19
views
views
Hogaanka dhabta ah waa waddaniga dhabta ah sida ka muuqata XISBIGA WADDANI
Salaamu calaykum dhamaan shacabka somaliland iyo bahwayta waddani meel ay joogaanba HANBALYO qudbadii qiimaha lahayd ee gudoomiyeheena
Waxaan hubnaa in waddaniyiinta somaliland maanta u doorteen XISBIGA WADDANI in uu yahay hogaanka dhabta ah ee shanta iyo tobanka sano ee danbe hogaaminaya waddaniyiinta reer somaliland
Taas oo ay ku doorteen markay dhageysteen arkeen hogaanka XISBIGA WADDANI daacadnimadiisa wadan jecaylkiisa iyo in uu yahay hogaan dhab ah oo somaliland gaadhsiin kara horumar buuxa kana dhabaynkara himilooyinka ay reer somaliland ku naaloonayeen labaatankii sano ee ina dhaafay
taas oo ah ictiraaf ay la mid noqdaan aduunka iyo dawladaha jaarka ahba
Waxaan hubaa in hogaaminta dhabta ahi tahay hanaanka iyo horumarka ka muuqda XISBIGA WADDANI
DHamaaanteena waxa inagu waajib ah in aynu wax ka barano muxuu XISBIGA WADDANI horseed ugu noqday
hanaanka ,walaaltinimada iyo wada shaqaynta dhamaan reer somaliland u hayaan ?
Waa siyaasada hufan ee XISBIGA WADDANI ee aan ku salaysnayn Qofnacaybka , Qabiilnacaybka Degaan nacaybka iyo yooyootanka
DHamaan hogaanka iyo xubnaha XISBIGA WADDANI waxaan leeyahay guuul iyo gobanimo
Gudoomiye ku xigeenka qaarada yurub
ee XISBIGA WADDANI
Abdirahman A farah * Almaraaci*
Up coming
4
views
views
Golis News ─ Hargeysa(Golisnews):- Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa maanta jawaab ka bixiyey hadalo dhawaan ka soo yeedhay xukuumada faderaalka Somalia Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro waxaa uu wax laga xumaado ku tilmamay hadaladaasi deel qaafka ah ee ka soo yeedhaya maalmihii ugu danbeeyey dowlada somaliya waxaanu sheegay in ay wax u dhimayaan wadada hadaladii u socday labada dalka waxaanu u soo ...
4
views
views
Golis News ─ Hargeysa (Golisnews)- Madaxtooyada Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay hadalkii qiimihiisu hooseeyey ee Madaxweynaha maamulka Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud ku yasay shalay madaxbannaanida Somalialnd ee uu ku tilmaamay caadifad waqtigeedii laga soo gudbay. Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ku tilmaamay dhawaaqaasi ka soo yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya mid riyo ah oo ka fog mabda’a gooni-isu-taagga Jamhuuriyadda Somaliland iyo dareenka ay qabaan shacabka reer Somaliland oo ku adag ...
1
views
views
Golis News ─ Muqdisho (Golisnews) Waxaa xaley qaybo ka mid ah xaafadaha ku yaalla magaalada Muqdisho ku dhacay hoobiyaal kuwaasoo la sheegay in ay soo tuureen ururka Al-Shabaab ee dagaalka kula jirra dowladda iyo ciidanka AMISOM. Dad goobjoogayaal ah ayaa Radio Hormuud u sheegay in ay maqleen dhowr hoobiyaal xaley saqdii dhexe kuwaasoo ku soo dhacaya xaafado ku yaalla degmooyinka Wardhiigleey iyo Boondheere. Meelaha hoobiyaasha ay ku dhaceen waxaa ka mid ah xaafado ...
4
views
views
Golis News ─ Adis-Ababa(Golisnews)-Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemeriam Desalgne oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey Baarlamaanka Wadankiisa si qoto dheer uga hadlay xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia oo uu ku tilmaamay mid aad u muhiim ah oo ay ka go’antahay inay dawladiisu xoojiso, isla markaana Xildhibaanadiisa uga warbixiyey danaha ka dhaxeeya labada dal Ra’iisal Wasaaruhu wuxuu sheegay in dawladda Itoobiya ay dhawaan u dirtay Somaliland toban agaasime iyo Wasiir ku-xigeenno, si loo sii ...
4
views
views
Ciyaaro ─ Madaxweynaha PSG, Nasser Al-Khelaïfi, ayaa sheegay inuu doonayo in la xushmeeyo heshiiska u dhaxeeyay iyaga iyo tababare Carlo Ancelotti. “wax walba oo uu yahayba waa in la xushmeeyaa heshiiska”, Al-Khelaïfi ayaa sidaa u sheegay ‘BeIN Sport’ TV, oo ah Tv uu isagu leeyahay, hadii ay taasi dhici weyso waxey arrintu isku badali doontaa dagaal dhanka sharciga. “Ancelotti wuxuu rabaa in uu aado Real Madrid”, Al-Khelaïfi, ayaa sidaa yiri isagoo intaa ...
5
views
views
WidhWidh ─ Wararka naga soogaadhaya Magaalada Ceerigaabo ayaa sheegay In Saaka Ciidamada Maleeshiyadka SNM ay Xabsiga U taxaabeen Wariye Madax banaan Oo Lagu Magcaabo Axmed Yuusuf Taraafiko oo kamid ah wariyaasha ugu firfir coon magaalada ceerigaabo ee gobolka sanaag,kadib markuu soo gudbiyey warar kusaabsan xuskii maalinta Nadaafada ee 18 May. Wariyahan Laxidhay Ayaa Waxaa lasheegayaa In Ciimada Somaliland ay saaka Aroortii Hore Ka kaxayteen goob Uu ka shaqaynayay,Wararka ayaa sheegaya In wariyaha ...
12
views
views
WidhWidh ─ Kulan ay xalay ku yeesheen Hotelka Kuwait ee magaalada Muqdisho Xildhibaanadii xaq doonka ahaa aya waxaa la isla meel dhigey sida laga yeelayo go’aanka iyo soo jeedinta balanqaadyada uu soo jeediyey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu u balan qaadey Digil iyo Mirifle in talaabada koowaad uu dhaqsi umagacaabayo xilalka kala ah. 1-Taliye Kuxigeenka Ciidanka Nabad Sugida Soomaaliyeed 2-Taliye Xigeenka Ciidanka Police-ka Soomaaliyeed 3-Xisaabiyaha Guud Ee ...
2
views
views
WidhWidh ─ Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska maamulka Puntland ayaa maalintii Shalay aheyd magaalada Garowe ku soo gaba-gabaysay kulan labo maalmood u soconayay haweenka qaadka iibiya ee ku nool gobalada Puntland kaas oo lagu wacyo gelinayay qaabkii ay arintaasi uga gudbi lahaayeen. Halkan Ka Dhagayso
5
views
views
Raxanreeb ─ Muqdisho(RBC Radio) Kulan ballaaran oo looga soo horjeedo Mooshinka laga keenay xukuumadda uu hogaamiyo R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid oo ay yeesheen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya. Kulanka oo looga soo horjeeday Mooshinka ka dhanka ah xukuumadda oo ay baarlamaanka keeneen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka oo lagu qabtay Hoteelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa sidoo kale lagu ...
2
views
views
Qurbe Joog ─ Hargaysa 20.May (SDN) kullan lagu falanqaynayo wax ka qabashada Tayada Dawooyinka Xoolaha ayaa maanta ka furmay magaalada Hargaysa. Kullankan oo soconaya muddo maalin ah oo ay iska kaashadeen wasaarada Xanaanada Xoolaha ee Somaliland iyo Haya’da DAI ayaa waxa ka qayb qaadanaya ganacsatada Dawooyinka xoolaha oo ka kala yimi Gobalada Dalka, kuwaas oo kulankan ku darsaya waxyeelada dawooyinka Tayadoodu hoosayso u leeyihiin cafimaadka Xoolaha iyo sida looga hortagi karo saamaynta arintasi ...