30
views
views
Afhayeen u hadlay guddiga ganasatada Soomaalida Islii oo sheegay in ciidanka Kenya ay boob ugeysanayaan goobaha ganacsiga
Maxamed Maxamuud Guuleed oo magaca guddiga ganasatada Soomaalida Islii ayaa sheegay in ciidanka Kenya ay boob ugeysanayaan hantida shacabna ay xoog ku gelayaan goobaha ganacsiga.
Maxamed Maxamuud Guuleed ayaa dowladda Kenya ka codsaday in ay ka qabato ciidanka Kenyaatiga ee raafka ku haya shacabka marmarka qaarna boobaya hantida, qaar ka mid ah ciidamada Kenya ayaa weli magaalada Nairobi kasii wada dhibaatada ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed ee ku ganacsada xaafadda Islii, ee dhagaysi wacan waraysigaas oo dhan:-
AMA HALKAN KA DHAGAYSO
Oodweynenews.com/Nairobi
Up coming
2
views
views
Oodweyne News ─ Waa kala kas iyo maan, waxan shaki ku jirin in Qarankan Somaliland dhismihiisa ay kubaxdey Naf iyo maal badan. boqolaal aya u god galay malayiin hanti ah aya ku lumey wakhti dheer ayey qaadatey in ummadanu calankeeda iyo sharafteedii luntey ay dib ula soo noqoto. Manta oo ay ku beegneyd 18 May, 22 sanno kabacdi lasoo noqoshadii xoriyadii luntay waxan maqleynay Madaxweyne ku sheega Dalka ay colaadaha gaajada iyo dagaaladu ...
1
views
views
Oodweyne News ─ MAANDEEQ Soomaalidu waxay ula baxdaa Dumarka, Xoolaha iyo wax walba oo ay aad ujecel yihiin, agtoodana qaali ah, oo uu ugu horreeyo Geelu. Eragu wuxuu iska saaran yahay labada eray ee: “MAAN” iyo “DEEQ” oo ka dhigan wax qofka maankiisa deeqay, maadaama maanku yahay xubinta ugu muhimsan ee Aadanaha hagta. Waxyaabihii MAANDEEQ kaloo loo aqoonsaday waxaa ka mid ahaa XORRIYADDA. Haddaan Tusaale u soo qaaddano waagii Gobonnimo doonka ee lagu ...
6
views
views
Oodweyne News ─
2
views
views
Oodweyne News ─
2
views
views
Oodweyne News ─ Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysiyo aan la yeelanay weriyayaal ka tirsan mareegtan oodweynenews oo ku sugan qaar ka mid ah gobolada dalka, waraysiyadan oo ay ka waramayaan diyaarinay sida looga dabaal-degay xuska 18 may qaar ka mid ah gobolada Somaliland 18 may, ee dhagaysi wacan.
6
views
views
Oodweyne News ─
7
views
views
Oodweyne News ─ Kuwait:Munaasabad Balaadhan oo lagu xusayay xuska 22guurada madaxbaanida Somaliland ayaa ka qabsoontay magaalada kuwait ee dalka kuwait waxaana munaasibadani soo qabanqaabisay jaaliyada somaliland ee Kuwait oo horkacayay gudoomiyaha jaaliyada somaliland ee kuwait Saleebaan Maxam
2
views
views
Idhanka ─ Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa khudbad qiiro leh ka jeediyay Xuska 22 guurada Madax-banaanida Somaliland oo maanta si weyn loo xusay. Khudbada Madaxwaynaha oo dhinacyo badan taabanaysay ayaa iyadda oo dhamaystiran u dhignayd sidan: Dhamaan Bulshada reer Somaliland waxaan ugu Hambalyeynayaa farxada maalinta Qaranimada JSL ee 18-ka May. Guud ahaan waxaan dadkayga ku bogaadinayaa gudo iyo dibedba dabaal degga sannad guurada 22aad ee aasaaskii ...
9
views
views
Idhanka ─
10
views
views
WidhWidh ─ Beenaale Cabdi Naasir Badal Khalaf oo ah isuduwaha Wasaarada War-faafinta maamulka Faroole ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah dowlada Soomaaliya oo uu sheegay in uu xilligaan yahay mid xaq ah oo Janno lagu gelayo waa sida uu hadalka u dhigaye. Waxaase Is Waydiin mudan meeday jihaadkii Gobolka Sool 8 sanno la xasuuqay ee alaabka uu ka soo xidhay Faroole? Maxaa Keenay in Puntland ay u Qayliso Jubbland. Mamaulka Faroole ...
