51
views

Ururka Al-shabaab oo soo bandhigay meydkii Askarigii Faransiiska ahaa

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa bogga ay Twitter-ka ku leedahay ku soo bandhigtay galabta meydka askari ay [...]

Read full story >>

2
views
Lughaya ─ LUGHAYA SPORTS- Frank Lampard ayaa si faahfaahsan uga hadlay doorkii tababare Rafa Benitez ee kooxda Chelsea. Ciyaaryahanka heysta rikoorka gooldhalinta Blues ayaa si qotodheer uga hadlay xiriirkii uu la lahaa tababaraha ka sii tagaya Stamford Bridge. Lampard aaana qirtay inuu lix bilood oo adag la qaatay tababarihii hore ee Liverpool intii ay wada shaqeynayeen. Wareysi gaar ah uu siiyay jariirada The Sun, Lampard ayaa yiri: “Waxaa jira tababarayaal qaar oo ...
1 hour, 59 minutes ago
1
views
Lughaya ─ Muqdisho(LUGHAYA.COM) Raysalwasaraha dowlada federalka somaliy mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta kulan la yeeshay wafti balaadhan oo uu hor kacayo safiirka midowga Afrika ee somaliya mudane Maxamad Saalax Anaadif iyo waliba xubno kale oo ka tirsan sakiisha sar sare ee ciidamada nabad ilaalinta somaliya ee AMISOM. Kulanka dhex maray labada masuul ayaa waxa lagu eegayay xaaladaha amaanka iyo horumarka ee ay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada federalka somaliya oo ...
1 hour, 59 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Sir Alex Ferguson ayaa qaadan doona 100 kun ginni maalintii doorka cusub ee dhanka maamulka iyo ambassador-nimada ee uu u qabanayo Manchester United, waxaana uu heshiiskaas qaaliga ah uga mahadcelinayaan wiilkiisa oo u soo dhameeyay sida ay ku warameyso Daily Mail. Ferguson ayaa sannadkii la siin doonaa 2 milyan ginni 20 maalmood oo uu sannadka [...]
1 hour, 59 minutes ago
1
views
Horseed Media ─ Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la yeeshay wakiilka ayaa waxaa diirada lagu saarayey arrimaha amniga iyo horumarada ay ka sameeyeen ciidanka Amisom iyo kuwa dowladda dagaalka ay kula jiraan kooxda xag-jirka ah ee Alshabab. Markii uu soo idlaaday kulanku waxaa saxafada si wada jir ah ula hadlay Ra’iisul Wasaaraha iyo wakiil Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya.“Soomaaliya waxay xubin muhiim ah ka tahay [...]
2 hours ago
3
views
Horseed Media ─ Dawladda Ay aqoonsiga siiyeen Reer Galbeedka dunnida ku aram ku taagleeya ee ay ugu yeereen waa dawlad Soomaaliyeed bal taasu ay xaqiiqda ka fog tahay maddaama dawladda Villa Soomaaliya fadhigeeddu yahay ay ku dhisan tahay qabyaalad, qabyaalad ku dhisnaanshaheeddu waxa uu meesha ka saarayaa in ay ahaato dawlad danta dalka Soomaaliya qabata, qeexiddeeduna tahay magac u yaal madax maal [...]
2 hours ago
1
views
Bar Kulan ─ 2013-05-22-barnaamijka-deegaanka
2 hours, 2 minutes ago
1
views
Bar Kulan ─ Maleeshiyada Al-Shabaab oo saaka weerar ku qaaday deegaannada Duduma-Qaris iyo Saba-Xume ee gobolka Hiiraan ayaa la sheegayaa inay deegaannadaas ku dileen dad shacab ah, iyagoo sidoo kalena lagu eedeeyay inay dhac u geysatay xoolo ay lahaayeen qaar ka tirsan dadka ku dhaqan deegaannadaas. Deegaanka Dudumo-Qaris ayaa maleeshiyadu waxay ku dileen afar qof oo uu ka [...]
2 hours, 2 minutes ago
1
views
Bar Kulan ─ Al-Shabaab militant group is reported to have raided Duduma-Qaris and Saba-Hume areas, located in the north-western side Beled-Weyne town of Hiiraan region in central Somalia, and looting civilians properties. The Al-Qaeda-linked group killed at least four civilians in Duduma-Qaris area including a traditional elder dubbed Hussein Aden Torri who was about 90 years old while [...]
2 hours, 2 minutes ago
4
views
Bar Kulan ─ Barnaamijka Horumarinta Bulshada waxaan toddobaadkan uga hadleynaa doorka warbaahinta ee horumarinta bulshada. Sahra Cabdullaahi Ciise iyo Faarax Maxamed Cabdi oo ka mid ah weriyeyaasha Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool ayaan ku wareysaneynaa barnaamijka. Hoos ka dhageyso barnaamijka oo dhammeystiran. 2013-05-22-barnaamijka-horumarinta-bulshada
2 hours, 2 minutes ago
1
views
Bar Kulan ─ Darsiga diinta waxaan maanta ku soo qaadanaynaa la xisaabtanka nafta, waxaana soo jeedinaya Sheekh Shardi Mire Maxamuud, Darsiga oo dhammeystiran halkan hoose ka dhageyso. 2013-05-22-la-xisaabtanka-naftaada  
2 hours, 2 minutes ago