19
views

SAWIRKA MAANTA. Xoolaha Xaree ….

Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews,Waa Sawir Kartoon ayaanu maanta idiin soo xulay  ee daawasho wacan.

Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews

Read full story >>

10
views
WidhWidh ─ Guud ahaan magaalada Muqdisho iyo gobolada ku dhaw dhaw ayaa waxaa maalmahaan dambe hala-heeys ka noqday 3 magac oo cusub oo ay isku foorjeeyaan dhalinyarada halkaas ku nool kaas oo xaqiiqo ahaan ku socda ama loogu dan leeyahay Amiirka Al Shabaab Axmed Cabdi Godane. Xantaan cusub oo 3 qodob ka kooban ayaa marka aad fiiriso waxaa loo isticmaalaa siyaabo kala duwan balse waxaa xaqiiqo ah in magacyadaan loogu dan leeyahay ...
2 hours, 52 minutes ago
1
views
Wehel Media ─ Waxaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Gura ceel ee Gobalka Galgaduud Maamulka Ahlusun Waljamaaca ee Gobalada dhexe iyo Tababarayaal Ciidan iyo saraakiil dowlada Soomaaliya ka socday oo maalin ka hor gaaray Gobalka Galgaduud . Kulan kaa ayaa ka danbeeyay kadib markii maanta barqanimadii gaareen degmada Guraceel Wafdigaa waxana la sheegay in kulan kaa looga hadlay arimaha amaanka Gobalada dhexe iyo sidii loo heli lahaa Ciidama tayaysan oo tababar la siiyo ...
2 hours, 52 minutes ago
1
views
Wehel Media ─ (WMC) Afayeen u hadlay Dowlada Dalka itoobiya oo la yiraahdo Getachew Red ayaa sheegay in Xukuumada Itoobiya aysan marna tageersanayn Maamulka dhawaan looga dhawaaqay Magaalada kismaayo ee madxda u yahay Axmed Madoobe . Waxa uu sheegay Afayeenkaa in Itoobiya marna aysan dhinac marayn heshiiska Uruur Gobaleedka IGAD ee la xariira is waafajinta Dastuurka iyo Maamulada Soomaaliya . Hayeeshe waxa uu sheegay in itoobiya ay tageera u hayso xukuumada soomaaliya ee ...
2 hours, 52 minutes ago
1
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 22 May 2013: Xildhibaanada baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo Maanta u balansanaa iney codka kalsoonida u qaadaan xukuumadda Ra’iisal wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon ayaa kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, waxaana soo xaadiray inka badan 200 oo xildhibaan. Gudoomiyaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shir gudoominayey kulanka baarlamaanka ee maanta ayaa markii uu kulanka furay waxa uu sheegay in maanta ...
2 hours, 52 minutes ago
3
views
Waaheen ─ waxaanu ka cudur daaranaynaa maalmihii aanu ka maqnayn mareegta oo aanu ku hawlaneyn qurxin iyo dib u habeyn aanu ku wadnay website ka,kaas oo hadda idiin diyaar noqon doona goor dhow waxaanu leenahay raali ha lanaga ahaado. waad mahadsan tihiin Maamulka Waaheen media Group
2 hours, 52 minutes ago
7
views
Somali Memo ─ Warar goordhaw nagasoo gaaray deegaanka Mustaxiil ee gudaha dhulka Soomaligalbeed ee Itoobiya gumeysato ayaa sheegaya in dagaallo culus halkaasi ka dhaceen.lasoco Faah Faahinta insha'allaah
2 hours, 53 minutes ago
1
views
Raxanreeb ─ Muqdisho(RBC Radio) R/wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa magaalada Muqdisho kulan albaabadu u xiran yihiin kula yeeshay wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan arimaha Soomaaliya ahna madaxa guud ee ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM Maxamed Saalax Annadiif. Markii uu soo dhammaaday kulanka labada masuul ayey warbaahinta si wada jir ah shir Jaraa’id ugu qabteen iyagoona ka warbixiyey waxyaabihii ay kulankooda iskula soo qaadeen,R/wasaare Cabdi ...
2 hours, 53 minutes ago
1
views
Qurbe Joog ─ Khartoum May 22 2013 (SDN)— Sida laga soo xigtay Warbaahinta Afka dowladda Soomaaliya ku hadashay Madaxweynaha dowladda Sudan ayaa sheegay in uu siiwadi doono taageerada ay siiyaan Soomaaliya. Cumar Xasan Al Bashir ayaa hadalka ka sheegay kulan uu Magaalada caasimada ah ee Khartoum uu kula qaatay Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya C/xakiin Xaaji Fiqi oo booqasho ku joogay halkaasi. Wasiirka oo la hadlay warbahinta afka dowladda Soomaaliya ku hadasha ayaa sheegay in ...
2 hours, 53 minutes ago
3
views
Qurbe Joog ─ 21st summit of the African Union (AU) – Central African Republic, Guinea Bissau and Madagascar have been banned from attending the 21st summit of the African Union (AU), to be held from 25 to 27 May in Addis Ababa, Ethiopia. A source close to the African bloc said the three countries were banned because of the anti-constitutional change of power in those countries. Madagascar was banned following the overthrow in ...
2 hours, 53 minutes ago
1
views
Puntland Voice ─ Muqdisho(PV):-kadib kulan maanta ay muqdisho ku yeesheen xildhibaanada Soomaaliyeed ayaa looga dhawaaqay inuu fashilmay mooshinkii looga soo horjeeday xukuumada Ra’iisulwasaare saacid. Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof.Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu fashilmay mooshinkii looga soo horjeeday Xukuumada Dr.saacid markii sida uu sheegay in xildhibaano badan ka tanaasuleen. Jawaari ayaa sheegay in 93 xildhibaan oo markii hore mooshinka ka keentay xukuumada inay 38 ka mid ah dib uga ...
2 hours, 53 minutes ago