21
views

Suldaanada iyo Malaaqyada Koonfurta Soomaaliya oo ka Dalbaday Dowlada in ay Xoojiso Amaanka

WAAJIDPRESS – 3 JAN 2013:

 

Odayaasha Dhaqanka gobolada Koonfurta Soomaaliya ayaa ka codsaday mas’uuliyiinta wafdiga dowladda federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhabo inay gacan ka geystaan sugidda amniga magaalada iyo sidii loo xorreyn lahaa Deegaanada oo ay weli ku sugan yihiin maleeshiyadka Al-Shabaab.

Suldaan Warsame Saldaan Ibraahim oo ka mid ah suldaanada gobolada Koonfurta Soomaaliya oo ka hadlayay kulankii shalay dhex maray wafdiga dowladda ee uu hoggaminayay wasiirka gaashaandhiga iyo maamulka gobolka Baay iyo qeybaha bulshada ayaa sheegay inay jiraan weerarro gaadmo ah oo ay ka fuliyaan maleeshiyaadka Al-Shabaab magaalada Baydhabo.

Suldaanka ayaa ka codsaday dowladda in la xorreeyo deegaanada falalka amni darrada ay ka soo abaabulaan kooxda Al-Shabaab.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Cabduqaadir Sheekh Cali Diini ayaa isna sheegay in ay balanqaadayaan ciidamadu in ay dib u soo celiyaan amniga gobolada koonfurta isla markaana ay ka xorreeyaan maleeshiyaadka Al-Shabaab deegaannada ay weli ku dhuumaaleysanayaan.

Wasiirka Difaaca C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa isna sheegay in dowladdu ay ahmiyad koowaad siineyso sugidda amniga, wuxuuna amaan u soo jeediyay ciidamada dowladda ee ka howlgalaya gobolka Baay.


Read full story >>

3
views
Raxanreeb ─ _________________________ Cismaan Turaabi Use Facebook to Comment on this Post
10 hours, 42 minutes ago
9
views
Oodweyne News ─ Safiirka Faransiiska u qaabilsan Somaliland iyo Somalia oo fadhigiisu yahay dalka Kenya Ambassador Etiennce De Poncins oo shalay Socdaal ku yimid Somaliland ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), kaas oo sheegay in dalkiisu uu meeqaam sare ku soo dhaweyn doono mar kasta oo Madaxweyne Siilaanyo Ajandihiisa ku darsado socdaal uu ku tago Paris. Waxaanu intaasi ku daray inay jiraan Dane Dhaqaale oo Shirkadaha Faransiisku ay ka ...
10 hours, 43 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ Burco(OWN)–Wasaaradda ciyaaraha Somaliland ayaa magaalada Burco ka dhex bilawday olole xasaradaysan oo khatar ku ah nabad-gelyada gobolkaasi oo ay iskaga horkeenayaan bahda Isboortiga gobolka Togdheer.   Ololahan oo ay masuuliyiinta Wasaaradda ciyaaraha gobolkaasi ay ku kala qaybiyeen kooxaha isboortiga gobolka Togdheer ayaa khilaaf horleh ka dhex kiciyay ciyaartoyga magaalada Burco ,kaasi oo laga cabsi qabo in uu magaaladaasi arimo nabad-gelyo daro ka dhex qarxiyo iyo guuldarooyin dhinaca ciyaaraha ah . ...
10 hours, 43 minutes ago
7
views
Ciyaaro ─ UEFA announced on Friday that the winners of the Europa League will be awarded a place in the Champions League from 2015. The move is designed to boost the profile of European football’s second-rate tournament which was won by Chelsea earlier this month. The Blues saw off the challenge from Benfica after Branislav Ivanovic headed home an injury-time winner to seal a 2-1 victory over the Portuguese side. Winners: Chelsea ...
10 hours, 44 minutes ago
5
views
Ciyaaro ─ Lionel Messi oo isagoo 13 sano jir ah ku soo biiray Barcelona, isla markaana 4 sano oo isku xigta ku guuleystay abaalmarinta adduunka FIFA ee Ballon d’Or laga soo bilaabo 2009 ayaa wuxuu ku rajo weynyahay inuu mar noloshiisa ka mid ah uu koobka adduunka la qaado xulkiisa Argentina. Barca wuxuu la qaaday 3 Champions League – 6 koob oo horyaalka La Liga ah. sanadkii tagay wuxuuu noqday ninkii ugu ...
10 hours, 44 minutes ago
4
views
Ciyaaro ─ Tababaraha Togo Didier Six ayaa ku hanjabay inuu shaqada ka tagi doono hadii xiriirka kubadda cagta ee dalkaasi aysan siin lacagaha uu ku leeyahay oo gaaraya $128,000. Six ayaa ku andacooday inuu lacagahaasi qarash gareeyay safarkiisii Yurub ee uu ciyaartoyda ku raadinayay laakiin taas waxaa ka diiday xiriirka Togo. Xiriirka Togo afhayeen u hadlay wuxuu sheegay in Six uu keeno magacyada ciyaartoydii uu aaday xilligii uu lacagahaasi qarash gareeyay. “Runtii ...
10 hours, 44 minutes ago
25
views
WidhWidh ─ Ninkaan oo lagu magacabo Maxamed Ladiif oo ku nool Gobalka Kashmiir ee Dalka India oo ah 32 sano jir ayaa dhashay asigoo wajigiisa ay ku yaalan wax yar oo hilibo ah oo aan u ekayn sida uu maanta u muuqdo. Balse uu ku sii weynaaday oo uu daboolay dhamaan wajigiisa oo idil ilaa uu gaaro in uu wax arki waayo oo uu aragii ka qariyaan hilbaha wajigiisa ku yaala. Ninkaan ...
11 hours, 42 minutes ago
13
views
WidhWidh ─ Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia. Madaxweyne Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku sii sagootiyay guddoomiyaha baarlamanka ahna ku simahada Madaxweynaha, R/wasaaraha dalka, xubno ka tirsan labada gole iyo saraakiil ciidan. Afhayeenka madaxweynaha C/raxmaan Cumar Cusmaan “Yariisoow” ...
11 hours, 42 minutes ago
35
views
WidhWidh ─ Xasbunalaah Muuqaalkaani oo ah mid kamidaa mucjisooyinka rabaaniga ah ayaa waxaa uu yahay in xayawaanka maska uu isku badalay dhagax. Dhagaxa oo markii dab lagu dhajiy noqonaya muuqaal kaduwan kii sii hore iskuna badalaya mas xasbunalaah waan arin si toos ah oo aan wax in dhu sarcada kujirin kana midaa mucjisoo yinka rabaanigaa ee Alle awoodiisa ah Daawo Muuqaalak kaa yaabind oona oo ah Maska isku badalay dhagax subxaanalaah Halkan ...
11 hours, 42 minutes ago
4
views
VOA Somali ─ Barnaamijka Dhakhtarka Waydii waxaa todobaadkan marti ku ah Dr. Cabdulqaadir Xuseen Warsame oo isbitaalka Tawakal ee magaalada Nairbi u qaabilsan xanuunada ku dhaca maskaxda, waana qeybtii seddexaad.
11 hours, 42 minutes ago