26
views

Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka warbixiyay Safarki u ku tagay Wadanka Sudan,

Madaxweyne Somali Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa uu manta ka warbixiyay   Socdaalki uu dhawaan ku tagay  Wadanka Sudan iyo wixii uga soo qabsomay  dhagayso

Madaxweyne Xasan oo ka warbixiyay Safarkiisi Sudan

Read full story >>

3
views
Horufadhi ─ Ku dhagayso warka caawa ee radio Khaatumo Wufuud ka socota ururka IGAD oo gaadhay magaalada Kismaayo kulamana la qaatay maamulka ka jira magaalada Kismaayo, Shacabka reer Buuhoodle oo wacdaro ka dhigay munaasibadii maanta ee maalinta nadaafada deegaanada Khaatumo, Xubno ka tirsan baarlamaankii hore iyo siyaasiyiin siyaabo kala duwan uga hadlay arimaha Jubbooyinka, Haweenka gobolka Sool [...]
8 hours, 24 minutes ago
18
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS- 18 May2013; Magaalada Muqdisho waxaa maalmahan ka socda kulamo looga hadlaayo mooshinka la hor geeyay baarlamaanka ee ku saabsan xukuumada. Halkan ka daawo warbixinta shirka jaraa’id
9 hours, 22 minutes ago
4
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 18 May 2013; Guddoomiyaha maamulka gobolka Baay ayaa maanta waxa uu dhagax dhigay dugsi hoose dhexe ee Dr. Ayuub ee magaaalda Baydhabo, Dr. Cabdi Aadan Hoosow ayaa waxa uu ka war bixiyay faa’idada ay waxbarashada leedahay isaga oo sheegay in qofka waxbarta iyo midka aan aqoonta lahayn inaysan isku mid ahayn. Gudoomiyuhu waxa uu baaq u diray dhalinta inay ku dadaalan wax barashada weliba ay jiraan dadaalo ay ...
9 hours, 22 minutes ago
8
views
Raxanreeb ─ Kismaayo (RBC Radio) Wafdi ka socda dalalka ku bahoobay IGAD ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey Xarunta Maamul Goboleedka Jubbaland ee Kismaayo. Wafdigaan markii ay gaareen magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, ku xigeenka Jubbaland Jeneraal Fartaag, gudiga saxiixayasha qorshaha Jubbaland oo IGAD ay garwadeen ka ahayd, iyo ururada bulshada ee ka hawlgala Kismaayo. Wafdiga Igad ka socday iyo Madaxda Jubbaland ayaa kulanoodii ugu horeeyey ku yesheen ...
9 hours, 23 minutes ago
2
views
Qurbe Joog ─ London May 18,2013(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID faraciisa UK ayaa Shacabka reer Somaliland ka hambalyeeyay munaasibada 22 Guuradii ka soo wareegtay kolkii Shacabku dib ula noqdeen madax banaanidooda. Sidaa waxa lagu sheegay Qoraal uu ku sexeexnaa Guddoomiyaha UCID ee UK Md Maxamed Jaamac Koodbuur (Shine) oo u qaraa sidan; Hadii aanu nahay Xisbiga UCID garabkiisa UK, waxuu halkan hambalyo uga dirayaa dhamaan umadda Somaliland meel kasta oo ay joogaan ee ...
9 hours, 23 minutes ago
9
views
Puntland News 24 ─ Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horaysay si cad uga hadlay [...]
9 hours, 23 minutes ago
14
views
Horufadhi ─ In ka badan boqol xildhibaan baa ka hadlay is hortaag lagu sameeyey maanta ayagoo sheegay in sida wax u socdaan ay noqonayso in qof walba ka uu ka xoog weynyahay uu dillo dalkuna burburo markale. HALKAN KA DAAWO. Horufadhi.com@gmail.com
9 hours, 23 minutes ago
3
views
Galgala News ─   Waxaa Dhamaan Jaaliyaddaha iyo Muwaadhiniinta Reer Maakhir Si Xushmad badan loogaga Codsanyaa in ay ka Soo qayb galaan Shir Aad u Muhiin ah,Shirkan oo loogaga Hadli Doono Xaaladdaha siyaasadeed ee Gobolkaa kismaanyo waxaanu kuu caasunay Garaadada iyo Odayaasha deegaanka waxaad kala soo xiiriraysaa more information yassin S.Dualeh (952)594-5875 waxaa ka hadlidoonaa 1.Garaad Abdullahi Ali Ciid 2.Ali Ahmed Mohamed 3.Hussen Warsame Major 4.Mursal Mohamed Abdi 5.AbdiHamid Ali Salaad 6.Mohamed Guleedd ...
9 hours, 24 minutes ago
11
views
BBC Somali
9 hours, 24 minutes ago
7
views
Qurbe Joog ─ The Horn of Africa has been ravaged by war and famine for decades, and now one of Somalia’s regions, hopes to become an independent state. Somaliland sits on the Gulf of Aden and is officially regarded as an autonomous region of Somalia. The two were, however, separate until 1960. During the civil war in the 1980s, 40,000 people from Somaliland were killed, and nearly half a million fled. The region ...
10 hours, 23 minutes ago