21
views
views
DAAWO: MADAXWEYNE XASSAN OO MAANTA KU SOO LAABTEY MUQDISHO
Up coming
4
views
views
Qurbe Joog ─ Gabiley May 21,2013(SDN)-Wadada isku xidha degmada Wajaale iyo Tuulada Kalabeydh oo mudaba la waday ayaa haatan la dhigay Jeygii iyo Daamuurkii,daawasho haboon.
4
views
views
Qurbe Joog ─ Garoowe May 21,2013(SDN)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa xariga ka jaray aqalo Garoowe loogu dhisay barakacayaasha halkaa ku nool.
6
views
views
Nuxur ─ Kamaal Daahir Guutaale oo ah Agaasimaha Madaxtooyada ayaa waxaa soo baxayay saacadihii la soo dhaafay in madaxeweyne xasan oo Xilka ka xayuubiyay, kadib markii uu ku kacay fall ala yaabay. Kamala ayaa la sheegay in Ciidamada Nabadsugida uu amar ku siiyay in ay is hor tagaan kulan maalmo ka hor ay qaadan lahaayeen Xildhibaanada ka soo hor jeeda Raisal Wasaare saacid oo mooshin ka dhan ah waday, taasi oo Cirka ...
4
views
views
Nuxur ─ Dalka soomaaliya mudo dheer ayuu qas&qalaan qal qiimahii uu lahaa ku waayey taana waxaa garwadeyn ka ahaa qabyaalad, quursi oo qori ku lamaansanaa waxaana jilayaal ka ahaa qab qablayaal in kastoo wali nagu lamaansan yahay qorigii, waji kasta ha lahaadee intaa ka dib waxaa loo dhaqaaqay dowlad in la unko, dowlad kmg ah ayaa Jabuuti lagu yagleelay waxaa ku xigtay dowlad kale Inbigaati lagu soo dhisay mar kale ayaa dib ...
6
views
views
Nuxur ─ Wararka ka imaanaya Magaala Xeebeedka Kismaayo ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay Ururka IGAD ay halkaas geeyeen Darees Ciidan oo loo Qaybiyay Ciidamada axmed Madoobe. Wararka ayaa sheegaya in shalay Ciidamada uu Hogaamiyo axmede Madoobe ay wateen dares Ciidan oo uu ku Xardhana yahay Magaca Dowlad Goboleedka Jubbaland State, taasi oo cadayn u ah in maamulka axmed Madoobe uu yahay maamul ay gadaal ka Riixayaan IGAD iyo Dowlada Kenya. ...
21
views
views
Nuxur ─ Kulan maalmo ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho kaasi oo ay iskugu yimaadeen wafdigii ka socday IGAD iyo Madaxweyne Xasan, ayaa intiisa badana waxa uu ku soo dhamaaday Caro iyo in Madaxweynaha Soomaaliya uu eeda dusha kaga Tuuro Dowladaha Kenya iyo Itobiya in ay gadaal ka Riixayaan dhibaatada Jubbooyinka ka taagan. Kulankaas ayaa la sheegay in Madaxweyne Xasan uu aad u Carooday mararka qaarna uu ku hadlayay afka soomaaliga taasi ...
1
views
views
Nuxur ─ Shacabka ku dhaqan Qaar ka mid ah Xaafadaha Hoos yimaada Degmada Wardhiigleey ee Gobolka Banaadir ayaa saaka ku soo toosay Howlgallo aan caadi ahayn oo xaafadahooda ka soconaya. Ciidamo aad hubeysan ayaa xiray Guud ahaan Xaafadaha Laba dhagax, Xamar jadiid Xamar Bile iyo Xaafado kale oo hoos yimaada Degmada Wardhiigleey kuwaasi oo Xaafadaha guri guri u gelaya islamarkaana Dadka ku soo guraya Gawaari badan geynaya Xarunta CID-da. Shacabka ayaa afka ...
4
views
views
Marka Cadey Net ─ Caado ka mid ah caadooyinkii hore ee ka jira dalka Shiinaha ayaa la sheegaa in ay tahay mida ugu cabsida iyo halista badan ee ilaa iyo iminka looga dhaqmo dalkaasi Shiinaha, ka gadaal markii la ogaaday in ay jiraan qaab aad cabsi badan oo dadka Tima jarayaasha ahi ay ku dhaqmaan. Dadka shiinaha u dhashay [...]
1
views
views
Marka Cadey Net ─ Fanaanka ku caanbaxay heesaha jaceylka ee Cabdifitaax yare ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayo inuu fanka ka fariisto Mudo Kooban Isla Markaana Taageerayaashiisa Dhambaalkaasi u Mariyay Allada Facebook. Warkan ayaa la soo dhigay bogga uu fanaanku ku leeyahay facebooka ereyo ay kamid yihiin: Insha allaah dabaaldega 18ka may waxey ii noqon doonaa sanadkii ugu dambeeyey [...]
5
views
views
Marka Cadey Net ─ Heestaani waa hees muuqaal aad u wanagsan leh Daawo muuqaalka heesta Related News: Dalmar yare iyo raxma Rose ayaa soo Saaray Hees macaan oo loogu magacdaraty Dalxiis Daawo Heesta ay Markale soo saartay fanaanada Zahuura Hamda Queen oo hees dareen xambaarsan u qaaday qadiyada Somaliland: Daawo Khadra Sinimo ayaa soo qaaday hees cusub oo loo [...]