36
views

England women footballers secure pay increase

By Alistair Magowan BBC Sport

The England women’s football team have secured a £4,000 pay increase following successful negotiations with the Football Association.

Players are said to be satisfied with the deal, with their central contracts rising from £16,000 to £20,000 a year.

The new package, set to be confirmed in the next few days, also increases the number of hours players can work in secondary jobs to 24 a week.

England players’ part-time jobs

Sophie Bradley – Care worker

Eniola Aluko – Lawyer

Rachel Williams – Plasterer

A liaison committee and a bonus scheme have been introduced.

The 20 players under central contracts have been represented by the Professional Footballers’ Association and were not paid in December while talks took place – though the FA said it always expected a satisfactory resolution.

The union covered the December shortfall and contributed money to the new contracts, which England players earn on top of semi-professional deals with their clubs.

PFA chief Gordon Taylor called the previous package “embarrassing” and England defender Sophie Bradley told BBC Sport that if players earned more money, they would be able to focus on training without the distractions or stress of work.

She also argued that players should be rewarded for the part they had played in English football’s recent success.

If players wish to continue working, the new deal increases the part-time hours they are permitted from 18 to 24 per week.

Google+Share/Bookmark

Read full story >>

1
views
Wehel Media ─ (WMC)Waxaa Maalintii labaad ka soconaya Magaalada Muqdisho xaafada ka mid ah howlgalo amaan sugid ah kaa oo ay wadaan Ciidamada dowlada somaaliya iyo kuwa AMISOM waxa ayna howlgalkaa ka fulinayaan Xaafadaha Siinaay iyo Xaafada Boondheere ee Gobalka Banaadir. Howlgalka ayaa lugu soo waramayaa in lugu qab qabtay dad looga shakisan yahay in taageerayaal u yihiin kooxda Alshabaab kuwaas oo la dhigau Xabsiga sida saraakiisha Ciidamada sheegayan waxana lugu haya Saldhigyada ...
2 hours, 36 minutes ago
6
views
Wehel Media ─ (WMC) Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in habeenkii xalay mid ka mid ah Hoteelada Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshee tira Odayaal ah oo ka mid ah Nabadoonadii soo xulay Golaha Wakiilada Somaaliya . Kulan kaa oo ka dhacay Magaalada muqdisho ayaa la sheegay in odayaasha kulankaa iskugu yimid ku gorfeeyeen mooshinka xilidhibaana ka mid ah Golaha Baarlamanka Xukuumada ka keeneen waxa ayna sheegeen tilaabadaa mid aan waqtigaa ku ...
2 hours, 36 minutes ago
5
views
Wehel Media ─ (WMC) Wasiirka arimaha Dibada Somaaliland Maxamed Cabdullahi ayaa sheegay in Maamulka Somaaliland uusan ogolaan doonin in deeqaha Hay,addaha deeq bixiyaasha bixiyaan loo soo marsiiyo Dowlada Somaaliya waxa uuna sheegay in arintaa ay ka soo hor jeedaan . Wasiirka Waxa uu sheegay in kulan uu la qaatay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Micheal Cervone kaa oo uu sheegay in ay ka wada hadleen sidii Soomaaliland si toos ah taageera u ...
2 hours, 36 minutes ago
1
views
Star Fm ─ Saraakiil sarsare oo dowlada ka tirsan ayaa ka mid ahaa boqolaal kenyan ah oo warbixinta ay u gudbiyeen gudiga runta cadaalada iyo dib u heshiisiinta ee la soo saaray ay ku tilinayso in baaritaan lagu sameeyo . Madaxwayne Kenyatta iyo ku xigeenkiisa William Ruto ayaa ka mid ah madaxda ku xusan warbixinta TJRC gaar ahaan in madaxwaynaha iyo ku xigeenkisa ay lug ku lahaayeen rabshadihii doorashadii 2007dii . warbixinta TJRC ...
2 hours, 36 minutes ago
1
views
Star Fm ─ WASHINGTON (Reuters) - President Barack Obama and his wife, Michelle, will travel to Senegal, South Africa and Tanzania in late June and early July to reinforce US ties with countries in sub-Saharan Africa, the White House said on Monday. “The President will reinforce the importance that the United States places on our deep and growing ties with countries in sub-Saharan Africa, including through expanding economic growth, investment, and trade; strengthening ...
2 hours, 36 minutes ago
3
views
Somali Swiss ─ Yusuf Garabey
2 hours, 36 minutes ago
7
views
Nuxur ─ Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan oo maalmihii la soo dhaafay ay ku soo baxday fadeexad ku aadan in Qoyskiisa ay si sharci daro ah rabeen in ay iskaga dhiibaan Dalka Holland, ayaa la sheegay in ay arinta ka sii dartay. Mursal oo wata Qoyskiisa ayaa maalmo ka hor waxaa laga soo Celiyay Garoonka Amsterdam kadib markii Fiisaha dalku galka ah la sheegay in uu ahaa mid ...
2 hours, 37 minutes ago
1
views
Nuxur ─ Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool magalada Munchen ee dalka Germany in la qaban doono kulan balaaran ee looga hadlayo qabanqaabada xuska munaasabada 1da Luuliyo. Kulanka oo u jeedadiisa tahay in si wadajir ah loo suubiyo xaflad balaaran oo lagu xusayo malinta Calanka Soomaaliya, waxaa dhamaan laga codsanayaa Dadweynaha iney kasoo qeyb galaan si aad fikirkiina noogu biirisaan. Kulanka waxaa la qaban doonaa 31-5-2013 waxaana lagu qaban ...
2 hours, 37 minutes ago
4
views
Nuxur ─ Waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid uu hortago xildhibaannada baarlamaanka si codka kalsoonida loo siiyo xukuumadiisa. Ra’iisal wasaaraha ayaa dhawaan isaga iyo xukuumadiisa laga keenay mooshan ka dhan ah, waxaana xildhibaannada baarlamaan ay ku eedeeyeen xukuumada hadda jirta wax-qabad la’aan iyo ammaan xumo ay ku soo kordhisay dalka. Ma cadda sida ay wax noqon doonaan, balse waxaa la lee yahay waxaa ...
2 hours, 37 minutes ago
8
views
Nuxur ─ Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ay doonayso in looga dambeeyo Maamul U sameynta Gobollada Jubbooyinka dowladda Soomaaliya. Afhayeenka Ra’isal Wasaaraha dalka Ethiopia oo la hadlayay V.O.A da ayaa waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan la jirin dhinac gaar ah oo ku aadan Maamullada dhawaan looga dhawaaqay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Afhayeenka oo hadalkiisa sii wata ayaa tilmaamay In loo baahanyahay kaliya in dowladda Soomaaliya lagu gacansiiyo ...
2 hours, 37 minutes ago