41
views

DHAGEYSO: XILDHIBAAN PROF. DALXA OO KA HADLAYA ARIMAHA JUBOOYINKA

WAAJIDPRESS – 3 JAN 2013:


Read full story >>

4
views
Oodweyne News ─ Warka oo qoran dhowaan ayaad shebekeddan oodweynenews.com ka akhrisan doontaan.   Cabdilaahi Darwiish Oodweynenews.com/Ceerigaabo Office
3 hours, 52 minutes ago
1
views
Marka Cadey Net ─ Barqanimadii maanta ayaa waxaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose gaaray, wefdi ka socday Urur Goboleedka Igad. Wefdigaan ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka Magaalada Kismaayo, iyadoo intii soo dhaweynteedu socotay hakad la geliyay dhaq dhaqaaqii ka soconaayay Garoonka. Xubnaha ka socda Ururka Goboleedka Igad oo uu hogaaminaayo Xoghayaha Guud ee Ururka [...]
3 hours, 52 minutes ago
5
views
Lughaya ─ Borama- Lughaya.com- Waxa maanta si balaadhan looga xusay munaasibada sanad guurada 18 ka May gobolka Awdal gaar ahaaan magaalada Borama-taasi oo ay ka soo qaybgaleen wasiirada wasaaradaha Beeraha, Xanaanada Xoolaha, Warshadaha, agaasimaha guud ee wasaarada qorshaynta, maamulka gobolka , kan degmada Borama cuqaal Salaadiin qurbajoog iyo dadwayne kale oo aad ufarabadnaa Kumanaan ka mid ah ardayda waxkabarata dugiyada sare iyo jaamacadaha, ciidamada milatariga kuwa Boliska ururada haweenka iyo dhalinyarada ayaa ...
3 hours, 53 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Sir Alex ayaa si weyn uga soo horjeestay go`aankii Man City ay xilka kaga qaadeen Roberto Mancini isaga oo carabka ku adkeeyay in talaabdaas ay Man City gadaal u celineyso isla markaana ay saameyn ku yeelaneyso natiijooyinka kooxda ee xilli ciyaareedka dambe. Sir Alex ayaa ku dooday in Mancini uu mudnaa in kooxda la sii [...]
3 hours, 53 minutes ago
2
views
Laacib Net ─ Channel-ka Marca Tv ee dalka Spain ayaa sheegaya in tababaraha Real Madrid Jose Mourinho uu ku sugay garsoorihii hayay ciyaartii xalay Clos Gómez qolka dhar badalashada iyadoo ka dib uu la furay hadal , waxa uuna u jeediyay eedeymo ah in uu qeyb ka ahaa wax yaabaha keenay guul darada Real. Wargeyska Sport ayaa qoraya [...]
3 hours, 53 minutes ago
1
views
Bar Kulan ─ Deputy President William Ruto said the instability in Somalia is piling pressure on Kenya’s security situation. According to Kenya’s Standard newspaper, he spoke when he met Congo Brazzaville President Denis Sassou Nguesso and his Gabon counterpart Ali Bongo separately in their respective countries. The leaders talked about the need to expand the African Union forces [...]
3 hours, 54 minutes ago
1
views
Bar Kulan ─ Dowlada Kenya ayaa dadaal ugu jirta in la kordhiyo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee ku sugan Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Willaim Ruto ayaa sheegay in xasillooni la’aanta ka jirta Soomaaliya ay saameyn ku yeelaneyso xaaladda ammaanka ee dalka Kenya. Ruto ayaa hadalkan jeediyay kaddib markii uu kulamo gooni gooni ah la yeeshay [...]
3 hours, 54 minutes ago
1
views
Balanbal ─ Kismaayo: Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose waxaa gaaray maanta wafdi ballaaran oo ka socda urur goboleedka IGAD, kuwaasoo u socda arrimo xaqiiqo raadin ah oo ku aaddan xiisadda siyaasadeed ee ka aloosan magaaladaas. Wafdiga oo ka soo kicitimay Muqdisho waxaa hoggaaminayo xoghayaha guud ee IGAD Maxbuub Macallin ayaa waxaa garoonka Kismaayo ku soo dhaweeyey madax ka tirsan maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe oo maalmo ka hor sheegay in loo ...
3 hours, 54 minutes ago
9
views
Badweyn ─ Number of View :196Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/Hoose ayaa sheegaya inuu ka dhacay gudaha magaaladaasi Iska hor imaad u dhexeeya Ciidamadda Maamulka gacanta ku haya Magaalada Kismaayo iyo rag hubeysan oo u baablunaa qaab qabiil. Maleeshiyaadka la dagaalay ciidamada Axmed Madoobe ayaa la shegay in ay la soo jeedan Beesha Cowro Maleh oo kamid ah qabiilada ku nool deeganada Jubooyinka. Goob joogayaasha yaa xaqiijiyay in dad ...
3 hours, 54 minutes ago
5
views
Badweyn ─ Number of View :123Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Madaxwaynaha maamulka Soomaaliland, ayaa maanta jeediyay khudbad lagu soo beegay xuska Maalinta 18 ka May. HALKAAN KU DHUFO SI AAD U DHAGEYSATO CODKA SIILAANYO
3 hours, 54 minutes ago