39
views

Heesta Nasashada: Waa Fanaanada Codka Macaan Ee Muna Heego Heestii *Dhega Yeelo*

Read full story >>

11
views
WidhWidh ─ Ciidamada Amaanka Dalka Kenya ayaa Magaalada Nairobi ku toogtay Nin iyo Xaaskiisa oo looga shakisanyahay in ee katirsan yihiin Kooxaha Argagaxisada ah eek u sugan Dalka Kenya. Toogashada labadan Qof ee toogteen Ciidamada Booliiska Kenya ayaa timid kadib markii Ciidamada ee Howlgalo gaar ah u aadeen gurigaasi balse kala kulmeen isdifaac kaga imaanayay Ninka iyo Xaaskiisa , waxaana la sheegay in Bam gacmeed guriga dhaxdiisa kasoo tureen labadaas qof ee ...
3 hours, 31 minutes ago
7
views
WidhWidh ─ Xubnaha urur weynaha Khaatumo Journalists Association {KHAJA}, ayaa kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen magaalada Narobi ee xarunta dalka Kenya ku canbaareeyey xadhiga waxashnimada ah ee magaalada Ceerigaabo ee G/Sanaag. Ururka ayaa si weyn u canbaareeyey tacadiyada guud ahaan lagu hayo warbaahinta gaar ahaan weriye Ahmed Yuusuf Taraafiko, ayadoo durbaba jeelka loo diidey iany u sii daayaan Ehelkiisa. Hadaba Urur weynaha Khaatumo Journalists ayaa arimahan si weyn uga ...
3 hours, 31 minutes ago
1
views
Raxanreeb ─ Muqdisho(RBC Radio) Qaar ka mid ah odayaashii soo xulay mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku shiray ayaa dalbaday in la joojiyo mooshinka ka dhanka ah xukuumadda R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ee ay wadaan qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Garaad Aadan Cilmi oo kamid ahaa odayaashii dhaqanka ee soo xulay mudanayaasha baarlamaanka oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in dhisida xukuumadda iyo dhammaan hay’adaha dowladda laga soo maray ...
3 hours, 35 minutes ago
1
views
Qurbe Joog ─ June will be the start of a new phase of United Nations engagement in Somalia, when the new U.N. Assistance Mission in Somalia (UNSOM) will replace the long-standing U.N. Political Office in Somalia (UNPOS), in place since 1995. In late-April, U.N. Secretary-General Ban Ki-moon tapped Nicholas Kay, a former British ambassador and Africa director at the U.K. Foreign and Commonwealth Office, as the secretary-general’s new special representative in Somalia. When ...
3 hours, 35 minutes ago
1
views
Qurbe Joog ─ London 21.May (SDN) Madaxweyneku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici iyo wefdigii ballaadhan oo uu hoggaamineyey ayaa maanta sii diirran loogu soo dhoweeyey guriga Baarlamaanka Britain ee West Minister, London. Madaxweyne ku xigeenka waxa ku wehelineyey kulankan Wasiirrada Maaliyadda Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale, Ganacisiga Mudane Cabdirazzaaq Khaliif Axmed, Guddoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed, Safiirka Somaliland ee UK Mudane Cali Adan Cawale, La taliyaha Madaxweynaha ...
3 hours, 35 minutes ago
2
views
Qurbe Joog ─ Boorama 21.May (SDN). Magaalada Boorama Waa Halkii Lagu aasaasay Hanaanka Dawladnimo ee Somaliland ka hano qaaday,Waa Degelkii u Horeeyay ee laba Madaxweyne oo Somaliland ahi ay Xilka Hogaaminta Qaranka kula Kala Wareegeen Waana Magaaladii Marti galisay Shirweynihii beelaha Somaliland uga qabsoomay Sannadkii 1993kii Isla markaana Ergooyinkii isugu yimid ay ugu doorteen Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal inuu Noqdo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland,ku Xigeenkiisana Loogu Cumaamaday Mujaahid C.raxmaan Aw Cali Faarax,iyagoo labadooduba ...
3 hours, 35 minutes ago
2
views
Puntland News 24 ─ Safiirka dowladda Australia Kenya iyo Soomaaliya Geoff Tooth ayaa magaalada Garowe kulmay madaxwaynaha dowladda Puntland iyo xubno ka mid ah golihiisa wasiirada.Danjiraha oo Garowe soo gaaray shalay ayaa waxaa masuuliyiintii uu la kulmay ka mid ahaa madaxwaynaha dowladda Puntland iyo wasiirka dekedaha, gaadiidka badda iyo la dagaalanka burcadbadeeda Puntland Eng. Saciid Maxamed Raage, waxaana inta badan kulanka diiradda lagu saaray taageeridda dowladda Autsralia ee hormarinta Puntland.Madaxwaynaha dowladda Puntland oo ay ...
3 hours, 35 minutes ago
7
views
Oodweyne News ─ Madaxweynaha maqaarsaarka ah ee Degmada Wardhiigaley ee ka tirsan XAMAR Xasan Culusow ee sidii ilmaha yar iska hadaaqaya waxan leenahay “ WIXII MADAXDA KAA DHIGAY WAA LA ISKU HAYSTAA” ??? Waxaanan jeclahay oo aan isaga iyo wixii la garaad ahba u tirinayaa tixahan Maansadaydan cusub ee aan tiriyey 18 may 2013 Midnimadaan gardaadsha Awgeed u golongolay Markay gowraceenee Godka dheer ku tureen Anna aan gunaanaday Een ka gooyey laabtii Kuwa ...
3 hours, 35 minutes ago
5
views
Oodweyne News ─ Ugu horayn waxa aan u mahad naqayaa warbaahinta gaar ahaan webka iyo akhristayaashiisa salaam ka dib waxa aan isku dayayaa inaa wax ka ifiyo hadalka ka soo yeedhay Somalia waxa uu yidhi xasan sheikh maxamuud isagoo ka naxay Somaliland horumarkay gaadhay iyo dowlad nimadeed aytahayna qalad waxa gaadhsiiyay dabaaldaga Somaliland ee ah 18may markay la soo noqotay xorimadeed waxay ahayd inuu ka hadlo dalkiisa iyo goboladiisa horta inuuu soo hagaajisto ...
3 hours, 35 minutes ago
2
views
Oodweyne News ─ Waxaa 18 may 2013 ay Somaliland u dabaaldagtay dib ula soo noqoshadeedii dal ahaaneed kadib markii ay hore ula midawday dalka somaliya taas oo uu hadafkeedu ahaa radinta shantii somaliyeed. Raadintii midawga somaliyeed oo noqday mid shacabka Somaliland ay ku hungoobeen.hadimo ,dhib iyo hantaaqoyina ay kala kulmeen ,dhibaatooyinkaas oo aan ahayn kuwo ku koobnaa maamulkii taliskii M.SIYAAD BARRE laakiin ahaa kuwo soo taxnaa ilaa dawladihii ka horeeyey laga soo bilaabo ...
3 hours, 35 minutes ago