42
views
views
Tacsi: Marxuum MAXAMUUD ISMAACIIL AADAN QALAB-JAAN
Subxaana llaaaaaaaaaaaaah
INAALILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN !!!!!!!!!!
إن لله وإن إليه راجعون ،،، ولا حول ولاقوة إلا بالله العلي العظيم
Geeri naxdin iyo tiiraanyo badan leh, waxa maanta oo bishutahay 03/01/2013 magaalada Burco ku geeriyooday Alle haw naxariistee Marxuum MAXAMUUD ISMAACIIL AADAN QALAB-JAAN.{ كل نفس ذائقة الموت ثم إلينا ترجعون }
دعاء الأحياء للاموات: اللهم ارحم موتانا وموتى المسلمين
waxaan ilaahay uga baryayaa inuu Alle Naxariistii janno Ka waraabiyo marxuumka, Ehelkii iyo Qaraaabadii uu ka geeriyoodayna uu ka siiyo samir iyo imaan Taam ah
: اللهم ارحم موتانا وموتى المسلمين
AAMIIN……. AAMIIN….. AAMIIN
C/samed X.Axmed X.Diiriye
Somaliland – Boorama
AMOUD UNIVERSITY
Up coming
4
views
views
Oodweyne News ─ Waxa aanu halkan salaan iyo hanbalyo uga diraynaa dhamaan shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay adduunka ka joogaan gaar ahaan shacabka reer Somaliland ee ku nool dalkan Sweden, waxana aanu ka hanbalyeynaynaa dabaal dega sannad guurada 22aad ee kasoo wareegtay xiligii ay shacabka reer Somaliland dib ugala soo noqdeen midnimadii aan xalaaleysnayn ee ay la galeen dalka Somaliya, 18 MAY 1991. Xukuumada, golayaasha qaranka, xisbiyada qaranka Somaliland iyo dhamaan ...
4
views
views
Oodweyne News ─ I would like to take this opportunity to extend my best wishes to members of the Canadian Somaliland Leonean community on the occasion of Somaliland Independence Day. Somaliland, located in the Horn of Africa, asserted its independence as the Republic of Somaliland on May 18, 1991. Somaliland was a British protectorate from 1884 to June 26, 1960, when it first gained independence. On July 1, 1960, it joined the former ...
5
views
views
Oodweyne News ─ 18/05/1991kii waxay ku beegnayd maalin Sabti ah. Maalintan waxaa shir uga socday siyaasiyiinta, aqoonyahanka, oday dhaqameedyada, culima-awdiinka, haweenka, dhalinyarada iyo guud ahaan dabaqadaha kala gedisan ee shacabku ka kooban yahay magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer lagaga dhawaaqay go’aan la isla wada qaatay oo ahaa in Somaliland ay dib uga noqotay ”Midowgii” ay la gashay dalka Soomaaliya 01/07/1960. Midowgan Somaliland dib uga noqotay ayaa ahaa mid si madax-banaan oon khasab ...
5
views
views
Oodweyne News ─ Todobaadadii u dambeeyay ee ina dhaafay dadka reer Somaliland meel ay joogaanba waxa ay u diyaar garoobayeen, qabanqaabada damaashaadka, dabaaldaga, xusida iyo waynaynta maalinta 18ka May ee inoogu suntan; ”la soo noqoshada Qaran-nimada Jamhuuriyadda Somaliland”. Si ay u noqoto maalintani (18ka May), mid gaar ah oo yuhuunta dadka reer Somaliland bil-sha lagana reebo xasuuso dib u dheehasho leh oo duug yeesha waxa Gu’ kasta fooladaynteeda loo huraa oo la galiyaa, ...
10
views
views
Oodweyne News ─ Sawirka maanta ay Shebekedan Caalamiga ah ee Oodweynenews idiin soo gubinaysaa, Waxaan sawirka maanta idiinsoo xulnay sawir ka mid ah sawiradii 18 may e sanadkii tegay, Daawasho Wacan. SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS
11
views
views
Oodweyne News ─ waxan salamaya dhaman bahda saxafada oo ay uugu horeyso Oodweyne marka labad waxan salamayaa shicib waynaha reer somaliland dibad iyo gudaba marka sadaxadna ciidamada kala duwan ee somaliland iyo dawladenaba runtii caawa waxa dhamaan aduunka dacaladiisa looga dabaal dagayah xaflada gooni gosadkii jamuuriyada somaliland oo ah sanad guradii 22aad waxaan idin leeyahay hanbalyo ilahay sanadka kiisana haynagu gadhsiiyo barwaaqo nabad iyo hurumar iyo jiritaankeena oo aduunka wada gaadha anaga oo ...
4
views
views
Oodweyne News ─ Waxaan hal kan salaan kal iyo laab ah uga dirayaa shacabka Somaliland ee xorta ah ee garda iyo gafka aan ogolaan Karin siiba cabudhinta iyo caga juglayen kaga timaada dibada iyo gudaha. Salaan kadib waxaan jecelahay inan wax yar ka sheego: Jamhuurida Somaliland maanta ma aha dal go’doon ah ee waa dawlad dunidu la shaqeyso, waa dawlad dawladaha dunida ugu sareeya ay la shirto isla markaana soo dhawayso, waxaana tu,saal ...
4
views
views
Oodweyne News ─ Hargeysa (OWN)- Warshadda biyaha iyo shaambooga ee Durdur oo ku taalla magaaladda Hargeysa ayaa deeq iskugu jirta Biyo iyo shaamboo ugu deeqday sadexda ciidan qaran ee Somaliland Booliska, Ciidanka Qaranka iyo Asluubta munaasibadda 22-guurada ka soo wareegtay madax banaanida JSL darteed. Ku simaha Maareeyaha warshadda Durdur Mahdi Maxamed Cumar ayaa si gooni gooni ah sadexda Taliye ciidan maanta ugu wareejiyay deeqdaasi. “Waxaanu warshad ahaan go’aansanay inaanu sadexda ciidan qaran ...
4
views
views
Oodweyne News ─ Aniga oo ah Abdirahman Jama Ahmed (Abdi-Shotaly), oo ka wakiil ah maamulka webkan, waxaan ugu horayn halkan uga dirayaa Ummadda Reer Somaliland qorba-joog iyo dal-joogba, Macmiisha sharafta leh ee ku xidhan hadh iyo habeenba Shebekedan Oodweynenews.com, Maamulka Shebekadda ee kale, Dhamaan Weriya-yaasha Wararka noo daadihiya ee daafaha aduunka iyo dalka gudi-hiisaba nooga soo tebiya, weriyaha sawirka Kaartuunka, aan u gudbinayaa Salaan qaaliya, oo aan leeyahay ku waara caafimaad, nabad gelyo ...
6
views
views
Oodweyne News ─ Jaaliyada Somaliland ee Birmingham iyagoo si weyn isugu duuban waxay si meeqaam sare ah isugu diyaariyeen qabashada xuska maalinta Qaranka Somaliland ee 18May iyadoo xafladan ay ka soo qayb gelayaan Weftiga uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. C/raxman C/laahi Saylici oo ay ka mid yihiin Wasiirka Maliyada, wasiirka Ganacsiga, wasiirka Gaashandhiga, gudomiye ku xigenka xisbiga Kulmiye iyo xubno kale oo muhiima. Hadaba ha moogaanina reer Somaliland meel kasta ...