34
views

DHAGEYSO: DOOD LAGA HADLAYO MAAMUL U SAMEYNTA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA

WAAJIDPRESS – 4 JAN 2013:


Read full story >>

9
views
WidhWidh ─ Wararka caawa ka soo baxay xadhiga lagula kacay Caaqil Siciid Cashuur Abyan ayaa mid la sugayay muddo dheer, waxaana tani ay cashar u tahay raga cuuqasha ah ee faro ku tiriska ah ee ku sugan gudaha magaalada lascanood oo aysantaa beesha Isaaq. Beesha Isaaq ayaa ah kuwo mudo dheer ka shaqaynayay sidii ay ulla wareegi lahayeen Gobolka Sool oo dhan, waxanya illaa hada soo dhaafi lah yahiin magaalada lascanood oo ...
9 hours, 40 minutes ago
12
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 22 May 2013: Xilli khilaafaad daran uu ka dhex taagan yahay hogaanka sare ee Al Shabaab, ayaa waxaa Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud gaaray Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Saraakiil kale. Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo xubnaha uu hogaaminaayo ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay qeybo kamid ah Degmada Ceelbuur, oo ay ku sugan yihiin Saraakiil iyo Ciidan taabacsan. Degmada Ceelbuur ayaa waxaa ku kala sugan Saraakiil iyo Ciidan ...
9 hours, 40 minutes ago
8
views
Raxanreeb ─ RBC (Nairobi) Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo wareysi siiyey idaacada VOA laanteeda afka Soomaaliga ayaa waxa uu maamulka Jubaland ku sheegay wax kama jiraan. Xildhibaanka oo ka warbixinaya xaalada sida uu u arko ayaa waxa uu yiri. “Anaga hada magaaladaanu joognaa anaga oo Federaalka mataleyno oo Kismaayo joogno goobweyn oo 10 Kiiloomitir noo jirto ma tagi karno, Axmad Madoobe, Barre Hiiraale, Maxamed Iftiin iyo Buraalle nimanka Madaxweynenimada Isku Magacaabayna ma ...
9 hours, 40 minutes ago
5
views
Oodweyne News ─ Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Faransiiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya oo fadhigiisu yahay dalka Kenya Etiennce De Poncins oo socdaal rasmi ah ku yimid dalka.
9 hours, 41 minutes ago
3
views
Oodweyne News
9 hours, 41 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ Ceerigabo(OWN) kaddib muddo laba sano iyo wax dheer oo magaalada Ceerigaabo ay ka shaqaynaysey shirkadda laydhka Erigavo Electric Power Compny (EEPCO) waxa si la taaban karo meesha uga baxayey gudcurkii faraha badnaa iyo dhibaatooyinkii uu bulshada ku hayey waxana cid kastaba halkeeda hoy iyo debedba ugu tegey laydhka habeen iyo maalinba joogtada ah, kaasoo awooddiisa awgeedna sababtay cid kastaaba laydh baahideeda dabooli kara in ay hesho sidaas awgeedna xataa shirkadaha ...
9 hours, 41 minutes ago
9
views
Horseed Media ─ Kormeerkaan waxaa ku wehelieyey Qaar kamid ah beerleyada deegaanada Cuun, Shibiraaley & Cadey dheer. Wasiirka ayaa u kuur galey wax soosaaraka beeeraha iyo baahida Qalab ee beerlayeda deegaaankaaas, waxaana uu kulamo la yeeshay dadka Abuurta beeraha iyo dadka ka shaqeeya beeraha. Wuxuu ku saabsanaa kormeerkan in uu wax ka ogaado Baahida ay qabaan beeraleydda deeganadaas, isla mar ahaanataasana wasiirku waxaa [...]
9 hours, 41 minutes ago
9
views
Bartamaha ─ A man was reportedly killed in an attack with a knife and a meat cleaver in London’s Woolwich neighbourhood on Wednesday. In a statement, London’s Metropolitan police commander Simon Letchford said that police have shot two men who had attacked the victim in Woolwich’s John Wilson Street. The Telegraph reports that local MP Nick Raynsford [...]
9 hours, 42 minutes ago
3
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Hargaysa) 22 may, 13–Madaxweynaha maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta magaalada Hargaysa kulan kula qaatay danjiraha dalalka Soomaaliya iyo Kenya u qaabilsan Faransiiska Etienne de Poncins. Wasriirka arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Cabullaahi Cumar oo saxaafadda uga warbixiyay kulanka ayaa sheegay in Siilaanyo iyo Poncins ay ka wada-hadleen cilaaqaadka Somaliland iyo dowladda Faransiiska. Wuxuu sheegay inay isla soo qaadeen sidii mashaariicda iyo kaalmooyinka ay bixiso dowladda Faransiiska loo soo ...
9 hours, 42 minutes ago
5
views
WidhWidh ─ Waxaa saaka ka dhacaya magaalada Taleex xaflad lagu gudoonsiiyay ardaydii ka qalin jabisay dugsiga sare ee magaalada taleex ee arunta maamulka khatumo state oo ah meel taariikhi ah. xafladan ayaa waxaa ka soo qayb galay dhamaan maamul kala duwan ee dagamada Taleex iyo Madaxdhaqmeeyadii ku sugnaa magaaladaas. Dhinaca kale magaalada taleex ayaa u muuqta meel horumar xoogan gaadhay tan iyo intii lagu aasaasay Maamulka Khatumo State ee hada ka shaqaya ...
10 hours, 40 minutes ago