13
views

Fadlan Muwaadin::– Kasoo Qaybqaado Dhismaha Guriga Jaamacada Bariga Afrika Faraceeda Magaalada Buuhoodle (Warbixin)

Jaamacada Bariga Africa, faraceeda magaalada buuhoodle oo lafuray Oct 4, 2012, Iaamacadani ayaa waxaa ugu horayn si weyn usoo dhaweeyey bulshaweynta kudhaqan magaalada buuhoodle ee xarunta G/cayn hadaba jaamacadani ayaa ah mid faa iido weyn uleh umada kunool G/cayn iyo Nawaaxigiisaba.

Furitaanka jaamacada ayaa  waxaa kasoo qayb galay aqoon yahano farabadan oo isaga kalayimi gobalada dalka soomaaliya sida Boosaaso Gaalkacayo Laascaanood Garoowe iyo qaarkaloo badan .

Jaamacadan ayaa hada waxa ay maraysaa hawsheedu meel aad uwanaagsan waxaana kafaa idaysanaya arday farabadan oo kunool magaalada buuhoodle sitoosana waxbarashadeedu way usocotaa .

Gudoomiyaha jaamacada baragi africa Dr.C/shaafi Axmed Cali, Oo aanu kawaraysanay tan iyo intii lafuray jaamaca bariga africa faraceda magaalada buuhodle waxa uqabsoomay ayaa waxa uu noosheegay gudoomiyuhu in jaamacada hada sitoosa loo dhiganayo arday badana ay kafaa idaysanayaan balse jaamacadu ay kujirto guri sigara loo leeyahay sikumeel gaadh ahna ay usii daganaanyso jaamcadu girigan .

Balse gurigii loogu deeqay jamacada bariga africa inuu qabyahay una baahanyahay in sida ugu dhakhsaha badan ladhamaystiro.

guriga jaamacada ee qabyada ah ayaa waxa uu kuyaalaa dhinaca galbeed ee magaalada buuhoodle waxa uuna kuyaalaa dhul aad ubaaxadweyn

hadaba waxaa loogu baaqayaa  umada soomaaliyeed gaar ahaan qurbajoogta kasoo jeeda g/cayn inay kasoo qaybqaataan dhismaha  guriga jaamacada bariga africa oo faaiido weyn uleh  Dhamaanba umada G/cayn qurbo Joog Iyo daljoogba .

waxii faahfaahina kalasoo xidhiidh  Gudoomiyaha jamacada……………

Dr C/shaafi Axmed Cali 
tel:0025224369898
free call: 0019258848457

Wabilaahi Towfiiq 

By:C/casiis Aadan Jaamac 

Read full story >>

3
views
Raxanreeb ─ _________________________ Cismaan Turaabi Use Facebook to Comment on this Post
10 hours, 14 minutes ago
9
views
Oodweyne News ─ Safiirka Faransiiska u qaabilsan Somaliland iyo Somalia oo fadhigiisu yahay dalka Kenya Ambassador Etiennce De Poncins oo shalay Socdaal ku yimid Somaliland ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), kaas oo sheegay in dalkiisu uu meeqaam sare ku soo dhaweyn doono mar kasta oo Madaxweyne Siilaanyo Ajandihiisa ku darsado socdaal uu ku tago Paris. Waxaanu intaasi ku daray inay jiraan Dane Dhaqaale oo Shirkadaha Faransiisku ay ka ...
10 hours, 14 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ Burco(OWN)–Wasaaradda ciyaaraha Somaliland ayaa magaalada Burco ka dhex bilawday olole xasaradaysan oo khatar ku ah nabad-gelyada gobolkaasi oo ay iskaga horkeenayaan bahda Isboortiga gobolka Togdheer.   Ololahan oo ay masuuliyiinta Wasaaradda ciyaaraha gobolkaasi ay ku kala qaybiyeen kooxaha isboortiga gobolka Togdheer ayaa khilaaf horleh ka dhex kiciyay ciyaartoyga magaalada Burco ,kaasi oo laga cabsi qabo in uu magaaladaasi arimo nabad-gelyo daro ka dhex qarxiyo iyo guuldarooyin dhinaca ciyaaraha ah . ...
10 hours, 14 minutes ago
7
views
Ciyaaro ─ UEFA announced on Friday that the winners of the Europa League will be awarded a place in the Champions League from 2015. The move is designed to boost the profile of European football’s second-rate tournament which was won by Chelsea earlier this month. The Blues saw off the challenge from Benfica after Branislav Ivanovic headed home an injury-time winner to seal a 2-1 victory over the Portuguese side. Winners: Chelsea ...
10 hours, 15 minutes ago
5
views
Ciyaaro ─ Lionel Messi oo isagoo 13 sano jir ah ku soo biiray Barcelona, isla markaana 4 sano oo isku xigta ku guuleystay abaalmarinta adduunka FIFA ee Ballon d’Or laga soo bilaabo 2009 ayaa wuxuu ku rajo weynyahay inuu mar noloshiisa ka mid ah uu koobka adduunka la qaado xulkiisa Argentina. Barca wuxuu la qaaday 3 Champions League – 6 koob oo horyaalka La Liga ah. sanadkii tagay wuxuuu noqday ninkii ugu ...
10 hours, 15 minutes ago
4
views
Ciyaaro ─ Tababaraha Togo Didier Six ayaa ku hanjabay inuu shaqada ka tagi doono hadii xiriirka kubadda cagta ee dalkaasi aysan siin lacagaha uu ku leeyahay oo gaaraya $128,000. Six ayaa ku andacooday inuu lacagahaasi qarash gareeyay safarkiisii Yurub ee uu ciyaartoyda ku raadinayay laakiin taas waxaa ka diiday xiriirka Togo. Xiriirka Togo afhayeen u hadlay wuxuu sheegay in Six uu keeno magacyada ciyaartoydii uu aaday xilligii uu lacagahaasi qarash gareeyay. “Runtii ...
10 hours, 15 minutes ago
23
views
WidhWidh ─ Ninkaan oo lagu magacabo Maxamed Ladiif oo ku nool Gobalka Kashmiir ee Dalka India oo ah 32 sano jir ayaa dhashay asigoo wajigiisa ay ku yaalan wax yar oo hilibo ah oo aan u ekayn sida uu maanta u muuqdo. Balse uu ku sii weynaaday oo uu daboolay dhamaan wajigiisa oo idil ilaa uu gaaro in uu wax arki waayo oo uu aragii ka qariyaan hilbaha wajigiisa ku yaala. Ninkaan ...
11 hours, 13 minutes ago
13
views
WidhWidh ─ Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia. Madaxweyne Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku sii sagootiyay guddoomiyaha baarlamanka ahna ku simahada Madaxweynaha, R/wasaaraha dalka, xubno ka tirsan labada gole iyo saraakiil ciidan. Afhayeenka madaxweynaha C/raxmaan Cumar Cusmaan “Yariisoow” ...
11 hours, 13 minutes ago
35
views
WidhWidh ─ Xasbunalaah Muuqaalkaani oo ah mid kamidaa mucjisooyinka rabaaniga ah ayaa waxaa uu yahay in xayawaanka maska uu isku badalay dhagax. Dhagaxa oo markii dab lagu dhajiy noqonaya muuqaal kaduwan kii sii hore iskuna badalaya mas xasbunalaah waan arin si toos ah oo aan wax in dhu sarcada kujirin kana midaa mucjisoo yinka rabaanigaa ee Alle awoodiisa ah Daawo Muuqaalak kaa yaabind oona oo ah Maska isku badalay dhagax subxaanalaah Halkan ...
11 hours, 13 minutes ago
4
views
VOA Somali ─ Barnaamijka Dhakhtarka Waydii waxaa todobaadkan marti ku ah Dr. Cabdulqaadir Xuseen Warsame oo isbitaalka Tawakal ee magaalada Nairbi u qaabilsan xanuunada ku dhaca maskaxda, waana qeybtii seddexaad.
11 hours, 14 minutes ago