23
views

Warkii habeenimo, maalintii sadeexaad oo ay sii socoto dabaaldegyada daafaha dunida ee Khaatumo, warbixino &Waraysiyo dheeraad ah,{Dhagayso Radiokhaatumo}.

    HALKAN KA DHAGAYSO WARKII HABEENIMO.

Read full story >>

6
views
Oodweyne News ─   KU: URUURKA SAXAFIYIINTA SOMALILAND KU: URUURKA MAREEGAHA SOMALILAND OG: WASAARADDA WARFAFIINTA IYO DHAQAANKA   UJEEDO: HANBALYO       Waxaan aad iyo aad idiinku bogaadinaynaa sida wanaagsan ee aad uga qaayb qadateen difaaca iyo tageerida qadiyadeena oo aad meel uga soo wada jesateen cadawgeena Warbahiinta inagu soo weeraraaya. Xamar ma soo gaadhayso Hargeeysa, lakiin wax ay ku soo gadhaysa waa Warbahiintooda oo ay ugu horayso VOA,BBC, iyo wixii soo ...
8 hours, 35 minutes ago
6
views
Oodweyne News ─ dawlada kasta oo timaada waxa iska cad inay jiraan dad caadaysta boobka hantida umada,iyagoo adeegsanaya awooda markaasi ay isku haleynayaan,hadaba xukuumada siilaanyo ayaa waxaa ku jira xubno sidaasi oo kale ah oo inta badan u hanqal taagaya sidii ay xoolaha umada u boobi lahaayeen,inkasta oo aan la soo koobi kari dadka sida xun u isticmaalaya awooda kursiga hadana waxaynu ka xusi karnaa masuuliyiinta ugu awooda badan xukuumada kuwaasi oo isku ...
8 hours, 35 minutes ago
5
views
Oodweyne News ─ deegaameynta ka socota berbera iyo nawaaxigeeda iyo qaar ka mid ah gobolada kale ee somaliland-ba waxay ku eekaan lahayd mudada yar ee ka hadhsan waqtigii siilaanyo la doortay waxaaba se taa ka sii daran madaxweyne siilaanyahan umadii dooratay laga qarinaayo si aan loo ogaanin xaaladiisa dhabta ah,iyada oo dadka arimahan u dhuun daloolaana ay arintan ku macneynayaan in uu siilaanyo maanta taagan yahay halkii ninkii codka wanaagsanaa ee aan maskax ...
8 hours, 35 minutes ago
6
views
Oodweyne News ─ Dhamaan Jaliyada Somaliland ee Magaalada Sheffield, magalada Manchester, iyo caasimada Jamahuuriyada Somaliland ee Hargaysa gaar ahaan xaafada Sheekh Madar waxay Hambalyo iyo duco aan la soo koobi karin hawada u dhaxaysa SHeffield,Manchester iyo Hargaysa u dirayaan Qoyska Cusub ee XUSEEN JAMAC YUSUF IYO UBAX CABDI CILMI oo Meherkoodu uu ka dhacay magaalada Hargaysa todobaadkan . Waxaanu ilaahay uga baryaynaa in uu ka yeelo qoyskii lagu farxo baaraka laahu fiikum……..Waxaa si ...
8 hours, 35 minutes ago
14
views
Oodweyne News ─ Aad buu u jeclaa, indhihiisana way ku weynayd. Maalinkii dambe ayaa geed aqalkiisa u dhow shirweyne lagu qabtay. Guurtidiina goor hore ayay geedkii soo gabratay, gartii iyo arrimihii kale ee la gorfayn lahaana horaa laga guda-galay. Intii raggu isu soo aruurayey iyo intii la garramayeyba wuxuu ku maqanaa Alle-macadaabadii oo agagaarka guriga marna maqal ay oodda ka qaaday eryeysa, marna arrimo kale u socsocota. Wuxuu isha la raaco sii socodkeeda ...
8 hours, 35 minutes ago
11
views
Oodweyne News ─ Waxaa Marti Sharaf Ku ahaa Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, Mudane Ramaax, Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland ee USA Mudane Eng. Xaashi. Mujaahid Muuse Biixi oo Qudbad dadkii qiiro galisay, halkaas ka jeediyay, isagagoo ka sheekeeyay halgankii SNM, waano iyo wacyi galina usoo jeediyay jiilka cusub, ee dhalinyarada. Mudane Ramaax oo isaguna Fariin u Diray, madaxwaynaha xaafada yaaqshid, una sheegay in jiritaanka somaliland aanu gorgortan galayn marnaba, adiga oo kaare ku dhex dhuumanayana, ...
8 hours, 35 minutes ago
6
views
Oodweyne News ─ Wali waxaynu badhtanka kaga jirnaa qormooyinkeenii ayu ku soo qaadanaynay siday ururadii tartamay ay u arkeen doorashada, isku aragtina ay ka qaateen kuwii soo baxay iyo kuwii hadhayba. Waxaynu ugu horaysiinay ururada,Umada iyo Xaqsoor oo iyagu la filayay in ay soo baxaan wacdarana ay dhigi doonaan,xukuumadana ay aad u xafiil tami jireen oo aad ka arkaysid marii la musuqmaasuqay doorashada in ay istaageen meel aad u fog, madaxweynahana ay ku ...
8 hours, 35 minutes ago
10
views
Horseed Media ─ Dilkan waxaa geystay labo nin oo madow oo la sheegay inay muslimiin yihiin, kuwaasi oo dilay mid kamid ah Askarta Militari ah oo kusii jeeday xarunta Militariga ku leeyihiin xaafadaasi. Dilkan ayaa noqday mid argagax ku rida shacabka, waxaana la yaab noqotay nimanka dilka geystay oo ku hubeysnaa faasas iyo mindiyo ay shacabkii halkaasi taagnaa u sheegeen in dagaalkan uu [...]
8 hours, 36 minutes ago
9
views
Awdal Press ─ Somaliland waxaa mudooyinkan dambe soo foodsaaray majare habaw siyaasadeed, arintan ayaana imanaysa xili bulshadu ay ku jirto xaalado adag oo ay hadheeyeen duruufo dhaqaale,Sixir barar, shaqo la’aan iyo Tahriib faro ba’as ku haya dhalintii soo kacaysay. Hogaanka Somaliland majaraha u haya ayaa ku masquulsan hanti urursi iyo siyaasad la odhan karo dalkii wuxuu gacanta u galay koox qawlaysato ah, waxaa dalka ka abuurmay dabaqado kala sareeya oo aan hore u ...
8 hours, 37 minutes ago
5
views
Xargaga ─ Ciyaar kubada cagta ah oo dhexmartay laba kooxood oo ka mida agoomaha Ceergaabo,Dhaqaalaynta agoonta waxay ka mid tahay akhlaaqda ugu wanaagsan islaamka ee rasuulka (S.C.W)
9 hours, 35 minutes ago