29
views

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo gaaray Degmada Saylac oo Rabashado ay ka dhaceen

Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland, Maxamed Nuur Carraale (Duur) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Saylac oo ay dhawaan ka dhaceen rabshado  sababay khasaare nafeed oo dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.

Inkastoo aan illaa hadda xog faahfaahsan laga hayn socdaalkan ayaa haddan waxay wararku sheegayaan inuu wasiirku u tagay halkaas sidii uu ku qaboojin lahaa xiisadihii ka dhashay mudaaharaadyada khasaraha nafeed dhaliyay.

Socdaalka wasiirku ayaa wuxuu kusoo beegmayaa xilli ay kasoo wereegtay shan casho markii dad lugu laayay degmada Saylac oo ay xukuumaddu aysn kasoo saarin wax hadal ah.

Rabshadaha ka dhacay Saylac ayaa ka dhashay doorashooyinka oo si aad ah loogu murmay, iyadoo dadka shacabka ahna ay muddo hortaagnaayeen in laga qaado degmadaas sanaadiiqdii codbixinta oo ay shacabku tuhmayeen in la musuqmaasuqay.

Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa inay berri oo Salaaso ah billaabaan wadahadallo ku saabsan sidii xal looga gaari lahaa rabshadihii dhacay iyo wixii dhaliyay.

Haddanaha HOL waxay idiin ballanqaadaysaa inay si faahfaahsan idin kula socodsiin doonto wadahadalladaas iyo wixii kasoo baxa, iyadoo la ogyahay in wasiirku uusan weli ka hadlin socdaalkiisa.

Wixii ka soo baxa socdaalka wasiirka kala soco idhanka.

Source-Hol

Read full story >>

6
views
Raxanreeb ─ _________________________ Cismaan Turaabi Use Facebook to Comment on this Post
10 hours, 57 minutes ago
9
views
Oodweyne News ─ Safiirka Faransiiska u qaabilsan Somaliland iyo Somalia oo fadhigiisu yahay dalka Kenya Ambassador Etiennce De Poncins oo shalay Socdaal ku yimid Somaliland ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), kaas oo sheegay in dalkiisu uu meeqaam sare ku soo dhaweyn doono mar kasta oo Madaxweyne Siilaanyo Ajandihiisa ku darsado socdaal uu ku tago Paris. Waxaanu intaasi ku daray inay jiraan Dane Dhaqaale oo Shirkadaha Faransiisku ay ka ...
10 hours, 57 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ Burco(OWN)–Wasaaradda ciyaaraha Somaliland ayaa magaalada Burco ka dhex bilawday olole xasaradaysan oo khatar ku ah nabad-gelyada gobolkaasi oo ay iskaga horkeenayaan bahda Isboortiga gobolka Togdheer.   Ololahan oo ay masuuliyiinta Wasaaradda ciyaaraha gobolkaasi ay ku kala qaybiyeen kooxaha isboortiga gobolka Togdheer ayaa khilaaf horleh ka dhex kiciyay ciyaartoyga magaalada Burco ,kaasi oo laga cabsi qabo in uu magaaladaasi arimo nabad-gelyo daro ka dhex qarxiyo iyo guuldarooyin dhinaca ciyaaraha ah . ...
10 hours, 57 minutes ago
7
views
Ciyaaro ─ UEFA announced on Friday that the winners of the Europa League will be awarded a place in the Champions League from 2015. The move is designed to boost the profile of European football’s second-rate tournament which was won by Chelsea earlier this month. The Blues saw off the challenge from Benfica after Branislav Ivanovic headed home an injury-time winner to seal a 2-1 victory over the Portuguese side. Winners: Chelsea ...
10 hours, 58 minutes ago
7
views
Ciyaaro ─ Lionel Messi oo isagoo 13 sano jir ah ku soo biiray Barcelona, isla markaana 4 sano oo isku xigta ku guuleystay abaalmarinta adduunka FIFA ee Ballon d’Or laga soo bilaabo 2009 ayaa wuxuu ku rajo weynyahay inuu mar noloshiisa ka mid ah uu koobka adduunka la qaado xulkiisa Argentina. Barca wuxuu la qaaday 3 Champions League – 6 koob oo horyaalka La Liga ah. sanadkii tagay wuxuuu noqday ninkii ugu ...
10 hours, 58 minutes ago
4
views
Ciyaaro ─ Tababaraha Togo Didier Six ayaa ku hanjabay inuu shaqada ka tagi doono hadii xiriirka kubadda cagta ee dalkaasi aysan siin lacagaha uu ku leeyahay oo gaaraya $128,000. Six ayaa ku andacooday inuu lacagahaasi qarash gareeyay safarkiisii Yurub ee uu ciyaartoyda ku raadinayay laakiin taas waxaa ka diiday xiriirka Togo. Xiriirka Togo afhayeen u hadlay wuxuu sheegay in Six uu keeno magacyada ciyaartoydii uu aaday xilligii uu lacagahaasi qarash gareeyay. “Runtii ...
10 hours, 58 minutes ago
28
views
WidhWidh ─ Ninkaan oo lagu magacabo Maxamed Ladiif oo ku nool Gobalka Kashmiir ee Dalka India oo ah 32 sano jir ayaa dhashay asigoo wajigiisa ay ku yaalan wax yar oo hilibo ah oo aan u ekayn sida uu maanta u muuqdo. Balse uu ku sii weynaaday oo uu daboolay dhamaan wajigiisa oo idil ilaa uu gaaro in uu wax arki waayo oo uu aragii ka qariyaan hilbaha wajigiisa ku yaala. Ninkaan ...
11 hours, 56 minutes ago
13
views
WidhWidh ─ Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia. Madaxweyne Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku sii sagootiyay guddoomiyaha baarlamanka ahna ku simahada Madaxweynaha, R/wasaaraha dalka, xubno ka tirsan labada gole iyo saraakiil ciidan. Afhayeenka madaxweynaha C/raxmaan Cumar Cusmaan “Yariisoow” ...
11 hours, 56 minutes ago
37
views
WidhWidh ─ Xasbunalaah Muuqaalkaani oo ah mid kamidaa mucjisooyinka rabaaniga ah ayaa waxaa uu yahay in xayawaanka maska uu isku badalay dhagax. Dhagaxa oo markii dab lagu dhajiy noqonaya muuqaal kaduwan kii sii hore iskuna badalaya mas xasbunalaah waan arin si toos ah oo aan wax in dhu sarcada kujirin kana midaa mucjisoo yinka rabaanigaa ee Alle awoodiisa ah Daawo Muuqaalak kaa yaabind oona oo ah Maska isku badalay dhagax subxaanalaah Halkan ...
11 hours, 56 minutes ago
4
views
VOA Somali ─ Barnaamijka Dhakhtarka Waydii waxaa todobaadkan marti ku ah Dr. Cabdulqaadir Xuseen Warsame oo isbitaalka Tawakal ee magaalada Nairbi u qaabilsan xanuunada ku dhaca maskaxda, waana qeybtii seddexaad.
11 hours, 56 minutes ago