50
views
views
DAAWO: DAAWO MUUQAAL :- Taliyaha ciidanka Xooga dalka & saraakiil kale oo tagay deegaanka Goof Gaduud & 4000 oo askari oo lagu tababaray halkaas
Taliyaha ciidanka Xooga dalka & saraakiil kale oo tagay deegaanka Goof Gaduud & 4000 oo askari oo lagu tababaray halkaas
4000 askari oo Digil iyo Mirifle ah ayaa tababar lagu soo gabagabeeyey deegaanka Goof- Gaduud ee gobolka BAYDHABO iyadoo ay halkaasi ku tababareen ciidamada Itoobiya, habada waxaa uu taliyaya ciidanka xooga dalka ku wareejiyay mushaarkii loogu tala galay ciidanka halkaas ku sugan.
Hadaba muuqaal faah faahsan ka daawo halka hoose:
Up coming
1
views
views
Qurbe Joog ─ London 23May13(SDN) Halkan ka daawao Xafladii 18May ee Jaaliyada Somaliland ee Turkiga ku dhaqan ku soo bandhigeen wacadaraha.Daawasho Wacan
0
views
views
Qurbe Joog ─ London 23May13Halkan ka Daawo SAWIRO xafladii 18-MAY ee SYDNEY-AUSTRALIA iyo sida sharafta badan ee ay uga soo qayb galeen madaxda xisbiga UCID oo kala ah Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng:Faysal Cali Xusen,iyo Xoog hayaha guud ee xisbiga Axmed Aadan Ismaaciil waa “Kayse Guray” iyo Marwo NUURA CIISE OOMAAR oo ah madaxda UCID-UK.
0
views
views
Qurbe Joog ─ Hargaysa 23.May (SDN) Drs, Edna Aadan Ismaaciil oo ah Maamulaha Cisbitaalka Edna Maternity Hospital ee magaalada Hargeysa oo ayaa si Xeel dheer uga Warantay Dhibaatada uu haweenka ku hayo xanuunka isu furanku Gaar ahaan Xiliyada ay Hooyadu ku Jirto Foosha ,iyadoo Cadaysay in Cisbitaal ahaan ay Kharash la’aan wax ugu qabanayaan Haweenka Xaaladahaasi la soo Dersan . Marwo Edna Aadan Waxay Hadalkan ka Jeedisay Xuska Caalamiga ah ee Cidhib tirka ...
1
views
views
Puntlandi ─ Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa soo dhaweeyay go’aanka baarlamaanku uga noqday mooshinkii ka dhanka ahaa dawladda. Waxaa kaloo goluhu ka wada hadleen arrimaha federaalaynta dalka ee la xiriira Jubaland iyo wada xaajoodka Somaliland. Ra’iisal Wasaaraha ayaa saxaafada si toos ah ugala hadlay shacabka Soomaaliyeed kadib markuu dhamaaday shirkii golaha wasiirada. Kadib markuu soo dhaweeyay go,aankii ...
0
views
views
Oodweyne News ─ Waxa la ogaysiinayaa jaaliyadda reer somaliland ee degan Magaaladda Manchester (UK) iyo Nawaaxi-geedda, in maalinta Axadda ah ee bishan May tahay 26ka ay inoo iman doonaan haddii alle yidhaaho, Weftiggi uu hogaaminaayey Madax-Weyne-Ku-Xigeenkii Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Saylici, oo ay weheliyaan:- (1) Wasiirk Difaaca ee Somaliland, (2) Wasiirka Ganacsiga ee Somaliland, (3) Wasiirka Maaliyadda ee somaliland, (4) Mujaahid Mohamed Kaahin, (5) Safiirka Somaliland u fadhiya dalkan Uk. * Waxa laga ...
1
views
views
Oodweyne News ─ Dhamaan waxaan salaamayaa halwadeenada oodweynenews iyo akhristayaasha sharafta leh ee ku xidhan, Hadaba hadii aad u baahantahay guri kiro ah, Wadanka Sweden magalada Göteborg fadlan ku soodir codsigaaga emailkan: amustafe@hotmail.com Mahadsanidin A. Ali
1
views
views
Oodweyne News ─ Garoowe(OWN)- Jaamacada Bariga Afrika ayaa ah Jaamacada ugu da’da weyn uguna balaaran deeganaada Puntland. Sidoo kale JBA waa jaamacada kaliya eel eh kukliyada Caafimaaadka iyo Cisbitaal u gaar ah (teaching hospital). Dhawaan ayaa magaalada Garoowe ee caasumada Puntland waxaa heshiis is afgarad ku kala saxiixday Wasaarada Caafimaadka ee Puntland iyo Jaamacaddda Bariga AfriKa. Heshiiskaas oo labada dhinac ay isku raaceen qodobo dhawr ahaa oo ay ka mid ahaayeeen 1) ...
2
views
views
Oodweyne News ─ WAXAA HAMABLYO DHALASHO FARXADLEH DIRAYA Aabo Iid Sallan Kariye, Mama Casha Xaaji Cabdilaahi Cismaan Habo Nimco Xaaji Cabdilaahi Cismaan Cabdiqadir Eid Sallan & Xaaskii Raxma Xuseen Cabdiraxmaan Iid Salaan & Xaaska Ifraax Xassan Axmed Iid Sallan & Xaaskiisa Fadxiya Nimco Iid Salaan & Odaygeega C/laahi Ismaciil Fadxiya Iid Sallan & Odageega Xasan Axmed Ayaan Iid Sallan & Odaygeega Xabiib Axmed Barwaaqo Iid Sallan & Odaygeega Abshir Jirde Maxamuud ...
4
views
views
Oodweyne News ─ Waxa jira arimo isa soo taraya oo dhamaantood si wayn u dhiiri gelinaya tahriibka waxaana ka mid ah: 1) Kooxo qawlaysato ah oo ka shaqeysta tahriibinta dadka, kuna bixiya lacag iyo wakhti badan siday da’yarta u duufsan lahaayeen, waa shabakado isku xidhan oo xafiisyo ku leh Somaliland, Ethiopia, Erateria, Sudan iyo Libya, warar xogogaal ah ayaa tibaaxaya in kooxanahi ay dhalinyarada ku qaadaan bilaasha ilaa laga gaadhayo dalka Suudaan ...
11
views
views
Oodweyne News ─ Waxay ahayd dhakhtarad Maraykan ah oo dumarka iyo dhalmada ku takhasustay. Waxay tiri: haweeney muslin ah oo fool ah ayaa isbitaalka iigu timid. Dhalmada ka hor ayay xanuunsanaysey. Kolkii rawaxaadaydu soo dhawaatay ayaan u sheegay inaan shaqada ka baxayo oo uu foolin doono nin dhakhtar ah. Kolkaas ayay bilowday oohin iyo qaylo. Waxay lahayd ma doonayo nin!. Waxay tiri arrinteeda waan la yaabay. Ninkeeda ayaa ii sheegay in aan waligeed ...








