11
views

Afhayeenka Al-Shabaab Oo Ka Hadlay Howlgalkii Fashilmay ee ay Kumaandoosta Faransiisku ka fuliyeen Degmada Buulo-Mareer

Afhayeenka  Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ( Sh.Cali Dheere) oo galabta Shir Jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay Howlgalkii Fashilmay ee ay Kumaandoosta Faransiisku ka fuliyeen Degmada Buulo-Mareer iyo Dagaalka ay hada ka wadaan Wadanka Mali.

 

Sh.Cali Dheere ayaa sheegay in ay Faransiiska kaga adkaadeen Weerarkii uu kusoo qaaday Buulo-Mareer aya afka Ciida u dareen Askartooda  iyo Sarkaalkii hogaaminayay, dhegaysi wacan:-

 

AMA HALKAN KA DHAGAYSO

 

Read full story >>

7
views
Marka Cadey Net ─ Ilma yar oo mucjiso ah ayaa lagu soo waramayaa in uu ku dhashay magaalada Laascaanood, ayadoo ilmahani sida la sheegayo uu ka mid yahay ilmo aad loola yaabay oo mucjisooyin rabbaani ah wata oo sanadahiii danbe ku dhalanayay magaalada Laascaanood. Cunugaan oo marka aad daawato sawiradiisa aad dareemi doonto naxdin iyo murugo ayaa la sheegayaa [...]
2 hours, 12 minutes ago
2
views
Marka Cadey Net ─ Fannaanada Zahuur Axmad Rooble ayaa soo saartay hees cusub oo la magac baxday Joog Dheere, waxaana miraha heestaan sameeyay Xuseen Shire Jaamac (Ciyaar Jecel), muusikadana waxaa saaray Maxamed karaama. Zahuur Axmed oo looga bartay muuqaal indha qabad leh oo ragga aan ka jeesan karin, taasoo ka dhigtay in Fannaanada ay durba heesaheeda iyo hadal heynta [...]
2 hours, 12 minutes ago
3
views
Marka Cadey Net ─ Nin midi ama qalabka afka leh ee Kartoonada lagu jeexo laad laadinaya, ayaa qoorta kaga muday askari Faransiis ah oo ku sugnaa meel u dhow xaruunta dalkaas ee Paris. Afhayeenka Booliska Faransiiska, ayaa sabtidii shalay sheegay tilmaamaha ninkii weerarka geystay. Madaxweynaha Faransiiska Hollande, ayaa sheegay in maamulkiisa uu ku raad joogo ninkii weerarka geystay,islamarkaasna uu [...]
2 hours, 12 minutes ago
2
views
Marka Cadey Net ─ Heesaaga caanka ah ee reer Canada asal ahaantiisuna yahay Soomaaliya ayaa waxa uu Soomaaliya ku sameynayaa Film caalami oo ka hadlaayo Soomaaliya iyo dhibaatootinkeeda, Filmkaan ayaa waxa loogu magac daray Maano. Dhawaan ayaa la filayaa in filimkaan cusub uu hawada soo galo, ayadoo la sheegay in uu filimkani yahay mid xiiso gooni ah leh. Knaan [...]
2 hours, 12 minutes ago
2
views
Laacib Net ─ Tababaraha kooxda Borussia Dortmund Jurgen Klopp ayaa u badiyay sababta kooxdiisa looga badiyay kulanki xalay ee finaalka Champions League uu yahay daal hareeyay ciyaartooydiisa 15-kii daqiiqo ee ugu dambeeysay . Kulan wareedkii ka dambeeyay ciyaartaas ayuu Klopp yiri ” marka hore waa in aan u hambalyeeynaa Munich guusha ay gaareen , guul daradaas ma aha [...]
2 hours, 12 minutes ago
1
views
Badweyn ─ Number of View :131Maxamed Cumar Geddi oo kamid ahaa Xildhibaanadii hore ee Baarlamaankii KMG ahaa kana soo jeeda deegaanada Jubbooyinka ayaa ugu baaqay dhinacyaada Jubaland guud ahaan in ay u hogaansamaan dib u heshiisiinta.   HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA
2 hours, 13 minutes ago
6
views
Badweyn ─ Number of View :17Taageerasyaasha Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa kulan ay yeesheen ku taageeray Maamulka Axmed Madoobe, baaqna ugu diray Dowladda Federaal-ka. HALKAAN KU DHUFO SI AAD U DHAGEYSATO
2 hours, 13 minutes ago
2
views
Aaran News ─ Dowladda Ciraaq ayaa ka hadashay arrimaha dalka Soomaaliya markii ugu horeysay ayaa waxay sheegtay inay u soo jeesatay sidii ay kaalin wax ku ool ah uga qaadan laheyd nabad ku soo dabaalidda Soomaaliya iyo dhismaha ciidamada dowladda Soomaaliya qeybahooda kala duwan iyo inay mashaariicyo kala duwan ka fulin doonto Muqdisho. Wasaaradda dhinaca dhismaha iyo deegaameynta dowladda dalka Ciraaq ayaa sheegtay inay si toos ah u bilaabi doonto 3-mashruuc oo la ...
2 hours, 13 minutes ago
2
views
Aaran News ─ Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo ka mid ahaa Madaxweynayaashii ka qeybgalay shir madaxeedkii IGAD ee Addis Aababa lagu qabtay ayaa khubad uu kulanka ka jeediyay ka sheegay in dowladdiisu ay dowladda Soomaaliya gacan ka siineyso sidii ay maamul iyada ugu magacaabi laheyd gobolada Jubbooyinka iyo gobolada kale ee dalka Soomaaliya ee ay dowladdu maamusho. Madaxweyne Uhuru Kenyatta waxaa kale oo uu sheegay in ciidamada Kenya ee ku sugan magaalada ...
2 hours, 13 minutes ago
6
views
Wehel Media ─ (WMC) Wararka ka imaanaya Magalada Balad Wayne ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in howlgalo iska kaa shanayaan Ciidamada dowlada Gobalka iyo kuwa AMISOM ku xir xireen tira dad ah oo looga shaki qabo in xariir la leeyihin Uruurka Alshabaab. Howgalkaa oo ahaa mid si gaadmo ah looga fuliyay Xaafadaha ku yaala Galbeeedka Magaalada ayaa bartilmaameed looga dhigtay laba guri oo halkaa ku yaalay sida uu sheegay Sargaal ka tirsan Maamulka ...
3 hours, 12 minutes ago