34
views
views
Up coming
1
views
views
Marka Cadey Net ─ Rag bistoolado ku hubeysan ayaa waxay goor dhaw oo caawa ah, ay Magaalada Muqdisho ku qaarajiyeen nin dhalinyaro ah, oo aan la garaneyn ujeedadii ka dambeysay inay dilaan. Xilli ninkaan dhalinyarada ah uu ka soo kacay maqaaxi shaaha laga cabo oo ku taala agagaaraha Shirkadda Nation Link ee Degmada Warta Nabadda, ayaa waxaa soo weeraray [...]
5
views
views
Mareeg ─ 18/05/2013
12
views
views
Horufadhi ─ Siyaasiga weyn ee Hilowlle Aadan oo kasoojeeda Gedo, kana mid ah dadkii u tartamayey madaxtinimada dawladda Jubbaland , wuxuuna sheegay in afka Xasan CUlusow uusan ahayn mid qaranimo ee uu yahay mid qabiilnimo. HALKAN KA DHAGAYSO. Horufadhi.com@gmail.com
13
views
views
Horufadhi ─ Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb galay Munaasibad balaaran oo lagu furayay Mashaariic ay dowladda Turkigu ka fulisay Magaalada Muqdisho, Ayaa intaa kadib ka hadlay arimo kala duwan waxa uuna ugu horayn madaxweynuhu ka hadalay arimha Jubbooyinka Sidoo Kale Waxaa uu kahadlay arimaha gobolada waqooyi Galbeed ee la baxay Soomaaliland ayaa sheegay in la [...]
6
views
views
Horufadhi ─ Waxaa tvga SNM ee ku hadla afka jabhada Siilaanyo madaxda ka yahay toos looga daawanaya hadalada caadifadaysan ee Soomaalidiinimada, midnimo diidnimada iyo kala Irdheynta shacabka Soomaaliyeed xanbaarsan ee ka soconaya daafaha dunida, taasoo ay ku xusayaan maalintii ay Soomaali ka diideen qabiilka Isaaq. Waxaa wax si toos ah hoos ugaga qoran waxaa Live kan fududeeyey [...]
8
views
views
Horufadhi ─ Magaalada Muqdisho waxaa shir jaraa’id goor dhawayd ku qabtay in ka badan 110 xildhibaan oo ka tirsan golaha shacabka Soomaaliyee,kuwaasoo maanta laga hor istaagay inay ku shiraan hotel ka mid ah kuwa magaalada MUqdisho ayadoo qadadiina laga joojiyey. Qaar ka mid ah xildhibaanada oow arbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay xaaladan keenayso isdii barlamaankii hore [...]
10
views
views
Harowo ─ DHAGEYSO KHUDBADA MADAXWEYNAHA
7
views
views
BBC Somali ─
7
views
views
Bar Kulan ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa sheegay in midnimada Soomaaliya ay tahay muqaddas, si kasta oo lagu helayana ay dowladda Soomaaliya ku raadineyso. Madaxweynaha oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegya in dowladda ay diyaar u tahay inay si wada-hadal iyo nabad ah ku raadiso midnimada shacabka Soomaliyeed. Wuxuu sheegay inay [...]
2
views
views
Bar Kulan ─ Barnaamij uu maamulka Puntland kula xisaabtamayo hay’adaha samafalka ee ka hawlgala Puntland oo soconayey dhawrkii cisho ee tagay ayaa maraya heer gaba-gabo ah. Barnaamijkan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland, kana socda xarunta wasaaraddaas ee Garoowe ayaa waxaa lugula xisaabtamayaa in ka badan 50 hay’adood oo dhammaantood ka hawlgala [...]
