15
views
views
Up coming
3
views
views
Raxanreeb ─ Muqdisho(RBC Radio) Ciidamada dowlada Soomaaliya gaar ahaan ciidanka booliska ayaa saaka hawlgallo ballaaran ka wada xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ,Ciidanka ayaa saaka aroortii lagu arkay iyaga oo ku sugan gudaha xaafadaha degmadaas isla markaane qab-qabanaya dadka ku dhaqan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir gaar ahaan dhalinyarada. Ciidamada ayaa baaritaano ku haya guryaha,goobaha ganacsi,gaadiidka iyo dadka lugeynaya wadooyinka degmada Wadajir,booliska dowlada ayaa qab-qabanaya dhalinyarada ...
2
views
views
Qurbe Joog ─ Kismaayo May 18 2013 (SDN)–Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD ayaa maanta la filayaa in ay gaaraan Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose halkaasi oo dhawaan looga dhawaaqay Maamule is diidan. Sida la sheegay wafdigan ka socda IGAD ayaa ah mid xaqiiqo raadin ah oo ka mid ah waxyaabihii ka soo baxay Shirkii IGAD ee ka dhacay Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Wafdiga IGAD ee la filayo in uu ...
1
views
views
Qurbe Joog ─ Muqdisho May 18 2013 (SDN)– Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho casho sharaf ugu sameeyey wafdi ka socda Baarlamaanka Carabta oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Maxamed Jarwaan, wafdigaasi oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Muqdisho. Casho sharafta oo aheyd mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha ...
1
views
views
Qurbe Joog ─ London May 18,2013(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa Yuusuf Isaaq Budle u magacaabay Xoghayaha Xisbigaas ee arrimaha Dibedda,sidaana waxaa lagu yiri War saxaafada loogu talo galay oo ay xalay soo saareen. Xoghayaha Cusub ee Arrimaha Dibedda ee UCID ayaa hore u ahaa Guddoomiyaha Woqooyiga America ee Xisbiyada Kulmiye iyo UDUB. Qoralka Xil magacaabida oo uu ku sexeexnaa Xoghayaha guud ee UCID Md Axmed Keyse Aadan Ismaciil ayaa sidan u qoraa; ...
1
views
views
Puntland News 24 ─ Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay weerar bamgacmeed [...]
9
views
views
Marka Cadey Net ─ Ma aamini laheyd hadii lagu yiraa Libaax ayaa gabar jeclaaday? laga yaabee in ay ku adkaato aaminaada nuucaan oo kale ah, balse muuqaal ku qancin doona ayaan kaaga heynaa waxba ha wel welin. Haweeney u dhalatay dalka Colombia ayaa la sheegay in ay 6 sano ka hor bad baadisay Libaax ku sigtay in uu dhinto, [...]
2
views
views
Laacib Net ─ Daafaca Rio Ferdinand ayaa la filayaa inuu saxiixo heshiis cusub uu ku sii joogayo Manchester United bilowga isbuucaan. Qandaraaska haatan uu Ferdinand kula jiro kooxda Shayaadiinta Cas Cas ayaa waxa uu dhacayaa xagaaga, inkastoo uu jiro tilmaamayaal xoogan oo muujinaya in ciyaaryahanka uu baaqi ku sii ahaanayo Old Trafford, hadana ilaa iyo haatan wax heshiis [...]
1
views
views
Horufadhi ─ Waxaa saaka magaaladda laascaanood lagu qabtay kulan daahfur maalinda nadaafadda deegaanadda khaatumo oo maanta oo kale si weyn looga gurayo qashinka maadama nadaafadda ay tahay badhka iimaanka Hooyooinka magaaladda laascaanood ayaa saaka inta aysan bilaabin nadiifinta wadooyinka waxay ka hadleen ilaa heerka ay rabaan inay gaarsiiyaan iyo sababta xiligan ku beegtay nadiifinta magaaladda laascaanood Halkan [...]
2
views
views
Horseed Media ─ Maalinta 18ka May ayaa ah maalin si weyn looga xuso gobalada Somaliland, sanadkan ayaa ah mid ahmiyad gaar ah lasiiyey xili ay Somaliland weli baadi goob ugu jirto ictiraaf caalami ah. Halka wadamo badan oo caalamka ah sanadkan 2013 markii ugu horeysay si rasmi ah u aqoonsaday Dowlada Federaalka Soomaaliya. Sanadkan ayaa ka duwan sanadadii hore waxaana qaban qaabada xuska [...]
4
views
views
Harowo ─