19
views
views
Maamul Goboleedka Puntland Oo Ka Hadlay Kooxda Alshabaab Oo Kusoo Qulqulaya Deegaankaas.
Wasiirka Wasaarada Amniga ee Maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya Khalif Ciise erig oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Boosaaso ayaa waxa uu ka hadlay arimaha Kooxda Shabaab ee dalka Soomaaliya dagaalada Xoogan kawada.
Waxa uu Khalif Ciise Ireg sheegay in kooxda Shabaab ay kusoo jabtay dagaaladii koonfurta Soomaaliya ayna haatan doonayso inay khalalaaso ka samayso Maamulka Puntland deegaanada uu ka aramiyo.
Waxaana uu Tilmaamaya Wasiirku in ay la dagaalami doonaan Kooxda Ka dagaalanto Buuralayda galgala ee uu hogaaminayo Atam.
Waxaana Puntland ay ka digayaan Dhibaato ka imaado Kooxda Al-Shabaab ee dalka Soomaaliya taasi oo haatan loogu awood roonaaday inta badan gobolada dalka Soomaaliya.
Oodweynenews.com/Bosaaso
Up coming
10
views
views
Somalitalk ─ Talaabadan duulimaadyada Hay’adaha QM looga mamnuucay garoomada Berbera iyo Hargeysa waa mid aan habooneyn sidaas darteed Dawladda Federaalka Soomaaliya waxey raali gelin ka bixineysaa talaabadaas ay qaadeen mas’uuliyiinta maamulka Somaliland maadaama talaabadaas ay tahay arin ka hor imaaneysa xeerka duulimaadyada caalamka (ICAO/IATA)
2
views
views
Somaliland Org ─ Axaddii ayaa ahayd maalin qiimo iyo ahmiyad weyn u leh Shacabka reer Somaliland guud ahaan oo Guddo iyo Dibadba looga dabaal degaayey maalinta xornimadda Jamhuuriyadda Somaliland, oo ah maalintii shacabkani marlabaad ay ku go,aansadeen la soo noqoshadda xornimaddii Lixdankii Jamhuuriyadani ka qaadatay maxmiyaddii Boqortooyadda isku tagga Biritayn ee ay ku lumiyeen Somali Jacaylka, isla doonkii iyo laab la kacii lagu hungoobey ee Lixdankii shacabkan reer Somaliland ay kula midoobeen walaalahoodda ...
6
views
views
Somaliland Org ─ Hargeysa (Somaliland.Org)-Xarunta Madaxtooyada Jsl habeenimadii xalay waxaa lagu qabtay xaflad balaadhan oo lagu xusayey munaasabadda 18-ka may oo ku aaddan sanadguuradii 22-aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland madaxbanaanideeda la soo noqotay sanadkii 1991-kii. Xafladda oo ay ka soo qayb galeen Mas’uuliyiinta ugu saraysa Qaranka sida Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Mxamed Maxamuud (Siilaanyo), Gudoomiyaha Golaha Guurtida Md Saleebaan Maxamuud aadan, Gudoomiyaha Golaha wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, Gudoomiyaha Maxkamadda ...
48
views
views
Somali Memo ─ Boqolaal qof oo mucaaradsan maamulka Axmed Madoobe madaxda ka yahay ee kismaayo looga dhawaaqay ayaa maanta isugusoo baxay qeybo katirsan magaaladaasi. Dibad baxyo ballaaran oo sida muuqata ay soo abaabuleen taageerayaasha Barre Hiiraale ayaa maanta duhurkii hareeyay qeybo badan oo magaalada katirsan. Dadka iskusoo baxay ayaa ku qeylinayay erayo ka dhan ah Axmed Madoobe,Kenya iyo IGAD, “Dooni meyno dagaal ooge Axmed Madoobe,Kenya hanaga baxo dowladnimo iyo maamul cadaalad ah ayaan ...
2
views
views
Somali Memo ─ Waxaa la ogaysiinayaa Muslimiinta dagan Gobalka Minnesota in Shir kadhacayo Maantay oo Axad ah Magaalada Minneapolis, shirkaas waxaa looga hadlayaa dhibaatada Sirdoonka Maraykanka (FBI) ay ku hayaan Muslimiinta iyo sida xuquuqda ay ku leeyihiin Maraykanka loogu tunto. Shirkaan waxaa lagu difaacayaa Muslimiinta Maraykanka dagan gaar ahaan kuwo dagan Gobalka Minnesota, waxaana si gaara loo sheegay Shacabka Soomaaliyeed in lagu difaaci doono. Dhawaan ayey ahayd Boqolaal Shacabka Soomaaliyeed ah markii ay ...
2
views
views
Qurbe Joog ─ There are more than 1,000 convicted Somali pirates in prisons around the world. Some of them end up in a UN-funded jail on the tiny island nation of Seychelles. The Indian shopkeepers along the beach have never heard of the prison at Montagne Posee, but a villager tells me to drive above a deep ravine full of banana trees. As the sea becomes a distant horizon and the road winds ...
2
views
views
Marka Cadey Net ─ Gabar Soomaaliyeed oo la xanuunsan xanuun mucjiso ah oo u baahan gargaar caafimaad oo deg deg ah oo kusugan Mid kamid ah Isbitaaladaa waa weyn ee Magaalada Muqdisho Dr Maxamed Cabdi oo ah dhaqtarka gabadhan gacanta ku haya ayaa soo jeediyey In gabadhan loo gargaaro maadama xanuunka hayo uu yahay mid Mucjiso ah. waxaan booqanay [...]
4
views
views
Marka Cadey Net ─ Waxa uu hogaamiye u yahay dowlada dunida ugu awooda badan dhanka dhaqaalaha iyo horumarkaba, sidoo kalena dowladaas waxaa kasoo jeeda kala bar dadka dunida ugu taajirsan, balse madaxweyne Obama ayaa loo aqoosaday madaxweynihi ugu faqiirsanaa muddo 57 sano ah ee Mareykanka soo mara. Warbxin laga soo saaray aqalka cad ee USA looga arimiyo ayaana lagu [...]
3
views
views
Lughaya ─ Toronto(LUGHAYA.COM) Wargayska ka soo baxa dalka canada oo la yidhaahdo toronto star ayaa sheegtay inay la dhacsan tahay nabad ka dhalata somaliya, dhanka kale waxay sheegtay dowlada canada in sare loo qaado dagaalka ka dhanka ah Alshabaab oo xiriir qoto dheer la leh Alqaacida. Dowlada canada ayaa shaaca ka qaaday waxyaabaha xiligan hor taagan nabad ka dhalata somaliya, waxayna baaqna u dirtay wadamada ku gedaaman somaliya oo ay u dirtay ...
3
views
views
Lughaya ─ Muqdisho(LUGHAYA.COM) raysalwasarihii hore ee somaliya cali khaliif galaydh ayaa wada mooshinka ka dhan ah xukuumada raysalwasare saacid halkan ka daawo Lughaya.com Muqdisho