildhibaan, waxaana mooshinka ka laabtay 55 mudane. Afhayeenka baarlamaanka [...]
1 hour, 28 minutes ago
1
views
Balanbal ─ Muqdisho, 22, May, 2013.... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maxamed Saalax Anaadif iyo xubno ka tirsan saraakiisha sar sare ee Amisom. Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la yeeshay wakiilka ayaa waxaa diirada lagu saarayey arrimaha amniga iyo horumarada ay ka sameeyeen ciidanka Amisom iyo kuwa dowladda dagaalka ay kula jiraan kooxda xag-jirka ah ...
1 hour, 28 minutes ago
4
views
Balanbal ─ Muqdisho: Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta u madlanaan iney codka kalsoonida u qaadaan xukuumadda uu hogaaminayo R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho kulanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay tiradii ugu badneed ee mudanayaasha baarlamaanka ee ka qaybgala fadhiyada baarlamaanka waxaana xarunta baarlamaanka maanta soo xaadiray 200 oo mudane. Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shir gudoominayey kulanka baarlamaanka ee maanta ...
1 hour, 28 minutes ago