30
views

Halkan ka akhriso Joornaalka Hilmilonewsletter.

 

 

 

 

 

 

 

 

Guji sadarka hoos ku qoran. Si uu kuugu soo boxo Joornaalku.

himilonewsletter.web.com

 

http://himilonewsletter.files.wordpress.com/2013/01/majaladii-himilo1.pdf

Read full story >>

1
views
Puntland Voice ─ Muqdisho(PV):-Ciidamada Boliiska iyo kuwa nabad sugida Dowlada ayaa saaka howlgal balaaran ka sameeyay xaafadaha kala duwan ee degmada warta nabada kadib madaafiic 10 gaareysa oo xalay lagu duqeeyay madaxtooyada. Dhalinyaro u badan iskooley ayay saaka ciidamadu soo qabqabteen kuwaasoo loo dhaadhiciyay xarunta danbi baarista ee CID Magaalada Muqdisho.iyadoo saraakiisha nabad sugudu sheegayaan in la baari doono kuwa sida gaarka ah looga shakiyo. Xalay waqti danbe ayay ahayd markii ku dhawaad ...
3 hours ago
2
views
Puntland Voice ─ Banaanbax weyn ayaa ka dhacay dhulka soomaalida ee Kenyaatigu xooga ku heysto halkaasoo ay ku yaalaan xerooyinka qaxootiga Soomaalida kuwa ugu waa weyn. Isu soo baxayaasha ayaa si weyn u taageeray maamulka cusub ee Jubaland kaasoo uu madaxwenaha ka yahay Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sh.axmed Madoobe ),inta badan dadka isku soo baxay ayaa ku dhawaaqayay ereyo taageero ah. Sidoo kale waxay wateen calamada maamulka cusube ee Jubaland iyo kan Puntland, ...
3 hours ago
3
views
Puntland News 24 ─ Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jabriil oo ka mid ah Xildhibaanada mowshinka ka wada Xukuumadda soomaaliya [...]
3 hours ago
5
views
Puntland News 24 ─ Xaalada magaalada Kismaayo ayaa ah mid degan, waxaana mashquul ah madaxda maamulka Jubland iyagoo ku [...]
3 hours ago
3
views
Oodweyne News
3 hours, 1 minute ago
1
views
Oodweyne News ─ Ku: Dhamaan Cida Khayrka Jecel         Waxaa si sharaf xishmad iyo tixgalin mudan ayaa waxaan ka codsanaynaa dhammaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalka dibaddiisa iyo gudihiisaba leh, iyo Aqoonyahannada, Culamaa’ Uddiinka, Ganacsatada, Dhallinyarada, Aqoonyahannada iyo Haweenka Soomaaliyeed oo idilba in ay gacan naxariis leh ka gaystaan kuna tabarucaan wixii karaankooda ah dhisida masaajidka xaafada shacabka, kaasi oo baahi aad u badan loo qabo in masaajid la helo   ...
3 hours, 1 minute ago
3
views
Oodweyne News ─ Qoraal gaaban iyo in yar oo sifooyon ah wata oo lagu xasuusto 18may oo maalin tii qaranimadeena aynu dib ugu soo noqonay kana soo goosanay hungadii aynu ka qaadnay umada kale ee walaala heen ah iyo waxaynu kala kulanay jibadii 60kii iyo dhibkii inaga gaadhay ee aynu gobanimadii aynu ka qaadanay uk aynu ku gaynay xamar sidii laynoo galay taasi oo ay sabab u ahayd jaclka iyo walaaltino qalbigeena k ...
3 hours, 1 minute ago
1
views
Oodweyne News ─ waxaan salaamayaa dhamaan bahda saxaafada qaybaheeda kala duwan inta caafimaadka qabta ee isdultaagta mabaa,diida saxaafada xortaa. waxaan kaloo salaamayaa dhamaan shacabwaynaha somaliland meel kasta oo ay joogaan uguna hambalyeynayaa farxadii 18 may ee inoogu dhamaatay nabada ilaahay baa mahadlee. waxa aan aad ugu faraxsan ahay runtii marka laga yimaado farxadii 18 MAY ,farxada ii raacday markaan maqlay sida nabada wanaagsan ee ay inoogu dhamaatay xuskaa maalintaasi debed iyo gudaba,khaasatan gudaha ...
3 hours, 1 minute ago
1
views
Oodweyne News ─ Hargeysa (OWN) -Ururka Kanava oo in muddo ahba ka wadey xafiiskiisa workshopka la yidhaahdo training life skills kaasi oo ay ugu talo galinee dhalinyarada wax ka barata dugsiyada sare iyo dhexe kuwaasi oo ay mihiimadiisu ahayd sidii dhalinta loo fahan siin lahaa xaqaaqiida nolosha iyo waxyaabaha mihiimka kuna salaysan in aqoon koradhsi kor loogu qaadayo heerka fahanka iyo bulshonimada ee dhalinyarada. Kanava oo ay iskeed u abaabushay ayaa waxay wiigan ...
3 hours, 1 minute ago
1
views
Oodweyne News ─ Jawaab la,aanta xassan sheikh maxamuud, waxay mujinaysaa in dalwadeenu ay kaliya ay iska ilaaliso cida u taagan hormarka iyo hiigsaga dalkooda hooyo , jecelna in dalkooda iyo dadkoodu wuu gaadho hormar , lexejeclana ka qaba dalkooda hooyo. Waxaad moodaa in wasaarada wuu madaxda ka yahay ABIIB TIMACAD ay u taaagan tahay kaliya in ay u jawaaban muwaadiniinta mucaaridka ee reer Somaliland, balse ayna indho iyo afba u lahayn cadowga dibada ...
3 hours, 1 minute ago