30
views

War deg deg ah: Fu’ad Shoongole oo diinsoor ka soo muuqday una hanjabay AMISOM

WAAJIDPRESS – 4 JAN 2013:

Fu’aad Shongole oo kamid ahaa horjoogayaasha Kooxda Alshabaab isla markaasina aan saxaafada laga maqal tan iyo intii dowlada Mareykanka ay madaxiisa dul dhigtay Malaayiinka dollar ayaa maanta saxaafada Alshabaab soo dhigay cajalad cod ah oo uu kaga hadlayo dagaalada ka socda qeybo kamid ah Koonfurta Somaliya ee u dhaxeeya Kooxda Alshabaab iyo Ciidamada Somalida ee Kaashanaya AMISOM iyo Itoobiya.

Fu’aad Shongole ayaa waxuu ku baaqay in dagaalada la sii wado, Waxuuna sheegay in dalkani ay ku soo duuleen dowlada Mareykanka u uu soo adeegsaday, kuwaasi oo uu ku sheegay ,Uganda, Burundi, Itoobiya iyo Kenya.

Waxuu sheegay in Mareykanka uu horey ugu fashilmay dagaalkii uu ku soo qaaday Somaliya 1993, haatana ay AMISOM ujebin doonaan sidii loo jebiyay Ciidamadii UNISOM 1993-gi.

Si rasmi ah looma oga halka uu jooga , Inkastoo lagu soo waramayo in uu joogo Degaanka Diinsoor ee Gobalka Baay. Hadalka Fu’aad Shoongole ayaa ku soo aaday xilli kooxda Alshabaab laga sifeeyay inta badan Koonfurta Somaliya , haatana ay seefta dul saarantahay Magaalada Kismaayo ee ugxunta u tiilay kooxdani.


Read full story >>

4
views
Bar Kulan ─ Barnaamijka Teknoolajiyada waxaan toddobaadkan ku soo qaadanaynaa: Teknoolajiyada iyo Soomaalida: Saameynta ay Soomaalida ku yeelan karto lacag ka dhigista Youtube. Aqoon-kororsi Taariikhda shirkadda Cisco Farqiga u dhexeeya Computer Sceince iyo Information Technology. Sida ugu habboon ee looga hortagi karo in Kumbiyuuter-kaaga loo dhaco iyo Waxa uu yahay Credit Card Qubanaha wararka Teknoolajiyada: Dadka rukuntay taleefoonnada [...]
3 hours, 26 minutes ago
2
views
Somali Memo ─ Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in maleeshiyaadka hogaamiyaasha fowdada ah ee maamulka isku magacaabay Jubbaland ay bilaabeen dhaca hantida dadweynaha. Maanta duhurkii ayay maleeshiyaad hubeysan weerar ku qaadeen xaafadda suuqa xoolaha magaalada Kismaayo waxayna halkaasi ku dileen 3 qof shacab ah iyo dhaawac gaaray 2 kale. Goob joogayaal ku sugan magaalada Kismaayo ayaa sheegay in maleeshiyaadka hubeysan ay dhaceen lacago shilin Soomaali ah,dilalka ayaa sedaxdii maalmood ee lasoo ...
4 hours, 23 minutes ago
5
views
Raxanreeb ─   Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hadal ka jeediyey furitaanka xarun waxbarasho oo laga furay degmada wadajir ee gobolka Banaadir isla markaane ay maalgalisay dowlada Turkiga taasoo loogu tala galay in lagu xannaaneeyo 300 oo agoon Soomaaliyeed ah ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladaha ka taagan qeybo badan oo dalka ah. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu horeyntii dowladda Turkiga ...
4 hours, 23 minutes ago
8
views
Qurbe Joog ─ Kismaayo May 18 2013 (SDN)– Magaalada Kismaayo ayaa maanta waxaa gaaray Wafdi ka socday Urur Goboleedka IGAD oo saakay ka anbabaxay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Wafdiga IGAD oo ah mid balaaran ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu hogaaminayay Xoghayaha Guud ee IGAD Maxbuub Macalin, iyadoo lagu wado in ay la kulmaan Axmed Madoobe iyo dadka deegaanka. Wafdigan oo ah mid xaqiiqo raadin ah ayaa la sheegayaa in hada ...
4 hours, 23 minutes ago
10
views
Qurbe Joog ─ Muqdisho May 18 2013 (SDN)– Kulankii Maanta xildhibaanada Soomaaliyeed ay ku yeesheen Xarunta golaha shacbiga ayaa waxaa lagu dhaariyay xildhibaano cusub oo barlamanka ku soo biiray. Xildhibaanadan ayaa tira dooda waxa ay gaarayeen Labo Xildhibaan waxaana lagu hordhaariyay Barlamanka ka hor intii aan laguda galin kulankii maanta. Xildhibaanadan cusub ayaa waxa ay bedeleen boosaskii Generaal Bashiir Goobe oo ah hada Agaasimaha hay’adda Nabadsugida qaranka Soomaaliyeed oo lagu bedelay Qaasim Maxamed ...
4 hours, 23 minutes ago
6
views
Qurbe Joog ─ Kismayo May 18 2013 (SDN)– A visiting IGAD delegation led by IGAD’s secretary general Mohbub Moalin has reached today the capital of Jubaland state Kismayu after meeting with the Somali government yesterday in Mogadishu. During their stay in Kismayu the delegation will meet with the Jubbaland government as well as traditional elders. The delegation will try to solve the recent power conflict is Kismayu. In its communique issued on May ...
4 hours, 23 minutes ago
5
views
Qurbe Joog ─ Burco 18.May (SDN) Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa Maanta Si weyn looga Xusay Munaasibada Qaran ee 22 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Madax banaanideeda . Burco oo ah Magaaladii lagaga dhawaaqay Gooni isu taaga Somaliland oo ka dhashay Shir ay Yeesheen Dhamaan Beelaha Somaliland Dega Waxaa Shacabka Ku nool kala qayb qaatay Wasiiro Tiro badan oo ka tirsan Golaha Xukuumada oo ...
4 hours, 23 minutes ago
16
views
Puntlandi ─ Kismaayo– 18 May,2013–Pi–Qolyaha Muqdisho waxay Hilmaameen in IGAD ay haysato liiska Odoyaasha dhaqanka Jubooyinka/Gedo, Ka dib fadeexad Xalay ka dhacdey Xalane, Villa Soomaaliya waxay soo urursheen Odoyaal ay ku sheegeen iney yihiin Isimadii Rasmiga ahaa ee Jubaland, Xubin ka mid ah Gudiga Xaqiiqa raadiska ayaa durba bilaabay inuu magacyada dadka loo keeney inuu ka baaro Liiska rasmiga ah, Waxaana halkaas ka dhacay Ceeb iyo fadeexad markii hal qof laga waayey ...
4 hours, 23 minutes ago
7
views
Oodweyne News
4 hours, 23 minutes ago
5
views
Oodweyne News ─ Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa khudbaddii uu Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Silaanyo uu maant.a ka jeediyey xuskii 18 May:-
4 hours, 23 minutes ago